0 Visits: 1428 |
Wednesday November 04, 2015 - 12:34:22
Ciyaaryahan Raheem Sterling ayaa si xun loogu cunsuriyeeyay barta sawirada la soo dhigo ee Instagram ka dib markii uu soo geliyay bogiisa sawir uu ka soo qaaday qoyskiisa.
0 Visits: 1261 |
Wednesday November 04, 2015 - 12:29:30
Louis van Gaal ayaa sheegay in goolkii guusha uu dhaliyay Wayne Rooney inay soo bandhigtay inuu saxnaa ka dib markii taageerayaasha Man United ay ku soo jeesteen tababarahooda.
0 Visits: 1311 |
Wednesday November 04, 2015 - 12:23:49
Kubad sameeyaha kooxda kubada cagta Borrusia Dortmund Marco Reus ayaa su'aalo lagu weydiiyay bogga rasmiga ah ee UEFA Europa League.
Xidigaan reer Jarmal ayaa ka dhawaajiyay in Thomas Rosicky uu yahay xidiga uu waligiis xiiseyn jiray.
0 Visits: 1503 |
Wednesday November 04, 2015 - 12:21:28
Monaco ayaa si lama filaana h ugu dhawaatay Jose Mourinho shalayto laakiin dalabkoodii ahaa 35ta milyan ginni waa la soo diiday sida uu sheegay nin saami ku leh kooxda Faransiiska.
0 Visits: 1365 |
Wednesday November 04, 2015 - 12:17:53
Kabtanka Man United Wayne Rooney ayaa soo gabagabeeyay abaar lix saacadood ah oo kooxdisa ka heystay shabaqa kadib markii uu dhaliyay goolka kaliya ee madiga ah ee ay kooxdiisa kaga adkaatay CSK Moscow wuxuuna goolkaasi ku barbareeyay rikoorkii gooldhalinta kooxdaasi ee Denis Law kaasoo heerka lbaad…
0 Visits: 1270 |
Wednesday November 04, 2015 - 12:13:53
Rafa Benítez ayaa saxafaada la hadlay kadib markii ay xalay kooxdiisa guul ka gaartay PSG, marka laga soot ago in PSG ay kubad sidey doonto umaamushay, argagaxna ay ku abuurtay daafac mideysnaa oo ay Madrid la soo shirtagtay, jamaahiirta kooxda ayaana taasi ka calool jilcin waxayna orin iyo qeylo ay…
0 Visits: 1417 |
Tuesday November 03, 2015 - 11:07:46
Bahda Sports-ka iyo Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa si weyn u soo dhaweeyey Xoghayaha Guud ee Olymbic kada Muddane Duraan Axmed Faarax oo howlo shaqo ku tegay magaalada Washington ee Caariga Maraykanka.
0 Visits: 1334 |
Tuesday November 03, 2015 - 10:38:12
Weeraryahanka Bayern Munich Roberto Lewandowski ayaa digniin u diray Arsenal ka hor kulanka ay labada kooxood habeen dambe ku kulmi doonaan Allian Arena.
0 Visits: 1536 |
Tuesday November 03, 2015 - 10:32:39
Real Madrid ayaa caawa soo dhaweyn doonta kooxda heysata horyaalnimada dalka faransiiska, waxaana ka mid ah xidigaha kooxdaan marti qaas u ah Jamaahiirta Los Blancos waana Angel Di Maria.
0 Visits: 1556 |
Tuesday November 03, 2015 - 10:29:45
Man United ayaa u baahan iney guul gaarto isla markaana gool dhaliso madama ay ku guuldareesatay iney gool dhaliso sadexdii kulan ee ugu dambeysay dhamaan tartamada oo dhan.
0 Visits: 1427 |
Tuesday November 03, 2015 - 10:27:26
Sevilla ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa Manchester City iyadoo hamigeedu yahay iney nooleyso rajada ay ka qabto iney u gudubto wareegyada xiga ee tartanka waxaana ku filan guul ay gaarto.
0 Visits: 1282 |
Tuesday November 03, 2015 - 10:25:26
Sida ay tilmaamayaan warbixino laga helay Spain Jamaahiirta Manchester City ayaa lagu weeraray maqaaxi ku taala magaalada Seville ka hor kulanka ay Citizens la ciyaari doonaan caawa kooxda Sevilla.
0 Visits: 1310 |
Monday November 02, 2015 - 11:07:37
Vincent Kompany ayaa sheegay in Manchester City ay qasab ku tahay inay ku guuleysato Champions League si loogu aqoonsado inay ka mid yihiin kooxaha waa weyn ee Yurub.
0 Visits: 1273 |
Monday November 02, 2015 - 11:01:06
Daafaca Arsenal Per Mertesacker ayaa aaminsan in Arsenal ay wax walba dhab ka yihiin xilli ciyaareedkaan, waxaana uu xusay in kooxdiisa ay ka walwalsan yihiin kulanka soo socda ee Bayern Munich oo ku tilmaamay koox qatar ah oo careysan.
0 Visits: 1314 |
Monday November 02, 2015 - 10:58:11
Soo guryo noqoshadii Carlos Tevez ayaa dhameystirantay xalayto iyagoo Boca Juniors ay xaqiijisatay hanashada horyaalkoodii 31aad ee taariikhda dalka Argentina, iyadoo kabtanka uu shaaca ka qaaday: "Waxaan u soo laabtay inaan sidaan dareemo mar kale."
0 Visits: 1311 |
Monday November 02, 2015 - 10:54:12
Boliiska Greater Manchester ayaa lagu dhaleeceeyay kaftan aan laga fiirsan oo ay ku sameeyeen qof la baadigoobayo ka dib markii akoonkooda uu shaaciyay in la la' yahay weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney.