Weerar Gaari Looga gubay ciidanka dowladda oo Ka Dhacay Duleedka Awdheegle

0
Tuesday September 01, 2020 - 20:41:06 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Gaari Looga gubay ciidanka dowladda oo Ka Dhacay Duleedka Awdheegle

    Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Gobolka Shabeelaha Hoose.    Weerarkaan ayaa ka dhacay wadada xiriirisa degmada Awdheegle iyo deegaanka Lambar60 ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarkaan ayaa lagu gubay Gaari xamuul ah oo saad usiday ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Awdheegle.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkaan kadhacay gobolka Shabeelaha Hoose,marka laga reebo gaariga oo gubtay.

XIGASHO:-SIMBANEWS.NET



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip