Sida Muqdisho looga dareemey tallaabo ay qaadeen Ciidanka Dowladda?

0
Friday April 10, 2020 - 20:10:15 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sida Muqdisho looga dareemey tallaabo ay qaadeen Ciidanka Dowladda?

    Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho ka bilaabeen qorshooyin dhowr ah oo looga hortagayo faafida Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay Soomaaliya. Ciidamada ayaa Maanta xirey masaajidyo dhowr ah oo ku yaalla Magaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho ka bilaabeen qorshooyin dhowr ah oo looga hortagayo faafida Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay Soomaaliya. Ciidamada ayaa Maanta xirey masaajidyo dhowr ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaas oo aan lagu dukan salaadii Jimcaha,kaidb markii ay Ciidamadu tageen Masaajidyada,hayeeshee uusan jirin amar kasoo baxey dowladda ee lagu xirayay. Dhinaca kale Ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay isla Maanta meelo kamid ah wadada Maka Almukarama waxaa ay ka bilaabeen in dadka ay ka eryan Goobaha Ganacsiga,iyaga oo u sheegayay inay guryahooda dib ugu laabtaan. Hadaba tallaabooyinka ay Maanta oo Jicmaha qaadeen Ciidanka Dowladda ayaa waxaa ka hadley Shacabka Magaalada Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip