Axmed Karaash Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Puntland

0
Tuesday May 18, 2021 - 20:32:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Karaash Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Puntland

    Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka degmooyinka Puntland oo muddo laba cisho ah M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka degmooyinka Puntland oo muddo laba cisho ah Magaalada Garoowe uga socdey. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Munaasabadda ka hadlaayay ayaa waxa uu dhiirigeliyey dedaalada lagu doonayo sidii haweenku door-muuqda ugu yeelanlahaayeen Siyaasadda iyo ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka. Sidoo kale Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxa uu Hay'addaha ku shaqadaleh Doorashooyinka Puntland faray in haweenka lagala shaqeeyo ka qayb-galka Doorashada, si ay door-muuqda ugu yeeshaan Arrimaha Siyaasadda. Magaalada Qardho ayaa dhawaan laga daah-furay barnaamijka diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashada Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn oo si hordhac ah looga-qabandoono doorashooyinka Golaha deegaanka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip