Kooxda Taliban oo sheegtay in xalka Afqanistaan uu ku jiro dowlad islaami ah

0
Sunday June 20, 2021 - 22:35:02 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Taliban oo sheegtay in xalka Afqanistaan uu ku jiro dowlad islaami ah

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xilli rabshdaha ka taagan dalka Afghanistan ay sii kordhayaan ayaa hogaamiya ku xigeenka kooxda Taliban waxaaa uu sheegay inay ka go’an tahay wadahadalada nabadda.

Mullah Abdul Ghani Baradar ayaa intaa ku daray in "nidaam islaami ah oo sax ah” uu yahay qaabka kali ah ee lagu soo afjari karo dagaalka Afqanistaan.

 

Hadalkiisa ayaa ku soo beegmaya xilli walaac laga qabo in la isku mari waayo wadahadalada u dhaxeeya Talaiban iyo dowladda Afqanistan ee gar-wadeenka ka tahay dowoladda Qatar.

Wadahadaladii u dhaxeeya Taliban iyo dowladda Afqanistaan ayaa muddo bilooyiin ah hakad ku jiray.

Afghan former Taliban fighters are photographed holding weapons before they hand them over as part of a government peace and reconciliation process at a ceremony in Jalalabad on February 8, 2015. Over twenty former Taliban fighters from Achin district of Nangarhar province handed over weapons as part of a peace reconciliation program. AFP PHOTO / Noorullah Shirzada (Photo by Noorullah Shirzada / AFP

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip