Wararka

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa'iil

0 Visits: 250 | Tuesday May 18, 2021 - 21:00:19
Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa'iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee Magen David Adom ambulance. Wargeyska Haaretz ayaa sheegay in 50 gantaal ay dagaalyahanada Falastiin ku rideen dhinaca Israa'iil halka mid kamid…

Read More »

Xuska 30 sano guuradii kasoo wareegtay gooni isu taagga Somaliland.

0 Visits: 189 | Tuesday May 18, 2021 - 20:59:10
Maanta waxay ku beegantahay 30-guuradii kasoo wareegtay maalintii ay Jamhuuriyadda Iskeed Madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ay shaacisay in ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale. Waxaa maanta lagu wadaa in xaflado lagu xusayo 18-ka May lagu qabto Somaliland iyadoo madaxda ay ka jeedin…

Read More »

Guddoomiye Filish oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameeynayo Buundooyin

0 Visits: 190 | Tuesday May 18, 2021 - 20:57:59
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis lagu sameenayo Buundooyinka ku yaala Degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Dhagax dhigaan oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bangiga…

Read More »

Tallaalka Covid-19 oo lagu baaqay in isbadel lagu sameeyo

0 Visits: 177 | Tuesday May 18, 2021 - 20:52:43
Hay'adda caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC), ayaa ugu baaqday dowladaha hodanka ah iyo warshadaha dawooyinka, in ay isbeddel weyn ku sameeyaan itiraatiijayaddooda ku aaddan soo saarista iyo keenista tallaalka Covid-19. Madaxa ICRC ee ka shaqeeya Covid, Esperanza Martinez, ayaa sheegay in boqolkiiba…

Read More »

Faahfaahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo

0 Visits: 159 | Tuesday May 18, 2021 - 20:51:45
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Embassy ee Galmudug ka dib markii kooxo hubeysan ay isku soo xireen waxyaabaha qarxa. Ciidanka Booliska ayaa xaqiijiyay in ay dileen Saddex qof oo isku soo xiray waxybaaha qarxa oo doonayay in ay isku qarxiyaan magaalada…

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo xilka laga qaaday

0 Visits: 166 | Tuesday May 18, 2021 - 20:50:12
Aqalka Sanetka dalka Kenya ayaa xil ka xayuubin ku sameeyay barasaabkii ismaamulka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud. Dood dheer oo aqalka Sanet-ka ka yeeshay warbixin ay u soo gudbiyeen guddi gaar ah oo baaritaankiisa loo xilsaaray ayaa waxaa ugu dambeyntii loo qaaday codeyn. 25 Sanatar ayaa u codeysay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble Iyo Beesha Caalamka Oo Maanta Kulan Yeeshay

0 Visits: 159 | Tuesday May 18, 2021 - 20:48:47
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka. Kulanka dhexmaray Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa looga ka wada hadlay khilaafka ka taagan qabsoomida…

Read More »

Erdogan oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka

0 Visits: 177 | Tuesday May 18, 2021 - 20:47:49
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu "gacmaha dhiig ku sito" sababo la xiriira taageeradiisa dagaalka Israel ay ku qaadeyo Marinka Gaza. Hadalka Erdogan oo ku jiray khudbad uu taleefishinka ka jeediyey oo dalka oo dhan laga fiirsaday…

Read More »

Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo la xukumay

0 Visits: 154 | Tuesday May 18, 2021 - 20:46:30
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta xukun ku riday rag loo heysto dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay 21-kii Bishii Janaayo ee sanadkaan Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun). Maxkamadeynta ragga loo heystay dilkaas oo gaarayay ilaa…

Read More »

Sheekh Shariif oo ku baaqay in fursad la siiyo Rooble kana hadlay Shirka 20-ka Bisha

0 Visits: 158 | Tuesday May 18, 2021 - 20:45:20
Madaxwweynihii hor e ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa bogaadiyay dadaallada uu waddo Ra'iisul wasaare Rooble oo ku aadan arimaha doorashooyinka dalka. Waxaa uu ugu baaqay in shirka 20-ka bishaan xoogga la saaro si dalka uu aado doorasho deg deg ah oo ku dhacda xilligii loogu tala galay. "Waxaan…

Read More »

Somaliland oo lagu wareejiyey gaadiid wax wayn tari doona & qalab kale oo soo socda

0 Visits: 147 | Tuesday May 18, 2021 - 20:43:54
Ururka Midowga Yurub xafiiskiisa Somalia ayaa Somaliland ku wareejiyey gaadiid cusub oo gacan ka gaysan doono nidaamka iyo kala dambaynta maamulkaasi. Gaadiidkan oo uu kharashkiisa bixiyey Midowga Yurub iyo dalka Sweden, ayaa lagu wareejiyey hay'aadka cadaalad oogista iyo cadaalad fulinta ka shaqeeya…

Read More »

QM Oo Shaacisay Tirada Dadka Falastiiniyiinta Ku Barakacay Weerarada Israa'iil

0 Visits: 158 | Tuesday May 18, 2021 - 20:42:11
Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha bini aadanimada ayaa sheegay in 52 kun oo Falastiiniyiin ah ku barakaceen duulaanka Israa'il ku heyso magaalada Gaza. Ciidamada cirka ee israa'iil ayaa duqeyn ku dumiyay 450 dhismo oo ay deganaayeen dad rayid ah taas oo sababtay in dad badan noqdaan…

Read More »

Maamulka Jubbaland oo cadeeyay mowqifkooda shirka 20-ka May

0 Visits: 167 | Tuesday May 18, 2021 - 20:40:42
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa cadeeyay mawqifkooda ku aadan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu dhawaan iclaamiyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo la filayo in uu dhawaan Muqdisho ka furmo. Wasiiru dawlaha madaxtooyada Jubbaland Xersi Jaamac Gaani…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo bilaawday baarista Askari si xun loogu dilay Muqdisho

0 Visits: 164 | Tuesday May 18, 2021 - 20:39:39
Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil dhowaan loo geystay askari ka tirsanaa ciidan Qaranka ayaa maanta la kulmay eheladda marxuumka. Guddiga loo xilsaaray baarista kiiskan waxa ka mid ah wasiirka Amniga Xasan Xundubeey…

Read More »

Madaxweynaha Maraykanka oo ansixiyey in Israel hub laga iibiyo

0 Visits: 160 | Tuesday May 18, 2021 - 20:38:36
Inkasta oo Maraykanku mar labaad horjoogsaday bayaan Golaha Ammaanku soo saari lahaa oo ku baaqayey in colaadda la joojiyo, ayaa madaxweynaha Maraykanka Joe Biden sheegay inuu taageersan yahay xabbad joojin siddeed maalmood oo ay colaadi ku dhex maraysay Qasa Israel iyo ururada Falastiiniyiinta ah.…

Read More »

Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Genaral Cali Ismaaciil Maxamed.

0 Visits: 151 | Tuesday May 18, 2021 - 20:37:24
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Janaraal Cali Ismaaciil Maxamed oo maanta lagu aasay dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii…

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Booqday Degaan Uu Ku Fatahay Webiga

0 Visits: 143 | Tuesday May 18, 2021 - 20:36:09
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta socdaal kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay Webiga Shabeelle. Madaxweynaha oo kormeerkiisa ay ku wehliyeen Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa indha indheeyay goobta uu fatahaada…

Read More »

Midowga Musharixiinta oo u hambalyeeyay shacabka iyo hoggaanka Somaliland

0 Visits: 137 | Tuesday May 18, 2021 - 20:34:59
Inta badan Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay manta u halbalyeeyeen shacabka iyo hoggaanka Somaliland oo Maanta xusaya 18-ka Bisha May ii ku beegan markii ay walaalaha Reer Somaliland ku dhawaaqeen gooni isutaag dhankooda ah Hoos Ka Akhriso Qoraalada ay si kala gooni gooni ah u…

Read More »

Shir laga yeeshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

0 Visits: 132 | Tuesday May 18, 2021 - 20:33:56
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud ee Galmudug oo ay ka qeyb galeen saraakiisha Hay'adaha amniga. Madaxweynaha ayaa warbixin guud ka dhageystay saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida…

Read More »

Axmed Karaash Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Puntland

0 Visits: 121 | Tuesday May 18, 2021 - 20:32:56
Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka degmooyinka Puntland oo muddo laba cisho ah Magaalada Garoowe uga socdey. Madaxweyne Ku-xigeenka…

Read More »