Wararka

Minnesota oo laga xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka.

0 Visits: 144 | Monday June 21, 2021 - 09:47:06
..

Read More »

Doorashada Guud ee Itoobiya oo saaka bilaabatay

0 Visits: 178 | Monday June 21, 2021 - 09:43:43
..

Read More »

Wax ka ogaw 10-ka tababare ee ugu taajirsan dunida!!!.

1 Visits: 957 | Sunday June 20, 2021 - 23:15:13
..

Read More »

Ma Abootaa kuu sheegtay, mise isaga?=Faallo=

1 Visits: 1015 | Sunday June 20, 2021 - 22:46:16
..

Read More »

Dad Ku Geeriyooday Diyaarad Ku Burburtay Dalka Iran

0 Visits: 198 | Sunday June 20, 2021 - 22:27:54
..

Read More »

Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 196 | Sunday June 20, 2021 - 21:46:55
..

Read More »

DEG DEG: Guddiga Qaran ee Amniga Doorashooyinka oo lagu dhowaaqay

0 Visits: 213 | Sunday June 20, 2021 - 21:05:23
...

Read More »

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay kordhinta tababarka Ciidamada

0 Visits: 192 | Sunday June 20, 2021 - 20:36:20
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Magalada Antalya ee dalka Turkiga, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga, Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Kulanka ayaa looga hadlay fursadaha iskaashiga laba geesoodka ah oo ka dhexeeya labada…

Read More »

Madaxweyne Museveni oo xayiraad cusub ku soo rogay dalka Uganda

0 Visits: 160 | Sunday June 20, 2021 - 20:33:23
Madaxweynaha Uganda Yowreri Museveni ayaa jimcihii soo saaray tallaabooyin cusub oo looga hortagayo Coronavirus oo ay ka mid tahay mamnuucidda dhammaan socodka gawaarida, marka laga reebo shaqaalaha muhiimka ah si ay gacan uga geystaan xakameynta mawjadda labaad ee COVID-19. Waddanka bariga Afrika ayaa…

Read More »

Mucaaradka oo sheegay sida ay u arkaan liiska guddiyada ee uu shaaciyey Rooble

0 Visits: 193 | Sunday June 20, 2021 - 20:15:49
Kadib markii Ra'iisul wasaare Rooble uu caawa soo saaray liiska dhammaan guddiyada doorashooyinka dalka ayaa waxaa soo baxaysa fal-celinta siyaasiyiinta ee ku aadan tallaabadaas, waxayna inta ka soo hadashay muujinayaan inay ku qanceen kala shaandheynta xubnihii cabashada kala soo gudbiyey ee guddiyada.…

Read More »

Lafta Gareen oo abaabul ka bilaabay Waajid + Ujeedka

0 Visits: 167 | Sunday June 20, 2021 - 20:14:03
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ku hoyday degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa kulamo kala duwan ka bilaabay degmadaasi. Lafta Gareen ayaa qaabilay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Waajid, isaga oo ka xog wareystay…

Read More »

Yuusuf Xasan oo Kenya kala hadlay afduubka Soomaalida

0 Visits: 154 | Sunday June 20, 2021 - 20:10:39
Xildhibaanada asalkooda uu yahay Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya ayaa bilaabay dadaallo xoogan oo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa afduubka ka dhanka ah Soomaalida ee ka billowday magaalada Nairobi ee dalkaasi. Yuusuf Xasan Cabdi oo laga soo doorto deegaanka Kamukunji oo ah halka ugu daran…

Read More »

Howlgal Waddo furis ah oo looga dhawaaqay Gobolka Bakool

0 Visits: 146 | Sunday June 20, 2021 - 20:08:15
Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto; Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ku leeyihiin Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Taliye Ciirow ayaa khudbad dardaaran ah ujeediyay Ciidankii…

Read More »