Wararka

Shirkadda Dalkom oo bilowday adeeg cusub oo la xiriira baahiyaha tecknoologiyadda

0 Visits: 341 | Sunday December 31, 2017 - 17:52:24
Shirkadda Dalkom Soomaaliya oo hore dalka uga hirgelisey adeegga viber optiga ayaa waxa ay daahfurtay adeegyo cusub oo baahiyihii tecknoologiyadda SATLETka ay uga baahi tirayso . Dalkom ayaa adeegyada cusub ugu magac dartay DALSAT. "Waxaa adeegaani xallinayaa dhibaatooyinkii teknoolojiyadda ee dibadda…

Read More »

Wasiiradda Amniga iyo Gaashaandhigga Soomaaliya oo Loogu Yeeray Golaha Aqalka

0 Visits: 363 | Sunday December 31, 2017 - 17:46:00
Xildhibaanadda Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku yeesheen xaruntooda Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Guddiga Joogtada oo ku gacan seyray soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha ee xasaanad ka qaadida Xildhibaanada

0 Visits: 313 | Sunday December 31, 2017 - 17:22:35
Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir.

Read More »

Al-shabaab:-"Waxaan Dilnay 6 Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Oo Galbineysay Saraakiil Ajaanib Ah",

0 Visits: 297 | Sunday December 31, 2017 - 13:14:18
Warar lagu baahiyay Warbaahinta Al-shabaab ayaa lagu sheegay qarax saakay ka dhacay magaalada muqdisho in lagu dilay ciidamo katirsanaa midowga afrika ee Amisom kuwooda ka howlgala Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Golaha Aqalka Sare oo ka doodaya weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qaybiid.

0 Visits: 337 | Sunday December 31, 2017 - 12:50:15
Xildhibaanada Golaha aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa kulan gaar ah xiligaan ku leh magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaruntooda waxayna ka doodayaan weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qaybdiid.

Read More »

Senator Xuseen: Waxaan ka digeynaa dalka in foodo la galiyo

0 Visits: 380 | Sunday December 31, 2017 - 12:45:43
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud ooka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday hoyga C/qaybdiis uu aad u niyadjabinaayo isla markaana ka dhigan yahay in duulaan lagu soo qaaday dastuurkii KMG ah ee dalka u degsanaa.

Read More »

Dibadbaxyo waaweyn iyo rabshado ku sii xoogeysanaya dalka Iiraan

0 Visits: 301 | Sunday December 31, 2017 - 12:43:22
Waxaa sii xoogeysanaya dibadbaxyada isku dhacyada wata ee dalkaasi Iiraan ka soconaya. Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ugu yaraan 2 qof oo lagu toogtay magaalada ku taalla galbeedka dalkaasi ee Dorud.

Read More »

Jubbaland oo sheegtay inay qabatay qarax Kenya loo waday

0 Visits: 311 | Sunday December 31, 2017 - 12:34:13
Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Qarax loo waday gudaha Kenya kaas oo ay ku qabteen Gobolka Gedo, sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamada Jubbaland.

Read More »

Golaha Aqalka Sare oo maanta ka shiraya Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018.

0 Visits: 329 | Sunday December 31, 2017 - 12:30:28
Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan Ku yeeelanaya Xarunta ay Ku shiraan ee magaalada Muqdisho, waxaana Xildhibaanadu ka doodi doonan Misaaniyadda Dowladda ee 2018 sida Fariinta Aqalka Sare lagu Xusay Xildhibaanada Qaarkoodna ay noo sheegaan.

Read More »

Madaxweynaha Naigeria oo dad dhintay u magacaabay xilal muhiim ah

0 Visits: 261 | Sunday December 31, 2017 - 12:25:01
Dad badan oo reer Naigeria ah ayaa ku tilmaamay khalad weyn oo nacasnimo ah kaddib markii madaxweyne Muhammadu Buhari uu xilal muhiim ah u magacaabay dad waa hore dhintay. Madaxweynaha ayaa magacyada shaqsiyaadkan ku soo daray liiska dad xilal muhiim ah loo magacaabay taasoo ka yaabisan in badan oo…

Read More »

Qarax ka dhacay meel ku dhow Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga oo magaalada Muqdisho

0 Visits: 302 | Sunday December 31, 2017 - 12:21:32
Kolonyo gaadiid ah oo ay lahaayeen ciidamada AMISOM marayay meel ku dhow Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa qarax loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso lagu weeraray iyadoo qasaare uu ka dhashay qaraxaas.

Read More »

Dowladda Uganda oo ciidamo kala baxday Soomaaliya

0 Visits: 385 | Sunday December 31, 2017 - 12:17:00
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya kala baxday qeyb ka mid ah Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Eng Yariisow oo ka hadlay falkii lagu weeraray Senator Qeybdiid

0 Visits: 302 | Sunday December 31, 2017 - 12:13:26
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Federalka C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka jawaab celisay falkii lagu weeraray guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale.

Read More »

30 qof oo ku dhimatay Shil gaari

0 Visits: 328 | Sunday December 31, 2017 - 12:04:14
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay ugu yaraan 30 qof in ay ku dhinteen shil labo baabuur oo bas iyo loori ah oo si xun isugu dhacay. Shilka labadan gawaari ayaa ka dhacay arroornimadii hore ee Axadii saakay waddo weyn oo ku taalla galbeedka Kenya oo isku xirta magaalooyinka Eldoret iyo Nakuru. Sideed iyo…

Read More »

General Dhuumaal "Dhammaan ciidamadu waa inay hoos yimaadaan taliyaha xoogga dalka,"

0 Visits: 325 | Sunday December 31, 2017 - 11:59:33
Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay la wareegto dhammaan maamulida ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Gen. Dhuumaal ayaa sheegay in Muqdisho ay joogaan ciidamo badan oo aan dowladdu maamulin balse ay maamulaan dowlado…

Read More »

Faarax Macallin " Farmaajo iyo Kheyre,ka saara Imaaraadka Muqdisho"

0 Visits: 307 | Sunday December 31, 2017 - 11:56:22
Faarax Macallin Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dalka ka saarto Diblomaasiyiinta iyo danaha Imaaraadka.

Read More »

Akhriso; Bayaan ay Hay'ada Culumada Soomaaliyeed ka soo saareen xaalada Siyaasadeed ee dalka

0 Visits: 245 | Sunday December 31, 2017 - 11:09:12
Hay'ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awooda aan sharciga ahayn.

Read More »

WAA WARARAKA WARGEYSKA MOGADISHUMTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 31-KA DICEMBAR 2017-KA

0 Visits: 478 | Sunday December 31, 2017 - 10:41:41
WASIIR BEYLE OO SAXIIXAY 2.7 $ Cabdiraxman Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo Dollar ($2.7m) oo loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ka dhaca Soomaaliya.

Read More »

Askar loo xirxirey weerarkii lagu qaaday guriga Senator Qeybdiid

0 Visits: 299 | Saturday December 30, 2017 - 20:21:32
Ugu yaraan afartan askari ayaa loo xirxirey weerarkii iyo baaritaankii lagu sameeyay maanta guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale ee magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Gorod oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga…

Read More »

Cali Gacal:-"Ma Haysano Xarun aan Ku Yeelanayo Kulamadda Baarlamaanka",

0 Visits: 302 | Saturday December 30, 2017 - 20:12:06
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in aysan laheyn xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaas howl ay ku shiraan.

Read More »