Wararka

Shirkadda Twitter oo Si Kamadambeys ah u Hikisay Akoonka Ololaha Trump

0 Visits: 243 | Saturday January 09, 2021 - 20:42:47
Shirkadda Twitter ayaa sababo laxariira ku xadgudubka xeerarka shirkadda uhakisay akoonkii ololaha doorashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kadib markii mareegta ololaha Trump lasoo galiyay sawirka astaanta shirkadda, oo uu lagu dahaaray, calanka shuuciyadda. Mar sii horreysay, shirkadda ayaa…

Read More »

Midowga musharaxiinta oo u jawaabay Qoor Qoor iyo kulan deg deg ah oo dhacaya

0 Visits: 283 | Saturday January 09, 2021 - 20:41:56
Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor inuu ka been sheegay waanwaantii uu waday ee la xiriirtay arrimaha doorashada. "Waxaan la yaabnay inuu yiraahdo jawaab ayaan ka weynay, muddo saddex…

Read More »

Indonesia oo faah faahisay Diyaaradda la la'yahay

0 Visits: 253 | Saturday January 09, 2021 - 20:40:28
Dowlada Indonesia ayaa sheegtay in uu socdo baadi goob xoog leh oo lagu raadinayo diyaarad ay laheyd shirkada Sriwijaya Air . Wasaarada gaadiidka dalka Indonesia ayaa sheegtay in baadigoobka uu bilowday kadib markii isgaarsiinta diyaarada la waayay wax yar kadib markii ay ka duushay garoonka magaalada…

Read More »

DF oo beenisay warar looga faafiyay baraha bulshada

0 Visits: 280 | Saturday January 09, 2021 - 20:32:04
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar maalmahii lasoo dhaafay looga faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay iney shirkado ajnabi ah la galayaan heshiis shidaal qodis ah. Wararka horay loo faafiyay waxey sheegeen in laba shirkadood ma'suuliyiintooda ay soo gaareen magaalada Muqdisho si ay…

Read More »

Diyaarad Sidday Dad Rakaab ah oo Lagu La'yahay Indonesia

0 Visits: 274 | Saturday January 09, 2021 - 20:31:12
Wararka ka imanaya dalka Indonesia ayaa sheegay in la la'yahay diyaarad ay leedahay shirkad lagu magacaabo Sriwijaya Air taas oo sidday dad tiradoodu ka badantahay 60 qof. Diyaaradda ayaa la sheegay in laga waayay raadaarka daqiiqado kaddib markii ay maanta ka duushay magaalada Jakarta ee caasimadda…

Read More »

Ciiidamada Danab Oo Burburiyay Fariisimo Al-shabaab Ay Ku Lahayeen Gobalka Shabeelada Hoose

0 Visits: 244 | Saturday January 09, 2021 - 20:30:22
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan howl-gallo qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada Danab ay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galladaan ay ciidamada Danab Sameeyeena ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Tooratoorow, waxaana lagu soo warramayaa in lala…

Read More »

FAROOLE oo hal arrin uga digay maamulada la safan DF

0 Visits: 259 | Saturday January 09, 2021 - 20:29:37
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Faroole oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dooda weli ka taagan doorashooyinka dalka. Faroole ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda dhexe looga baahan yahay in doorashada…

Read More »

Gaadiid farabadan oo ku xayiran wadada xiriirisa Afgooye & Baydhabo

0 Visits: 274 | Saturday January 09, 2021 - 20:28:29
Waxaa Maalintii Saddexaad Gaadiid farabadan oo nooca xamuulka qaadi ah oo ku dhow lixdan ay ku xayiran yihiin duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose kadib markii wadada lagu gubay lix gaari oo xamuul ah. Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in gaadiidka ay wadada u galeen, isla…

Read More »

Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah.

0 Visits: 241 | Saturday January 09, 2021 - 20:27:09
Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo xaruntooda magaalada Jowhar maanta ku yeeshay Kalfadhiga 1aad kulankiisi 15-aad , ayaa ka dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle . Kulanka oo uu shir gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheikh…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JANUARY-2021

0 Visits: 257 | Saturday January 09, 2021 - 10:49:00
.

Read More »

Madaxweyne Trump" Waxaan ku howlnahay xil wareejin sharci ah"

0 Visits: 238 | Friday January 08, 2021 - 19:59:35
Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa soo saaray muuqaal cusub oo uu ku muujinayo sida uu sheegay caradiisa ku aaddan qalalaasihii Arbacadii oo ay dad careysan weerar ku qaadeen dhismaha Capitol ee magaalada Washington. Isagoo u hadlaya si ka duwan maalmihii hore, ayaa wuxuu sheegay in dibadbaxayaasha…

Read More »

Kulan Villa Somalia uga socda Farmaajo, Qoor-Qoor, Lafta-gareen iyo Guudlaawe

0 Visits: 239 | Friday January 08, 2021 - 19:58:11
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kulan kula leh Madaxtooyada Villa Somalia Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabelle. Sida ay xogta ku helayso Caasimada Online, kulankan ayaa waxa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka oo xaalad cakiran…

Read More »

Al-Shabaab iyo shacab uu dhex-maray dagaal culus

0 Visits: 287 | Friday January 08, 2021 - 19:56:51
Deegaanka Bacaadweyn ee ka tirsan gobolka Mudug waxaa xalay ku dagaalamay dadka deegaaka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weerar soo qaaday. Sida ay sheegayaan wararka halkaas ka imaanaya, xiisadda ayaa timid kadib markii ay deegaano hoos yimaada Bacaadweyn isku aruursadeen dhalinyaro kasoo horjeeda…

Read More »

Cabdi Xaashi oo war kasoo saaray xubnaha la sheegay in laga siiyey G/Doorashada

0 Visits: 226 | Friday January 08, 2021 - 19:55:49
Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa gaashaanka u daruuray wararka ay warbaahinta tabiyeen ee ku saabsan in lagu heshiiyay guddiga doorashooyinka wakiilada Somaliland. Cabdi Xaashi oo u warramay mid ka mid ah warbaahinta maxaliga ah ee Muqdisho…

Read More »

AMISOM oo saraakiil Boolis ah usoo xirtay tababar

0 Visits: 219 | Friday January 08, 2021 - 19:54:42
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay shalayto soo gaba-gabeeyeen tababar muddo afar maalmood ah ugu socday Magaalada Muqdisho 160 saraakiil Boolis ah oo ka tirsan AMISOM. AMISOM ayaa sheegtay in saraakiisha Booliska ah ee ka socda dalka Uganda ay joogi doonaan Soomaaliya muddo hal…

Read More »

Xog: Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex-baxo isaga iyo Axmed MADOOBE

0 Visits: 236 | Friday January 08, 2021 - 19:53:28
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxtooyada Galmudug, ayaa Caasimada Online u sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in loo kala dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Qoor Qoor ayaa maalmihii…

Read More »

Trump oo war cusub kasoo saaray weerarkii Congress-ka, kuna dhawaaqay arrin cusub

0 Visits: 219 | Friday January 08, 2021 - 19:22:26
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii dagaya, Donald Trump ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu xilka wareejiyo, kadib markii ay fashil kusoo dhamaadeen xeeladihiisi u dambeeyay. Trump ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka oo maalin ka hor laga mamnuucay, ayaa markii u horeysay…

Read More »

Xog: Xasan oo ku guuleystay inuu hor-istaago qorshe ay wadday Villa SOMALIA

0 Visits: 239 | Friday January 08, 2021 - 19:20:35
Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee dalka, ayaa qaaday talaabooyin waxgal ah, kuwaas oo sababay in dowladda Soomaaliya ka laabato go'aankii ay ku saxiixi rabtay xaraashka shidaalka Soomaaliya.…

Read More »

Qaramada Midoobey oo lacag ugu deeqday Ayaxa ku habsaday Soomaaliya

0 Visits: 216 | Friday January 08, 2021 - 19:18:28
Qaramada midoobay ayaa shaacisay in ay 1.5 milyan oo dollar ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa dhowaan ka dillaacay qaar ka mid ah Waddamada bariga Afrika. Dhaqaalahan oo lasoo marsiiyay hay'adda QM u qaabbilsan Cuntada iyo beeraha ee FAO ayaa inta badan loo isticmaali doonaa hawlgallada xakamaynta…

Read More »

Uganda Airlines oo ka shaqo bilaabeysa Hargeysa

0 Visits: 248 | Friday January 08, 2021 - 19:16:27
Shirkadaha diyaaradaha ee Uganda Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay ballaadhinayso Duulimaadyada ay ku tagto Dalalka Afrika iyo kuwa Qaaradaha kale, sida Aasiya. Shirkadda oo rejaynaysa inay soo gaadho diyaaraddii labaad ee Airbus ah oo ay soo iibsatay, ayaa qorshaysay inay sannadkan cusub duulimaadyo…

Read More »