Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Sunday June 20, 2021 - 21:46:55 in Wararka by
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Laammaha Amniga ayaa xaqiijiyay in Qarax Miino uu goordhow ka dhacay xaafadda Taleex ee degmada Hodan.

Qaraxa ayaa wararku sgeegayaan inuu ahaa nooca miino ee gawaarida lagu xiro , waxaana uu gaarugu qarxay xilli uu marayey waddada Taleex waxana la sheegayaa in uu geestay qaraxaasi khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

iyadoo wararku ay intaa raacinayaan in 1 qof uu ku geeriyootay dhawayona ay jiraan

 

Dhinaca kale, waxaa magaalada muqdisho caawa xaafado ka mid ah laga maqaly dhowr jug culus ah iyana ahaayeen Qaraxyo dhowr ah oo la sheegay in ciidamada ammaanka ay qabteen ayna sheegeen in ay qarxiyeen iyadoo Qaraxyadaas ay ahaayeen qaraxyo si nabad ah loo qarxiyey ,

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip