Wararka

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Austria

0 Visits: 282 | Tuesday November 03, 2020 - 07:11:43
Weerar toogaasho oo saf-mar ah ayaa lagu qaaday meel u dhow kaniisada Yahuudu ku leedahay Magaalada Vienna ee dalka Austria, iyada oo faah faahin laga helayo weerarkaas. Ilaa 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarka, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahaa xilliga uu weerarka dhacayay. Warar…

Read More »

Waare oo shaaciyay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha Hirshabelle (Akhriso)

0 Visits: 264 | Tuesday November 03, 2020 - 06:40:41
Madaxweynihii Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow shaaciyay inuu iska casilay xilkii Madaxweynaha, xilli muddo xileedkiisa ahaa mid dhamaaday, isla markaana Hirshabelle ku guda jirto howl lagu soo dooranayo Hoggaan cusub.

Read More »

Guddoomiye cumar finish! Magaalo Ciqaaban Mogadishu!!!

0 Visits: 1334 | Monday November 02, 2020 - 23:27:49
Muqdisho waxaa ka shaqeeya ku dhawaad 50 kun oo Bajaaj, maamulka gobolka Benaadir wuxuu mid walba bishii ka qaadaa $15, kasoo qaad 10 kun oo ka mid ah in aysan canshuur bixin oo ay dhuumaaleysi ku shaqeystaan. 40 kun oo Bajaj oo min $15 ah bishii waa $600,000, sannadkii waxa ay noqoneysaa $7.2M, mana…

Read More »

Loolan cusub oo ka billowday maamulka HirShabeelle iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 253 | Monday November 02, 2020 - 19:56:17
Waxa maanta lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimada maamulka HirShabeelle ay ka bilaabato diiwaan-gelinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanka maamulka, xili shalay lasoo saaray jadwalka doorashadaasi. War kasoo baxay Guddiga ayaa shalay waxa lagu sheegay in maanta oo Isniin ah ay bilaabaneyso qabashada…

Read More »

Madasha Xisbiyada oo ka soo horjeesatay qaabka loo xulayo xildhibaanada Gobollada Waqooyi ee BF

0 Visits: 273 | Monday November 02, 2020 - 19:51:14
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay mowqifkeeda ku aadan doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi (Somaliland) ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, xili uu maalmihii u dambeeyay hadheeyay khilaaf xoogan.

Read More »

Anika Chebrolu: Gabadha 14 jirka ah ee xalka muhiimka ah u keentay fayraska corona

0 Visits: 294 | Monday November 02, 2020 - 19:48:20
Anika Chebrolu is 14 years old and won the award for "America's Top Young Scientist" Gabadhan da'deedu waa 14 sano kaliya waxayna safka hore uga jirtaa dadaalka dawada loogu raadinayo cudurka Covid-19 Anika Chebrolu, oo ah ardayad dugsiga sare dhigata, kana soo jeedda magaalada Fridco,…

Read More »

Muxuu Abiy Axmed ka yidhi dadkii badnaa ee lagu dilay gobolka Oromo?

0 Visits: 310 | Monday November 02, 2020 - 19:39:10
Dad tiradooda lagu sheegay wax ka badan 100 ruux ayaa lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia, oo ah kan ugu dadka badan dalka Itoobiya. Weerarkan ayaa sida ay laamaha amniga sheegeen waxaa geystay xubno ka tirsan ururka hubeysan ee lagu magacaabo Coodanka Xoreynta Oromada. Dhacdadan ayaa kusoo aadday…

Read More »

Shacabka magaalada Baraawe oo sharci darro ku tilmaamay shaqo joojinta lagu sameeyay agaasimihii isitaalka Baraawe

0 Visits: 350 | Monday November 02, 2020 - 19:32:50
Shacabka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sharci darro ku tilmaamay shaqo joojintii lagu sameeyay agaasimihii isbitaalka Baraawe Cabdalle Cabdiraxmaan Nuuraani. Wasaaradda caafimaadka Koonfur galbeed ayaa shaqada ka joojisay agaasimaha, kadib markii ay ku eedeeysay inuu cuuryaamiyay…

Read More »

Safiirka China ee Soomaaliya oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya

0 Visits: 264 | Monday November 02, 2020 - 19:29:15
Safiirka China ee Soomaaliya, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, si uu ula qeybsado dabaaldega sanad guuradii 60aad ee aasaaskii xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo China ayaa kasoo bilowday bishii Diseembar…

Read More »

Maxay yihiin afarta shaqo ee ay qaban doonto hay'adda DADSOM ee maanta la ansixiyey?

0 Visits: 283 | Monday November 02, 2020 - 19:22:21
Golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hay'adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed ee loo soo gaabiyo Hay'adda DADSOM. Muhiimadda gaarka ah ee ansixinta Sharcigaan uu uleeyahay hooyo, aabe iyo ilmo walba oo Soomaaliyeed waa xagga aqoonsiga iyo jiritaanka qof walba…

Read More »

Xaakim Mareykan ah oo hor istaagay dacwad ka dhan ah TikTok

0 Visits: 286 | Monday November 02, 2020 - 19:18:01
Xaakim Mareykan ah oo ku sugan gobolka Pennsylvania ayaa hor istaagay amar ka soo baxay Waaxda Ganacsiga Mareykanka oo lagu waday inuu dhaqan galo Nofeembar 12-keeda, kaas oo horjoogsan lahaa barnaamijka TikTok gudaha dalka Mareykanka. Garsooraha Maxkamadda Degmadda Wendy Beetlestone ayaa iska laashay…

Read More »

Maxaa ka run ah arrinta uu Mahad Salaad ka sheegay DF Soomaaliya, Imaaraadka Carabta, Sacuudi iyo Masar?

0 Visits: 298 | Monday November 02, 2020 - 19:15:46
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray wuxuu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan xiriirka dhinaca caalamiga ah ee Soomaaliya. Mahad Salaad ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay qaaday…

Read More »

Arsenal oo muddo dheer kadib ku badisay garoonka Old Trafford.

0 Visits: 1657 | Monday November 02, 2020 - 19:12:33
Kooxda Arsenal ayaa 14 sano ka dib xalay guul ka gaartay garoonka Old Trafford ee kooxda Manchester United kadib markii ay 1-0 kaga badisay kooxda Manchester United ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Premier League oo xalay dhex martay labada kooxda. Ciyaarta oo aheyd mid aad uu xiisa badan ayaa qeybtii…

Read More »

Farriinta maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la'aanta kuwa gaysta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta

0 Visits: 272 | Monday November 02, 2020 - 19:07:17
Munaasabadda sannadkaan ee Maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la'aanta Kuwa gaysta dambiyada Ka dhanka ah Saxafiyiinta, adduunku, oo ay warbaahintu ka mid tahay, wuxuu wajahayaa caqabad cusub: oo ah COVID-19. Cudurka safmareenka ah si gaar ah u muujiyay arrimo cusub oo halis ku ah saxafiyiinta…

Read More »

Maxay tahay sababta aanan u iibsaneyn alaabta Faransiiska lagu sameeyo?

0 Visits: 250 | Monday November 02, 2020 - 19:02:13
Laga bilaabo Turkiga, Bangladesh, Urdun ilaa Malaysisa, waxaa ka socday dibadbaxyo ballaaran oo loogu baaqay dadka inay qaadacaan badeecadaha uu soo saaro Faransiiska.

Read More »

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta

0 Visits: 230 | Monday November 02, 2020 - 18:56:07
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa tilmaamay in ay go'an tahay xukuumadda dhismaha xarumihii hay'adaha dowladda…

Read More »

Xildhibaanada BF oo maanta ansixiyay sharci muhiim ah

0 Visits: 244 | Monday November 02, 2020 - 18:51:37
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharci muhiim ah kadib markii ay kulan caadi ah ku yeesheen xaruntooda kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye ku xigeenka Koowaad Cabduweli Sheekh Ibraahim…

Read More »

XIJAAR oo qorshe la xiriira doorashada ka billaabay Puntland

0 Visits: 194 | Monday November 02, 2020 - 18:46:44
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa bilaabay dar-dar galinta howsha loo idmay ee la xiririta sugidda amniga goobaha doorashooyinka, wuxuuna markaan ku sugan yahay magaalada Garowe ee dowlad goboleedka Puntland. Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya, Jeneraal…

Read More »

Maareeye, Faysal Waraabe iyo siyaasiyiinta beesha DIR oo war culus kasoo saaray doorashada Somalia + Video

0 Visits: 234 | Monday November 02, 2020 - 13:01:03
Waxaa magaalada Nairobi ka dhacay shir ay ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgarad iyo odayaal ka tiran Beesha Dir, iyadoo laga soo saaray war ku saabsan Doorashada Soomaaliya. Shirka oo ay ka dhex muuqdeen siyaasiyin ay ka mid yihiin Feysal Cali Waraabe, Maxamed Cabdi Maareeye, Ridwaan Xersi iyo xubno…

Read More »