Wararka

Xog: Maxay Axmed Madobe iyo Saciid Deni ka dalbadeen xubnaha beesha caalamka?

0 Visits: 230 | Wednesday September 02, 2020 - 08:35:21
Xog dheeri ah ayaa kasoo baxaysa kulamadii shalay ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland iyo qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka u jooga Soomaaliya. Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa marka hore si kala gooni ah ula kulmay safiirka Mareykanka, kadibna la shiray…

Read More »

Sidee xafiiska Mahdi Guuleed ugu lug yeeshay in la xiro xafiiska Visa bixinta Turkiga?

0 Visits: 265 | Wednesday September 02, 2020 - 07:25:06
Waxaa soo shaac baxaya sababo kala duwan oo sababay in genii ahaanba la joojiyo howlihii xafiiska Visa bixinta Turkiga ee magaalada Muqdisho ee "MZ Visa" kadib markii muran uu ka dhashay shaqaale qaab masuq maasuq ah looga keenay xafiiska magaalada Hargeysa laguna badalay kuwii ka howlgalayay…

Read More »

Weerar Gaari Looga gubay ciidanka dowladda oo Ka Dhacay Duleedka Awdheegle

0 Visits: 221 | Tuesday September 01, 2020 - 20:41:06
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

CC Shakuur "Safiirka Maraykanka waxaa uu jebiyey habraacii amni iyo kii COVID-19 ee laga doonayey"

0 Visits: 237 | Tuesday September 01, 2020 - 20:37:55
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa eedeyn kulul usoo jeediyay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya iyo Madaxda dowladda ee Maanta ka qayb qaatay soo dhaweynta Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Cabdiraxmaan cabdi Shakuur ayaa kasoo degay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxana…

Read More »

Siyaarada Waliyulaahi Sheekh C/Raxmaan Cabdi Celi waa Xus Diimeed loo Siman Yahay!!!.

0 Visits: 1702 | Tuesday September 01, 2020 - 19:29:22
Sannad walba marka la gaaro Bisha koowad (1) ee Hijriyad Islaamka ee loo yaqaano Muxaram ama Zek, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca Siyaarada Caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIKHI.

Read More »

Qodobada Deni iyo Axmed Madoobe ay doonayaan in laga badalo heshiiskii Dhuusamareeb 3

0 Visits: 269 | Tuesday September 01, 2020 - 19:24:03
Magaalada Muqdisho maanta waxaa soo gaaray madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland (Axmed Madoobe iyo Saciid Deni) kadib cadaadis uga yimid beesha caalamka waxey shir la yeelan doonaan dowladda dhexe. Labadaan madaxweyne waxey qaadaceen ka qeybgalka shirkii dhuusamareeb wajigiisa saddexaad,…

Read More »

Qaramada Midoobey oo soo dhaweysay heshiiskii ay wada gaareen dhinacyada Suudaan

0 Visits: 215 | Tuesday September 01, 2020 - 19:12:02
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa soo dhoweeyayheshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan,gaar ahaan Magaalada Jubba. Xoghayaha Guud ayaa hadal uu soo saaray uga mahadceliyay dadka reer Suudaan heshiiska…

Read More »

Facebook oo hanjabaad u dirtay macaamiisheeda

0 Visits: 252 | Tuesday September 01, 2020 - 18:40:37
Facebook ayaa ku hanjabay in macaamiishiisa ku sugan Australia uu ka mamnuuci doono inay warka iskula wadaagaan bartaasi, xilli uu diyaarinayo sharci cusub oo ku qasbaya inuu lacag ku bixiyo warbixinnada ay macaamiishu ku soo daabacaan barta. Hay`adaha maamula shirkadaha ayaa ka doonaya shirkadaha sida…

Read More »

Madaxweynaha Venezuela oo raadinaya dad lagu tijaabiyo tallaalka coronavirus

0 Visits: 248 | Tuesday September 01, 2020 - 18:28:42
Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, ayaa shaaca ka qaaday in uu raadin doono dad si mutadawacnimo ah loogu tijaabiya tallaalka fayraska Covid-19 ee uu soo saaray Ruushka. Ruushka waa dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah ugu dhawaaqo in uu helay tallaalka cudurka coronavirus. Hase ahaate tallaalkan…

Read More »

Beyle oo ururka Jaamacadda carabta kala hadlay Arrimaha deyn cafinta

0 Visits: 264 | Tuesday September 01, 2020 - 18:25:35
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in uu maanta kulan la yeeshay xubno ka socday ururka Jaamacadda carabta. Kulankaan ayaa ku dhacay qaab dhanka internerka ah, waxaana Ururka Jaamacadda iyo Beyle ay ka wadahadleen arimaha horumarinta dhaqaallaha. "Waxa…

Read More »

Jaamacadda Benaadir oo daahfurtay Kuliyadda cusub ee Siyaasadda & Xiriirka caalamiga ah (Sawirro)

0 Visits: 278 | Tuesday September 01, 2020 - 18:18:25
Jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho ayaa daahfurtay Kuliyadda cusub ee Culuunta Siyaasada iyo Xiriirka caalamiga ah (Faculty of Political Science & International Relations) taasoo noqoneysa Kuliyadii 12-aad ee Jaamacadu yeelato mudadii ay jirtay. Munaasabad lagu daah furayey Kuliyadan cusub oo…

Read More »

Degmada Balcad oo yeelan doonta Dugsi Sare oo lagu baran doono Cilmiga Beeraha

0 Visits: 243 | Tuesday September 01, 2020 - 18:07:37
Siihayaha wasiirka Waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe. Wasiir Goodax iyo wafdigiisa aya si weyn loogu soo dhaweeyay Balacad, waxaana ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa maamulka degmada iyo ardayda wax ka barata degmaas, isagoo dhagax…

Read More »

Weerar lagu dilay Askar oo ka dhacay Afghanistan

0 Visits: 237 | Tuesday September 01, 2020 - 17:56:21
Ugu yaraan seddex xubnood oo katirsan ciidamada dowlada Afghanistan ayaa ladilay kadib markii dagaalyahanada Taalibaan ay weerar adag ku qaadeen saldhig militari oo kuyaala bariga magaalada Gardez, Sida ay sheegay wakaalada wararka ee AP. Abdul Rahman Mangal, oo ah afhayeenka maamulka gobolka Paktia,…

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika..

0 Visits: 283 | Tuesday September 01, 2020 - 17:46:03
Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaasi waxaaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomalaida Ganacsiyada waaweyn ku leh dalkaas, iyaga oo goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Xamuud Aadan Dhiblaawe ayaa Kooxda Burcadda ah waxaa ay…

Read More »

Safiirka Mareykanka oo kulan Al-baabadu u xiran yihiin la leh Deni iyo Axmed Madoobe

0 Visits: 214 | Tuesday September 01, 2020 - 16:31:11
Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka UK

0 Visits: 214 | Tuesday September 01, 2020 - 16:27:49
Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ataa magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay, safiirk dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender. Madaxweyne ku xigeenka iyo Safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya, ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka dawlada…

Read More »

Duqa Muqdisho oo isbedel ku sameeyay guddoomiyaal degmo

0 Visits: 214 | Tuesday September 01, 2020 - 15:21:28
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta wareegto uu soo saaray is badal ku sameeyay qaar kamid ah guuddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyihii hore ee degmada Xamar Jajab Guhaad Sheekh Xasan ayaa loo magacaabay…

Read More »

Puntland oo shaacisay Natiijada imtixaanka dugsiyada hoose iyo dhexe

0 Visits: 281 | Tuesday September 01, 2020 - 15:17:17
Puntland aya shaacisay Natiijada imtixaanka dugsiyada hoose iyo dhexe, waxaana kaalmaha ugu horreya kasoo muuqday Boosaaso iyo Qardho. Imtixaankan waxaa u fadhiistay in ka badan 11 kun oo arday, kuwaas oo ka kalayimid degaanada Puntland.

Read More »

Khilaafka ka dhex taagan Qoyska reer boqor ee Sacuudiga iyo Mas'uuliyiinta xilalka laga qaaday

0 Visits: 197 | Tuesday September 01, 2020 - 15:06:37
Ka dib Khilaaf ka dhex taagnaa xubnaha qoyska reer Boqor ee tallada dalkaasi haaya ayaa ugu dambeyntii waxaa xilka laga qaaday Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga. Maxamed Salmaan dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa shaqadda ka eryay wiilka Amiir Fahad, Cabdulcaziiz oo ahaa ku-xigeenka barasaabka gobolka…

Read More »

Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

0 Visits: 285 | Tuesday September 01, 2020 - 14:37:06
Waxaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish iyo masuuliyiin kale ayaa kaga hor tagay garoonka Diyaaradaha ee Aadan…

Read More »