Safiirka China ee Soomaaliya oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya

0
Monday November 02, 2020 - 19:29:15 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka China ee Soomaaliya oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya

    Safiirka China ee Soomaaliya, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, si uu ula qeybsado dabaaldega sanad guuradii 60aad ee aasaaskii xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhexeeya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka China ee Soomaaliya, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, si uu ula qeybsado dabaaldega sanad guuradii 60aad ee aasaaskii xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo China ayaa kasoo bilowday bishii Diseembar 14, sanadkii 1960, iyadoo Soomaaliya ay ku jirtay dalalka waqtigaas xiriirka wanaagsan la lahaa China. Danjire Qin Jian ayaa tilmaamay iskaashiga labada dhinac inuugaadhay natiijooyin miro dhal ah. Safiirka Shiinaha ayaa sheegay dowladdiisa in ay si togan ugu dhiirrigalinayso shirkadaha Shiinaha inay maalgashadaan Soomaaliya oo ay dhisaan aag ganacsi oo xor ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip