Shir laga yeeshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

0
Tuesday May 18, 2021 - 20:33:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir laga yeeshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud ee Galmudug oo ay ka qeyb galeen saraakiisha Hay'adaha amniga. Madaxweynaha ayaa warbixin guud ka dhage

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud ee Galmudug oo ay ka qeyb galeen saraakiisha Hay'adaha amniga. Madaxweynaha ayaa warbixin guud ka dhageystay saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida oo ka warbixiyay xaaladda guud ee Amniga ee degaannada Maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa ugu danbeyntii shirka faray saraakiisha ciidamada inay sii dardar geliyaan dadaalada suggidda amniga iyo la dagaalanka Ururka Al-Shabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip