Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay'adda Miino baarista

0
Sunday May 25, 2025 - 19:43:46 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay'adda Miino baarista

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay'adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS) ee Soomaaliya, Muda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay'adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS) ee Soomaaliya, Mudane Fran O'Grady, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay Fran, isaga oo sheegay in Wasaaraddiisu ay u diyaar tahay xoojinta iskaashiga. Dhankiisa, Mudane Fran O'Grady ayaa ugu hambalyeeyay Wasiir Cabdisalaan xilka loo magacaabay, isaga ka warbixiyay wadashaqaynta hay'adda Mine Action ay la leedahay Wasaaradaha heer qaranka iyo Booliska Soomaaliyeed, caddeeyayna in barnaamijyada wadashaqaynta ay kordhin doonaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip