Faarax Macallin " Farmaajo iyo Kheyre,ka saara Imaaraadka Muqdisho"

0
Sunday December 31, 2017 - 11:56:22 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faarax Macallin " Farmaajo iyo Kheyre,ka saara Imaaraadka Muqdisho"

    Faarax Macallin Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dalka ka saarto Diblomaasiyiinta iyo danaha Imaaraadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faarax Macallin Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dalka ka saarto Diblomaasiyiinta iyo danaha Imaaraadka.

Waxaa uu sheegay in ay Caqabad weyn ay ku yihiin Geedi socodka Soomaaliya.

Faarax Macallin ayaa ku sheegay Twitter-kiisa ” Farmaajo iyo Kheyre,ka saara Imaaraadka Muqdisho,Ilaahay dartiis,xira safaaraddooda”

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa Soomaaliya waxaa ka jiray Xaalad Siyaasadeed oo kacsan, waxaana lagu eedeeyay dowladda Imaaraadka in ay taageerto Mucaaradka dowladda kasoo horjeeda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip