Xuska 30 sano guuradii kasoo wareegtay gooni isu taagga Somaliland.

0
Tuesday May 18, 2021 - 20:59:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuska 30 sano guuradii kasoo wareegtay gooni isu taagga Somaliland.

    Maanta waxay ku beegantahay 30-guuradii kasoo wareegtay maalintii ay Jamhuuriyadda Iskeed Madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ay shaacisay in ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale. Waxaa maanta lagu wadaa in xaflado lagu xusayo 18-ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waxay ku beegantahay 30-guuradii kasoo wareegtay maalintii ay Jamhuuriyadda Iskeed Madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ay shaacisay in ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale. Waxaa maanta lagu wadaa in xaflado lagu xusayo 18-ka May lagu qabto Somaliland iyadoo madaxda ay ka jeedin doonaan khudbado. Somaliland ayaa 18-kii bishii May ee 1991-dii, ku dhawaaqday in ay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale. Wixii intaas ka dambeeyey waxaa si joogta ah munaasabadda 18-ka May looga xusayey qaybo badan oo kamid ah Somaliland. Balse sanadihii u dambeeyay ayaa uu muuqatay in aanan la qaban munaasabado waaweyn oo lagu xusayo maalintan, abaaro iyo cudurka Covid-19 oo is biirsaday dartood.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip