Sunday Mirror: Mourinho Oo Qarka U Saaran In La Ceyriyo Xilli Abramovich Uu Diyaarinayo Lacagtiisa Magdhowga Ah.

0
Sunday November 01, 2015 - 13:57:59 in Sports News by
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sunday Mirror: Mourinho Oo Qarka U Saaran In La Ceyriyo Xilli Abramovich Uu Diyaarinayo Lacagtiisa Magdhowga Ah.

    Jose Mourinho ayaa qarka u saraan in la ceyriyo shaqada kooxda Chelsea sida ay saaka qortay jariirada SundayMirror. Tababaraha Chelsea iyo shaqaalahiisa tababarka ayaa kulankii shalayto garoonka la soo galay Liverpool iyagoo og inay ku qasban yihi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jose Mourinho ayaa qarka u saraan in la ceyriyo shaqada kooxda Chelsea sida ay saaka qortay jariirada SundayMirror. Tababaraha Chelsea iyo shaqaalahiisa tababarka ayaa kulankii shalayto garoonka la soo galay Liverpool iyagoo og inay ku qasban yihiin inay badiyaan si ay u xaqiijistaan mustaqbalkooda.


Mourinho5

Kooxda Blues ayaana la garaacay, waxaana sida ay sheegeyso Sunday Mirror uu xaalka yahay waqtiga uu Roman Abramovich isbedelka sameyn doono.

Ilo ku sugan dalka Portugal ayaa rumeysan in Mourinho laga yaabo inuusan kooxda tababare u sii ahaanin kulanka arbacada ee Champions League ee ay la leeyihiin Dynamo Kiev.

Mourinho ayaa bsihii August saxiixay heshiis cusub oo afar sanno ah ka dib markii uu Blues ku hogaamiyay horyaalka Premier League.

Waxaa la rumeysan yahay inuu mushahar ahaan sannadkii u qaato 9.5 milyan ginni, laakiin sharuud ayaa ku jirtay qandaraaskiisa cusub oo aheyd in la siin doono kaliya mushaharka hal sanno haddii qandaraaskiisa la kanasalo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip