Maktabada qaranka oo deeq buugaag ah ka gudoontay maktabadda qaranka dalka Qatar

0
Sunday June 20, 2021 - 23:40:40 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maktabada qaranka oo deeq buugaag ah ka gudoontay maktabadda qaranka dalka Qatar

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Munaasabad makatabada qaranka Soomaaliya loogu wareejinayay deeq buugaag ah oo ka timid maktabada dalka Qatar ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaaliya.

Xaflada wareejinta buugaagatan deeqda ah oo gaadhayay ilaa 4000 oo buug ayaa waxaa lagu qabtay xarunta maktabada qaranka ee Magaalada Muqdisho waxaana goobjoog ka ahaa wasiiradda wasaaradda waxbarashadda iyo warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya, xubno ka socday dowladda Qatar oo uu hogaaminayay wasiirka wasaaradda waxbarshadda ee dowladda Qatar, Agaasimaha maktabadda qaranka Soomaaliya, xildhibaano iyo bahda waxbarashadda dalka

Waxaa ugu horeyn goobta ka hadlay Agaasimaha Guud ee Maktabada qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamad Axmad Shiil asaga oo sheegay in buugaagtan ay ahmiyadoodu tahay in qalinleyda Soomaaliyeed helaan meel ay ka heli karaan buugaagta ay u baahan yihiin

Safiirka u fadhiya Soomaaliya dalka Qadar Xassan bin Xamsa hasim ayaa sheegay in ay dowladda Qatar ay mar walba garab taagan tahay Soomaaliya islamarkaana deeqadan maanta ah ay ka qeyb ka tahay garab istaaga Qatar ee Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Cusmaan Ibrahim Dubbe oo khudbad ka jeediyay munaasabada buugaagta lagu gudoonsiinayay maktabada qaranka ayaa tilmaamay muhiimada ay leedahay deeqda buugaagta ah ee maanta la gudoonsiiyay.

Ugu dambayn wasiirka wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Eng Cabdullahi Abukar Xaaji oo gudoomay deeqda buugaagta ayaa uga mahadceliyay dowladda Qatar deeqda buugaagta ah ee ay maanta gudoomeen.

maktabada qaranka oo deeq buugaag ah ka gudoontay maktabadda qaranka dalka qatar

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip