Cali Guudlaawe oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika

0
Wednesday November 10, 2021 - 18:38:32 in Wararka by
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guudlaawe oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika

    Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobe ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobe ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan. Madaxweynaha iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika, ayaa ka wada hadlay arrimaha dardargalinta doorashooyinka dalka, xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%, Amniga, mashaariicda horumarineed, dhibaatooyinka fatahaadaha ee soo noqnoqday iyo abaaraha. Kaaliyaha xoghayaha guud ee QM arrimaha Afrika ayaa uga mahadcelisay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen doorashadii daaha furneed ee aqalka sare ee ka dhacday Magaalada Jowhar.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip