Wararka

Ciidamada xoogga iyo kuwa dadka deegaanka oo weerar ku qaaday deegaanka Aboorey ee G/Hiiraan.

0 Visits: 149 | Thursday May 29, 2025 - 09:54:59
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda gobolka Hiiraan ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanka Abooreey, oo hoostaga degmada Buulo-burte, ee Gobolkaasi. Weerarka ayaa la sheegay in lagu…

Read More »

Maleeshiyaad Hubeysan oo weerar ku qaaday xabsiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland

0 Visits: 147 | Thursday May 29, 2025 - 09:53:14
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ee dhanka Puntland ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaaday saldhiga xabsiga magaaladaasi. Maleeshiyaadka ayaa beegsaday xabsiga oo ay ku xiran yihiin maxaabiis xukuman iyo kuwa kale oo xukun sugayaal ah, waxaana kadib iska caabin…

Read More »

Ra'iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyeeyey geerida Jeneraal Moorgan

0 Visits: 142 | Wednesday May 28, 2025 - 20:50:37
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo galabtay ku geeriyooday dalka Kenya. Qoraalka Ra'iisul Wasaaraha ayaa u qornaa sidan. "Waxaan uga tacsiyeeynayaa…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir

0 Visits: 149 | Wednesday May 28, 2025 - 20:42:32
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha…

Read More »

Wafdi ka socda ciidanka Özel Harekat ee Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

0 Visits: 152 | Wednesday May 28, 2025 - 12:45:09
Wafdi Saraakiil ah oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Xerada Haramcad ee General Farxaan Mohamoud Qaroole. Booqashadan ayaa qayb ka ahayd xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo wada-shaqeynta ciidanka gaarka ah ee labada dal. Wafdiga…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 26-5-25

0 Visits: 190 | Monday May 26, 2025 - 08:55:31
.

Read More »

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed

0 Visits: 158 | Sunday May 25, 2025 - 20:09:06
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Mohamed oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Xil Caynaashe Yusuf Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Cali Siyaad, iyo…

Read More »

Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo booqday Xarunta Safaaradda JFS ee dalka Tanzania

0 Visits: 157 | Sunday May 25, 2025 - 20:07:30
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay safar shaqo ku joogaan wadanka Tanzania caasimadiisa Dar es Salaam ayaa booqday xarunta safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

Read More »

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha oo furay Shirka Wadajirka Bulshada iyo Ka Hortagga Colaadaha Soo Noqnoqda

0 Visits: 169 | Sunday May 25, 2025 - 20:02:58
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Danjire Cabdixakiin Ashkir ,ayaa si rasmi ah u furay Shirka Wadajirka Bulshada Iyo Ka Hortagga Colaadaha Soo Noqnoqda. Wasiir Ashkir oo ka hadlay Munaasabadda ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda Iskaashiga, isagoo yiri"…

Read More »

Shirka Wadatashiga Ururrada Siyaasadda iyo Xukuumadda oo hadda ka furmay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 170 | Sunday May 25, 2025 - 19:52:57
Shir ballaaran oo u dhaxeeya Ururrada Siyaasadda ee diiwaangashan iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay Muqdisho, Waxaana ka qeyb galay madax sare oo ka socoto hay'adaha kala duwan ee Dowladda oo ay ugu horeeyaan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Wasiiru Dowlaha Xafiiska…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xoojinta iskaashiga kala hadlay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M

0 Visits: 169 | Sunday May 25, 2025 - 19:51:22
asiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah , xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay Munaasabadda howlgelinta Hey'adda (SARIS)

0 Visits: 149 | Sunday May 25, 2025 - 19:49:59
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu howlgelinayey Hey'adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha ee (SARIS), taas oo ay dhawaan ansixiyeen sharciga lagu dhisayey…

Read More »

Safiir ku-xigeenka JFS ee Shiinaha oo ka qeyb galay shir caalami ah

0 Visits: 176 | Sunday May 25, 2025 - 19:48:28
Lataliyaha koowaad ahna Safiir ku-xigeenka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Mudane Cabdisalaam Suleymaan Kodar, ayaa ka qeybgalay shirka caalamiga ah ee "BRI Green Brand Global Overseas Promotion Conference – China-Arab Green Industrial Cooperation Forum" oo lagu…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay'adda Miino baarista

0 Visits: 151 | Sunday May 25, 2025 - 19:43:46
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay'adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS) ee Soomaaliya, Mudane Fran O'Grady, oo booqasho sharafeed ugu yimid.…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 25-5-25

0 Visits: 190 | Sunday May 25, 2025 - 09:33:37
........

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 24-5-25

0 Visits: 116 | Saturday May 24, 2025 - 09:19:58
.......

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 22-5-25

0 Visits: 162 | Thursday May 22, 2025 - 07:13:15
....

Read More »

Jabuuti oo safarka Madaxweynaha Somaliland ku tilmaantay mid muujinaya saaxiibtinimo iyo adkeynta nabadda

0 Visits: 155 | Wednesday May 21, 2025 - 17:46:37
Dowladda Jabuuti ayaa socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ku joogo dalkeeda ku tilmaantay mid ka tarjumaya ujeeddooyinka ay wadaagaan labada dhinac iyo saaxiibtinimo ka dhexaysa. Ra'iisul Wasaaraha Jabuuti, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, oo Madaxweyne Cirro…

Read More »

Soomaaliya oo ka qaybgashay s

0 Visits: 159 | Wednesday May 21, 2025 - 17:44:00
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dhawaan gaaray dalka Algeria ayaa ka qeyb galay caawa furitaanka Shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) oo Sanadkan lagu qabanayo magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria.…

Read More »