Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Austria

0
Tuesday November 03, 2020 - 07:11:43 in Wararka by
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Austria

    Weerar toogaasho oo saf-mar ah ayaa lagu qaaday meel u dhow kaniisada Yahuudu ku leedahay Magaalada Vienna ee dalka Austria, iyada oo faah faahin laga helayo weerarkaas. Ilaa 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarka, sida ay sheegeen da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar toogaasho oo saf-mar ah ayaa lagu qaaday meel u dhow kaniisada Yahuudu ku leedahay Magaalada Vienna ee dalka Austria, iyada oo faah faahin laga helayo weerarkaas. Ilaa 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarka, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahaa xilliga uu weerarka dhacayay. Warar horu-dhac ayaa sheegay in Ninka weerarka geystay ay wehliyeen rag kale oo ismiidaamiyay. Mas'uuliyiinta dalka Austria ayaa sheegay inuu baxsaday ugu yaraan hal qof oo weerrar soo qaaday, isla markaana ay ciidamadooda baadi-goob ugu jiraan dadkii falkaasi ka dambeeyay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip