Golaha Aqalka Sare oo maanta ka shiraya Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018.

0
Sunday December 31, 2017 - 12:30:28 in Wararka by
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Aqalka Sare oo maanta ka shiraya Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018.

    Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan Ku yeeelanaya Xarunta ay Ku shiraan ee magaalada Muqdisho, waxaana Xildhibaanadu ka doodi doonan Misaaniyadda Dowladda ee 2018 sida Fariinta Aqalka Sare lagu Xusay Xildhiba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan Ku yeeelanaya Xarunta ay Ku shiraan ee magaalada Muqdisho, waxaana Xildhibaanadu ka doodi doonan Misaaniyadda Dowladda ee 2018 sida Fariinta Aqalka Sare lagu Xusay Xildhibaanada Qaarkoodna ay noo sheegaan.

Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 oo ka kooban 274 malyan islamarkaana ka badan tii sanadkaan Sii dhamaanayo 2017 ayaa 13 Bishaan December Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya meelmariyeen.

 
Balse Xildhibaanada aqalka Sare ayaa ka dooditaankooda ka dib laga sugayaa in ay ansixiyaan ama ay wax ka badal ku sameeyaan, Waxaana Xusid mudan in miisaaniyaddu intii ay hortaalay Xillibaanada Golaha shacabka Muran badan uu ka dhashay waxyaabaha waqtigaasi dooda badan dhaliyay waxaa ka mid ahaa lacag horay loo isticmaalay oo aan miisaaniyaddi hore Ku jirin iyo 14 malyan ee Miisaaniyadaan lagu kordhiyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip