Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay Munaasabadda howlgelinta Hey'adda (SARIS)

0
Sunday May 25, 2025 - 19:49:59 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay Munaasabadda howlgelinta Hey'adda (SARIS)

    Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu howlgelinayey Hey'adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha ee (SAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu howlgelinayey Hey'adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha ee (SARIS), taas oo ay dhawaan ansixiyeen sharciga lagu dhisayey goleyaasha sharci dajinta Qaranka. Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka, ayaa bogaadiyey howlgelinta Hey'adda (SARIS) ee ka shaqenaysa beeraleyda Soomaaliyeed in ay helaan adeegyada ay u baahan yihiin ee dhanka beeraha, lana oo la hubiyey tayadooda. Isaga oo uga mahadceliyey Wasaaradda iyo howlwadeennada, howlgelinta hey'addan ilaalinaysa waxtarka abuurka dalagga dalka la keenayo iyo midka la dhoofinayo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip