Wararka

Sawirro: Ciidamada Danab oo burburiyey xarumo ay lahaayeen Al-Shabaab

0 Visits: 146 | Thursday November 11, 2021 - 18:37:09
.

Read More »

Maamulka DDS oo xiray Xarunta Telefeshin ay leedahay Gabar Soomaali ah

0 Visits: 219 | Wednesday November 10, 2021 - 19:51:02
.

Read More »

Xanuun aan la aqoon waxa uu yahay oo dad badan kusoo ritay Muqdisho

0 Visits: 175 | Wednesday November 10, 2021 - 19:42:35
Todobaadyadii lasoo dhaafay dadka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxay la jiifeyn xanuun aan la aqoon waxa uu yahay, oo dad badan oo xaqiijiyeen inuu ku dhacay. Cudurkaan cusub ayaa ah mid shabaha hargabka inkastoo dadka uu ku dhacay cudurkaan ay sheegeyn inuu hargabka ka daran…

Read More »

Maamul cusub oo loo doortay degmada Baraawe

1 Visits: 154 | Wednesday November 10, 2021 - 19:40:20
Golaha deegaanka ee cusub ee degmada Baraawe ee dhawaan la dhisay ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenadiisa. Dr Libaan Abukar Osmaan ayaa ku guulaystay Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaana la tartamay Omar Sheikh Abdi oo helay 7 cod halka…

Read More »

Muxuu yahay ujeedka safarka R/W ROOBLE uu ku tegayo Maamul Goboleedyada?

0 Visits: 139 | Wednesday November 10, 2021 - 19:28:20
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in markale uu safar ku tagi doono gobollada dalka, isaga oo booqan doono magaalooyinka qaar ee maamul goboleedyada. Rooble ayaa shaaca ka qaaday in socdaalkiisa uu la xiriiro goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka…

Read More »

Gudoomiyaha Wadajir oo ka hadlay weerarkii shalay lagu dili rabay Ciise Sharaawe

0 Visits: 171 | Wednesday November 10, 2021 - 19:26:36
Guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, Bashiir Maxamed Cali oo maanta shir jaraa'id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka hadlay falkii shalay lagu rasaaseeyey Ciise Sharaawe Cabdi oo ah guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee Wadajir, kaas oo lagu weeraray degmadaasi. Bashiir Maxamed…

Read More »

Ciidanka dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

0 Visits: 170 | Wednesday November 10, 2021 - 19:09:40
Ciidanka xoogga dalka ayaa Maanta waxaa ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelalaha Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Ciidamada sigaar ah uga fuliyeen degaannada Shaam-gare iyo Raqayle…

Read More »

Farmaajo oo u baxaya safar dibadda ah + Ujeedka

0 Visits: 174 | Wednesday November 10, 2021 - 19:08:04
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda uu u bixi doono safar dalka dibaddiisa ah, kaas oo uu ku tegayo Uganda, sida uu xaqiijiyey wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya. Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud…

Read More »

Dal Yurub ah oo muhaajiriin badan soo qaadaya, si uu ugu xumeeyo Midowga Yurub

0 Visits: 180 | Wednesday November 10, 2021 - 19:02:48
Boqolaal muhaajiriin ah ayaa dhooban xuduudda kala qeybisa dalalka Belarus iyo dalka xubinta ka ah Midowga Yurub ee Poland oo ay doonayaan inay galaan, si ay ugu sii gudbaan dalalka kale ee Midowga Yurub. Midowga Yurub ayaa wacad ku maray cunaqabteeno cusub oo ka dhan ah Belarus, ayaga oo ku eedeeyey…

Read More »

Saxafi 13 sano kadib fariin kasoo gudbiyay burcad ku afduubatay SOOMAALIYA

0 Visits: 176 | Wednesday November 10, 2021 - 18:59:55
.

Read More »

Cali Guudlaawe oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika

0 Visits: 165 | Wednesday November 10, 2021 - 18:38:32
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobe ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan. Madaxweynaha iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika,…

Read More »

SAWIRO:- RW Rooble oo goordhow furay shir looga hadlayo Arrimaha Abaaraha

0 Visits: 146 | Wednesday November 10, 2021 - 18:37:46
..

Read More »