Indonesia oo faah faahisay Diyaaradda la la'yahay

0
Saturday January 09, 2021 - 20:40:28 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Indonesia oo faah faahisay Diyaaradda la la'yahay

    Dowlada Indonesia ayaa sheegtay in uu socdo baadi goob xoog leh oo lagu raadinayo diyaarad ay laheyd shirkada Sriwijaya Air . Wasaarada gaadiidka dalka Indonesia ayaa sheegtay in baadigoobka uu bilowday kadib markii isgaarsiinta diyaarada la waaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Indonesia ayaa sheegtay in uu socdo baadi goob xoog leh oo lagu raadinayo diyaarad ay laheyd shirkada Sriwijaya Air . Wasaarada gaadiidka dalka Indonesia ayaa sheegtay in baadigoobka uu bilowday kadib markii isgaarsiinta diyaarada la waayay wax yar kadib markii ay ka duushay garoonka magaalada caasimadda ah ee Jakarta. Diyaarada ayaa ku jeeday gobalka Pontianak ee gobalka West Kalimantan ee dalkaasi Indonesia. Dadka ku nool jasiirad u dhow halkii diyaaradu ku libirtay ayaa sheegay in ay arkeen walxo ay aamisan yihiin in ay yihiin burburka diyaarada. Shirkada diyaarada iska leh waxay sheegtay in wali uruurineyso xogta la xiriirta diyaarada sidoo kalana ay ehelka dadkii saarnaa ay wargalineyso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip