Cali Gacal:-"Ma Haysano Xarun aan Ku Yeelanayo Kulamadda Baarlamaanka",

0
Saturday December 30, 2017 - 20:12:06 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Gacal:-"Ma Haysano Xarun aan Ku Yeelanayo Kulamadda Baarlamaanka",

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in aysan laheyn xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaas howl ay ku shiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in aysan laheyn xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaas howl ay ku shiraan.

Waxa uu sheegay in qarashka ay helaan oo yar awgeed aanay socon kareyn howlaha guud ee shaqooyinkooda baarlamanka Maamulka Galmudug.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay guddoomiye Casir inaanu jirin daqli fiican oo uu helo maamulkooda, maadaama aanu jirin qaadis canshuur, isaga oo ku baaqay in Galmudug ay hesho miisaaniyad rasmi ah oo ay hay’adaheeda ku shaqeyn karaan.

Hay’adaha Maamulka Galmudug ayaa ku shaqeeya dhamaantood xarunta madaxtooyadda Maamulkaas ee magaaladda Cadaado ee Caasimadda KMG ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip