Howlgal Waddo furis ah oo looga dhawaaqay Gobolka Bakool

0
Sunday June 20, 2021 - 20:08:15 in Wararka by
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal Waddo furis ah oo looga dhawaaqay Gobolka Bakool

    Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto; Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ku leeyihiin Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Taliye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto; Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ku leeyihiin Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Taliye Ciirow ayaa khudbad dardaaran ah ujeediyay Ciidankii uu halkaasi ku booqday, isagoo farey inay ay isku diyaariyaan howlgallo Al-Shabab kaga saarayaan waddooyinka gala Degmada oo muddo go'doonsan, si dhibaatada loogu dulqaado Shacabka. Dhanka kale wuxuu saraakiisha iyo Ciidanka ku ammaanay taliyuhu howlgalladii ay muddooyinkii dambe ka wadeen degaannada hoos taga Degmada Waajid, si Al-Shabaab, wuxuuna kula dar-daarmay in ay sii laba jibbaaran dedaalkooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip