Faahfaahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo

0
Tuesday May 18, 2021 - 20:51:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo

    Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Embassy ee Galmudug ka dib markii kooxo hubeysan ay isku soo xireen waxyaabaha qarxa. Ciidanka Booliska ayaa xaqiijiyay in ay dileen Saddex qof oo isku soo xiray wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Embassy ee Galmudug ka dib markii kooxo hubeysan ay isku soo xireen waxyaabaha qarxa. Ciidanka Booliska ayaa xaqiijiyay in ay dileen Saddex qof oo isku soo xiray waxybaaha qarxa oo doonayay in ay isku qarxiyaan magaalada Gaalkacyo, islamarkaana Shacabka aysan soo gaarin wax khasaare ah. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxyaddaasi in ciidanka Ammaanka ay fashiliyeen. "3 naftood-halige, oo qaraxsiday ayaa qorsheeynayay inay is qarxiyaan, ayeey ka hortageen Ciidanka Boliiska Magaalada Gaalkacyo, Xaafada Wadajir agagaarka Hotel AMBAS dhanka Galmudug, Argagaixisada oo dhamaan goobta lagu dilay" ayuu yiri Afhayeenka ciidanka booliska.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip