HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO KHAMIIS 11-KA NOV.2021-KA

0
Thursday November 11, 2021 - 09:04:49 in Wararka by
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO KHAMIIS 11-KA NOV.2021-KA

    .,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.,,

Farmaajo oo u baxaya safar dibadda ah + Ujeedka

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed C/hi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda uu u bixi doo no safar dalka dibaddiisa ah, kaas oo uu ku tegayo Uganda, sida uu xaqiijiyey wasiirka arrimaha dibad da xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in Farmaajo uu

M/Kampala uga qeyb-gali doono shir weyne looga hadlayo xaaladda Itoobi ya & mida Sudan, kaas oo qabsoom aya 15-ka beshan ayenu ku jirno Nove mber ee 2021-ka.

Wasiirka ayaa shaca ka qaaday in shirkaas ay sidoo kale tegi doonaan dhammaan madaxda dal alka dhaca Bariga Afrika ee ku jira Urur Goboleed ka IGAD.

"15-ka November waxaa M/Kampala ka dhici doo na shir ay isugu imaanayaan Urur Goboleedka IGAD oo uu ka qaybgeli galayo Madaxweynaheena, waxaa looga hadlayaa Inqilaabkii ka dhacay Suuda an & Xaaladda Itoobiya” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda.

Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in muhiimad da shirkaasi uu yahay sidii looga hortagi lahaa colaadaha iyo qalaalasaha dhiiga uu ku daadanayo ee ka jira labadaasi dal. Md.M.Cabdirasaaq oo ha dalkiisa sii wata ayaa xusay in Soomaaliya ay ku ba aqeyso in wax weliba lagu dhammeeyo wada-hadal iyo deganaan.

"Wadaha dalka iyo wax isla meel dhigidda ayaa ka wanaagsan in dad aan wax Shalaysan ay ku dhint aan, in dhaqaalaha & Dalka uu ku burburo, sidaas darteed waxa aan soo jeedineynaa in la wada had lo” ayuu sii raaciyey w/arrimaha dibadda Somaliy a.

Safarka Farmaajo ee Kampala ayaa ku soo aad aya, xilli xasaasi ah, isla-markaana ay Somaliya ku ji rto xaalad kala guur ah iyo sidoo kale marxalad doorasho.

Si kastaba, madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa saaxib dhow la’ah R/wasaaraha waddanka Itoobiya Abiy Axmed oo haatan dagaal adag kula jira jabhadda TPLF.

RW Rooble oo booqanaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka

Ra’iis Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa inuu dhawaan booqdo Magaalooyinka lagu qabanayo door ashada G/Sh/B/Soomaaliya.

Rooble ayaa u kuurgeli doono xaalad da Amni ee Goobaha loogu talo galay inay ka dhacaan doorashooyinka G/Shacabka iyo diyaar garoowga doorashada. ” Wixii ka bilowda Jim caha ama sabtiga

waxaan diyaariyay safaro aan ku tagayo goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka xildhibaanada G/sh/ka ayuu yiri” Ra’iisul Wasaare Rooble.

Sidoo kale R/Wasaaraha ayaa waxaa uu warbixi no mu saabsan diyaar garoowga doorashada ka dhageysan doonaa guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed halka Saraakiisha Amniga door ashooyinka uu ka dhageysan doono warbixin la xiriirta amniga Goobta doorashada.

Hadalkaan ayaa R/Wasaare Rooble waxaa uu ka sheegay Shir looga hadlayo arrimaha bani’aada nnimada oo Shalay uu ka furay M.Muqdisho.

SHEEKH SHARIIF oo shaki cusub geliyey doora shada Soomaaliya kadib markii…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna gud doomiyaha golaha midowga musharaxiinta Shariif Sh.Axmed ayaa walaac hor leh ka muuj iyey qabashada doorashooyi nka dalka oo cago jiid badan ka muuqdo.

Sh.shariif ayaa sheegay in si rasmi ah loo ogeyn xilliga ay bilaabanayaan doora shooyinka iyo xilliga ay soo idlaanayaan, midaasi oo hubanti la’aan dalka halis gelin karta."Dalka waxa ka jirta xaalad doorasho oo aan la hu bin xiliga ay dha ceyso, run weeye in doorasho bilaabatay Aqalka Sa re, laakiin Aqalka Sare oo lambarki isa aad u koob an yahay waxa uu socday waqti dheer oo ka badan 3 bilood ah. Aqalka Hoose oo aad uga badana wax aa laga doortay 2 xubnood waxaa la ogeyn goorta si dhab ah wax u bilaaban ayaan,” ayuu yiri Sh.Shariif.

"Lama ilaalin waqtigii doorashooyinka, taasi oo mu gdi galineysa meesha wax u socdaan iyo meesha ay ku dhamaan karaan. Waxaa wada ognahay dhib aatada dalka ka jirta Dhaqaale ahaan, Amni & bul sho ahaan dhibaatooyinka ka jirta waxaas oo dhan waxa fure u ah doorasho xor & xalaal ah oo cad waqtiga ay dhaceyso.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in mas’uuliyada qa bsoomida doorashooyinka ay saaran tahay DFS,& maamul goboleedyada iyo Guddiyada doorashooyin ka 2da heer oo ayagu gacanta ku haya habsami u socodka doorashooyinka.

Waxa uu crarabka ku adkeeyay in si dhaqso leh loo qabto doorashooyinka dhiman oo muddo dhac badan ku yimid, islamarkaana ay lagama maarman tahay inay u dhacdo hanaan lagu kalsoonaan karo.

"Dalalka burburaya ee Afrika iyo meelaha kale ku yaala asbaabta u weyn waxay la xiriiran arrimo doo rasho, Soomaaliya waxaa dhibaato ku filan intii ay soo martay.”

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in markasta oo lagu sii dheeraado xaalada kala guurka in fursad siin karto kooxaha argagixisada & Al Shabaab oo ka faa’iideysanaya hubanti la’aanta doorashada.

Guddiga doorashooyinka oo dowlad Goboleed yada uga digay inay

 farageliyaan doorashada G/Shacabka

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashoo yinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in doorashada Golaha Shacabka ay ku soo dhamaystiri doonaan mudda bil ah gudeheed ah inta ka harsan sanadkaan 2021, isagoo xusay in la diyaariyay dhammaan goobihii doorashooyinka deegannada ay kuraasta ku harsanyahiin.

Maxamed Xasan Cirro oo la hadlay Warbaahin ta dowladda ayaa tilmaamay inay ku kalsoon yihiin shaqada ay hayaan guddigooda, isla markaana ay si cadaalad ah u dhamaystiri doonaan qorshaha hannaanka doorashada Soomaaliya, isagoo madaxda màamul goboleed uga digay inay faragalin ku sameeyaan kur aasta doorashada GolahaShacabka.

"Waxaa meesha ka saaray in haba yaraatee aan la musuq maasuqi karin doorashada isla markaana beelaha ay u madax banaanyahiin inay soo doort aan kuraastooda dadka ugu matalayo G/Shacabka”. Ayuu yiri G/Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.

Dhawaan waxaa Muqdisho ka dhacday doorash ada 2 kursi oo kamid ah G/Shacabka, waxaana la fi layaa in dhawaan guud ahaan dalka ay ka dhacdo doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka.

DF Soomaaliya oo shaaca ka qaaday waxa ay isku hayaan Midowga Afrika

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxa med Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamadii Shalay ay R/ Wasaare Rooble la yeesheen safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah go laha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika iyo ha lka uu marayo qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya ee ciidanka AMISOM

Wasiir Cabdirisaaq oo la hadlay BBC ayaa sheegay in kulankii Shalay iyo kul amadii ka horeeyey ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay M/Muqdisho looga ha dlay qorsh aha la doonayo in AMISOM looga saaro Somaliya, kaas oo aad uu uga cagajiidayo ururka Midowga Afrika. "Kulankii Shalay waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray maxaa noo qabsoomay, ma xaa noo qabsoo min, maxaan isku diidanahay iyo si dee waqtiga yar ee ka haray sii joogitaanka dalka ee AMISOM aan u soo wada saarnaa go’aan la isku ra acsan yahay?” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.

Waqtiga loo qorsheeyey howlga AMISOM ee Soom aaliya ayaa ku eg bisha soo socota ee December, waxayna DFS dooneysaa in dhamaadka sanadka an ay AMISOM dalka isaga baxdo, halka dalalka ay ka soo jeedaan ciidamada AMISOM ay ka caga jiid ayaan go’aankaas, iyagoo doonaya in waqtiga loo kordhiyo, si dalka ay u sii joogaan.

Mar wasiirka la waydiiyey sababta ay mar hore u ga shaqeyn waayeen in is-faham laga gaaro go’aan ka bixitaanka AMISOM ayuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay sanad ka hor diyaarisay oo Q/Mido obey ay u gudbisay qorshe cad oo AMISOM ay wa qtigii loo qorsheeyey dalka uga bixi karto, balse wax uu xusay in qorshahii dowladda Soomaaliya uu ka socon waayey Midowga Afrika.

"Qorshaha loogu tala galay kala guurka, Sooma aliya waxay ku adkeysatay in la qaato soo jeedintee da, xittaa hadii qorshaha aan rabno la qaato ciidam ada AMISOM oo ay kaabeyso QM waxaa in mudo ah noo sii socon lahaa wadaxaajoodka, laakiin wax aa nasiib darro ah in markii horaba aysan anaga qor shaheenii nala qaadan, waana halkaas meesha la is ka diidan yahay,” ayuu yiri wasiirka arrimaha diba dda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq.

DFS ayaa maalmo ka hors oo saartay go’aan ay dalka uga ceyrineyso ku xigeenka wakiilka Mido wga Afrika ee Soomaaliya, Simon Mulongo, kaas 7 cisho loo qabtay inuu dalka uga baxo, waxuuna go’ aankaasi abuuray madmadow iyo kulamo is daba jo og ah oo madaxda Soomaaliya iyo M/Afrika ay ka yeelanayaan arrinta lagu eryey wakiilka.

Wasiirka,Cabdirisaaq ayaa horay u sheegay in Mulongo lagu helay inuu isku dayay inuu is hortaago baaritaankii dadkii ciidamada AMISOM ku xasuuqe en deegaanka Golweyn ee G/Sh/Hoose.

Sidoo kale waxa uu sheegay in danjire Simon Mulongo uu burburiyey heshiis DFS iyo Midowga Af rika ay ku galeen in taagero la siiyo dad uu sheegay in dhibaato loogu geystay xerada Xalane.

"Midowga Afrika waxaan u sheegnay inaan nin kaas digniino badan ka bixinay, haddana aan ta agannahay meeshii ugu dambeysay, oo ah in nal aga beddelo. Waxaa sidoo kale madaxda dalkiisa Uganda gaarsiiyay arrintaas, si shakhsi nuucaas oo kale aanan ka ogolaan inuu xiriirkeenna xumeeyo,” ayuu ku yiri wasiirka Maxamed C/Risaaq wareysi uu horay u bixiyey.

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Ninkaan oo lagu Magacaabo Cusmaan Cadow Xaaji kana tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Shalay Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaa liyeed ee kusugan Degmada Diinsor ee Gobolka Baay Maamulka Koonfur Galbeed.

Cusmaan ayaa muddo dhowr sano ah ka tirsa naa Ururka Al-Shabaab, wuxuuna u qaabilsanaa qe ybta jabhadaha ee weerarada qorsheysan fulisa, isa ga oo ka qeyb qaatay dagaalo dhowr ah oo ka kala dhacay Gobolada Gedo, Baay iyo qeybo ka Mid ah Waddanka Kenya.

Guddoomiyaha Degmada Dii nsor ee Gobolka Baay Cabdisalaan Xaaji Siidow ayaa sheegey in Cusm aan Cadow uu la soo goostay Qor ay AK47 iyo Booshkiisa, isla mark aana muddo uu si dhuumaaleeysi ah uga Shaqeeynayay degmada Diinsoor iyo degaa nnada hoostaga.

Ninka kasoo goostay Al-Shabaab ee Cismaan ayaa ugu baaqay Xubnaha kale ee weli ka tirsan Al-Shabaab in ay isaga soo baxaan ayna ka faa’ideys taan cafiskii ay ufidisey Dowladda Soomaaliya.Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaannada Maamulka Koonfur Galbeed iska soo dhiibay Saraakiil iyo Xu bno badan oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo muddo ka Shaqeeynayay degaannada M/mulkas

Cali Guudlaawe oo la kulmay kaaliyaha Xoghay aha Guud QM ee Afrika

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa Shalay qaabilay kaaliyaha Xoghaya ha Guud Qaramada Midoobe ee arrimaha Afrika Ms s. Martha Ama Akyaa Pobee iyo Wakiilka Xoghay aha guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soo maaliya Ambassador James Swan.

Madaxweynaha iyo Kaaliya ha Xoghayaha Guud QM ee Afr ika, ayaa ka wada hadlay arrim aha darda rgalinta doorashooyinka dalka, xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%, Amniga, mashaariic da horumar ineed, dhibaatooyinka fatahaadaha ee soo noq noqday iyo abaaraha.

Kaaliyaha xoghayaha guud ee QM arrimaha Afr Ika ayaa uga mahadcelisay Madaxweyne Cali Guudl aawe Xuseen doorashadii daaha furneed ee aqalka sare ee ka dhacday Magaalada Jowhar.

Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir

Xilli Dorraad guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo ayaa waxaa Shaqaaqadaas faah faahin ka bix iyay Booliska Soomaaliya.

Afhayeenka Ciidamka Booliska Soom aaliyeed ayaa sheegay in ciidanka Bool iska oo howlgal ka wada Barkoontorool oo ku taalla Wadajir ay qabteen Mooto Bajaaj taargo la’aan ah balse rag hubeysan uu da lbaday iyo Ciidamada Booliska dagaal dhexmaray uu kusoo dhex dhacay guddoomiyaha Siyaasadda degmsda Wadajir.

" Gudoomiye ku xigeenka Siyaasadda Wadajir waxaa uu si lama filaan ah uu kusoo galay shaqa aqo u dhaxeysay Militariga iyo Booliska, markii ay ra saastu la hubiyey ayuu durba iska difaacayasna ayuu yiri” Afhayeenka.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Sha qaaqada ka dhacday uu ku geeriyooday askari ka ti rsan Ciidanka Booliska & iyo askari ka tirsan Mill ateriga oo kamid ahaa ragga weerarka soo qaaday halka laba qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Ugu dambeyn Afhayeenka Ciidanka Booliska wa xaa uu ka digay in M/Muqdisho dhexdeeda lagu wato Gaari ama Mooto Bajaaj taargo la’aan ah.

Warkaan kasoo baxay Booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay mid lagu beeninayo hadalkii Dorraad ka soo yeeray Guddoomiye kuxigeenka Siy aasadda degmada Wadajir, kaas oo ahaa in lavu soo qaaday weerar la doonayay in lagu dilo.

Maamul cusub oo loo doortay degmada Baraawe

Golaha deegaanka ee cusub ee degmada Baraa we ee dhawaan la dhisay ayaa Shalay doortay Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenadiisa.

Dr Libaan Abukar Osmaan ayaa ku guulaystay Guddoomiy aha Degmada Baraawe ee Caa si mada Dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed waxaana la tartam ay Omar Sheikh Abdi oo helay 7 cod halka Dr Libaan uu helay 18 cod waxaana halaabey 2 cod.

Sidoo kale Gudoomiye ku xigeenada 1aad & kan 2ad ba waxaa loo kala doortay Ismaail Abdulaahi iyo Sahro Abukar Ali.

Doorashada waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.Soomaaliya

Ciidanka dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka ayaa Shalay waxaa ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen degaano hoos taga degmada Awdheegle ee G/Sh/Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan dagaalam ayaal ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Ciida mada si gaar ah uga fuliye en degaannada Shaam-gare iyo Raqayle oo dhexe eya Degmada awdhe egle iyo Degaanka Bariire, wa xaana saraakiisha ciidanka ay sheegeen inay la wareegeen Godad Al-Shabaab halkaasi uga qod naa, kuwaas oo difaac ay ka dhiganayeen.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in howlgalka ay khasaaro weyn ku gaarsiiyeen Al-Shabaab, islamar kaana ay dileen Sagaal Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab 13 kalena ay dhaawaceen sida ay hadalka u dhigay.

Dhowr jeer oo hre ayaa Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ka tirsan G/Sh/Hoose, waxaana mararka qaar ay weeraro kala kulmaan Al-Shabaab.

Dhinaca kale wali wax war ah kama soo bixin Al shabaab ka dib sheegashada Ciidamada dowladda ay sheegteen in ay deeganadaas dagaal ku qaadeen

XANUUN AAN LA AQOON WAXA UU YAHAY OO DAD BADAN KU SOO RITAY MUQDISHO

7-yadii lasoo dhaafay dadka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxay la jii feyn xanuun aan la aqoon waxa uu yahay, oo dad badan oo xaqiijiyeen inuu ku dhacay.

Cudurkaan cusub ayaa ah mid shabaha hargab ka inkast oo dadka uu ku dhacay cudurk aan ay sheegeyn inuu hargabka ka dar an yahay, islamarkaana uu leeyahay ma dax xanuun aad u daran.

Cudurkaan ayaa ah mid ku cusub magaalada, wux uuna yahay mid ay dadka isku gudbiyaan sida ay saxaafadda u sheegeyn qaar kamid ah dadkii uu ku dhacay cudurkaan.

"Waxaa magaalada maalmahaan ku faafay cud ur xun, dadkii dhan Isbitaalada ayey la jiifaan, qaar koodna guryaha ayey iska joogaan, waxaan dhaqaa tiirta ka codsaneynaa inay cudurkaan baaraan isl amarkaana ay waqti geliyaan,” ayey tiri gabar la had ashay taleefishinka qaranka.

"Maalmahaan waxaa magaalka soo galay cudur xoogaa hargabka u eg oo dadka ay hadda la jiifaan, culeys ayuu ku hayaa magaaalada,” ayuu yiri qof ka le oo ka hadlay telefishinka.

"Aniga ahaan cudurkaan wuu igu dhacay, 3 maa lin ayuu i hayey, horey uma arkin xanuun noocaan oo kale ah, waxaan Allah uga baryayaa dadka uu cudurkaan ku dhacay inuu caafimaad deg deg ah siiyo,” ayuu yiri qof kamid ah dadka uu cudurkaan ku dhacay.

Dadka ka hadlay cudurkaan ayaa sheegay in caalamadihiisa ay kamid tahay qandho joogto iyo qufac xanuun wata.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Sooma aliya weli kama aysan hadlin cudurka cusub ee lagu arkay Magaalada Muqdisho.

Cudurkaan ayaa kusoo aadayo xilli uusan adduun yada weli ka dhammaan cudurka COVDI19, lamana xaqiijin karo haddii uu cudurkaan yahay COVID-19 oo soo rogaal celiyey iyo haddii uu yahay mid cusub.

Maamulka DDS oo xiray Xarunta Telefeshin ay leedahay Gabar Soomaali ah

Hay’adaha Amniga ee Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa albaab ada isugu dhuftay Telefi shi nka NabadTV oo ahaa kan keliya ee madaxa-ba nnaa na ee kajira deegaan ka So omaa lida.

Koomishineer ku xigeenka ko omishinka Booliska Deeg aanka Soomaalida G/sare Maxa muud Sheekh Axmed ayaa sababta ay u xireen Xarunta Nabad Tv xarun tiisii magaaalada Jg-jiga ku sheegay baahinta warbixin abuuri karta amni daro gaar ah aan kuwo ka dhan ah xaaladda degdegga ah ee ay ku jirto Itoobiya.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Tv-ga NabadTV uu ka Shaqeeynayay in Magaalada Jig jiga uu dhiig uu ku daato, burbur uu ka dhaco, isla markaana fowdo iyo amni darro ay ka bilaabato, hayeeshee ay ka hortageen, sidoo kalena ay sharciga horkeeni doonaan dadkii ku dhaqaaqay falkaas.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Koomishineer ku xigeenka koomishinka Booliska Deegaanka So omaalida in waxyaabaha uu ku dhaqaaqay Nab ad TV uu yahay mid ay soo abaabuleen dad dano gaar ah leh, sidoo kale Ciidamada Booliska ay ka hortegi doonaan waxkasta oo liddi ku ah amniga.

Telefishinka Nabad ayaa waxaa milkiyadiisa iska leh Wasiirkii hore ee Carruurta iyo Dhallinyarada Itoobiya oo ah gabar Soomaaliyeed.

QOOR QOOR oo soo saaray liiska mushar axiin ta Aqalka Sare ee ku harsan Galmudug

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Habeen hore soo saaray lii ska musharaxiinta labada kursi ee Aqalka Sare ee ku harsan maamulkiisa.

Qoor Qoor ayaa musharaxiinta labad aas kursi isugu aadiyey sida: 1-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Cawil Nuur Cali, 2- Cabdi Cismaan Xareed iyo Mah ad Aadan Guuleed.

Qoor Qoor ayaa sida muuqata liiska aan kusoo dar in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Duc aale Geelle Xaaf oo sheegay inuu musharax u yah ay kursiga u uku fadhiyo Qeybdiid, kana digay inaan liiska lagu soo darin.

Xaaf ayaa laga hayaa erey can baxay oo uu ku yiri "qiyaamaha ayaa dhici doona, haddii aan la igu soo darin liiska,” wuxuuna sheegay in dagaal bee leed uu ka dhici karo Galmudug.

Ma cadda illaa hadda in Xaaf looga tagay si ula kac ah, ama inuu jiro heshiis hoose oo arrintan laga gaaray.

Waxaa jira warar sheegaya in Xaaf isku sharxi rabo kursiga Axmed Macallin Fiqi oo ay isku jufo ho ose yihiin, taasi oo qeyb ka ah dagaalka maalmahan u dhaxeeya Fiqi iyo Qoor Qoor. Xogta rasmi ah ayaa laga kala ogaan doonaa saacadaha soo socda maadaama uu liiska hadda un soo baxay.

Kursiga labaad ee uu Qoor Qoor soo saaray mu sharaxiintooda ayaa waxaa leh beesha madaxwe yne Farmaajo, waxaana horey ugu fadhiyey Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex, oo isna laga tegay.

Sida looga tegay Goonjeex ayaa Iyana weli laga hayn faah-faahin maadaama liiska hadda soo dha cay, waxaana xogta labada kursi idinla wadaagi doo naa saacadaha soo socda, haddii eebe idmo.

 


Malala Yousuf oo nolosha kula midowday Asser

Gabadha ugu da’da yar dunida ee haysata bil ad da nabadda ee Nobel Peace Price, Malala Yousaf zai ayaa waxa uu meherkeedu ka dhacay Magaal ada Birmingham ee dalka Ingiriiska.

Malala Yousafzai ayaa Habeen hore barteeda Twitter-ka ku shaacisay inuu meherkeedu ka dhacay Birm ingham, isla-markaana ay Asser oo nin dhallinyaro ah u dooratay midkii ay nolosha wadaagi lahaayeen.

Xaflad yar oo nikaax ayay ku qabsadeen hoyga qoy skoda ee Magaalada Birmingham, boqolaaal kun oo qof ayaana ugu hambalyeeyay barraha bulshada, iyadoona ay Warbaahinta hadalhayso.

"Shalay waa maalin ku weyn noloshayda. Aniga iyo Asser waxaan guntiga u xiranay inaanu noqono lamaanaha nolosha. Waxaan kula dabaaldegnay xa flad yar oo nikaax ah oo ka dhacday guriga qoysas kayna ee Birmingham. Fadlan noo soo dira ducad iina, waan ku faraxsanahay inaan u wada socono safarka nagu soo fool leh.” Ayay tiri Malala Yous afzai.

Gabadhan oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda hawe enka ee Pakistan ayay madaxa ka toogteen Taliban ta Pakistan sanadkii 2012, iyadoo markaasi 15 jir ahayd. Toogashadaasi waxaa u gaystay nin xagjir ahaa oo baskii iskuulkeeda la raacay.

Malala oo loo arkayay mid ay halis soo waj ahday nolosheeda ayay iyada iyo qoyskeeduba ay ma gangelyo ka heleen Dowladda Ingiriiska, oo dib u dejin ugu sameysay Magaalada Birmingham.

Laba sano ka dib weerarkaasi (October, 2014) ayay ku guuleysatay Nobel Peace Prize, waxayna noqotay qofka ugu da’da yar dunida ee lagu abaalmariyo billadaasi nabadda.

Hub ka yimid Iran oo la shaaciyey inuu kusoo qul-qulayo Soomaaliya

Hub ay Iran u qeybisay Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa si sharci-darro ah looga gudbiyaa Gacanka Cadan, ayada oo la geynayo Soomaaliya, waxaa si daas Shalay lagu sheegay daraasad ay soo saartay hay’ad caalami ah oo fadhigeedu yahay Geneva.

Hay’adda Global Initiative ee la dagaalanka da mbiyada caalamiga ah ee abaabulan ayaa sheegtay in daraasaddeeda saldhig looga dhigay in ka badan 400 oo hub oo laga diiwaan geliyey 13 goob oo ka mid ah Soomaali ya muddo 8 bil ah, iyo kuwo laga qabtay 13 doon oo ay ay qabteen ciidamada ilaaliya xeebaha Soomalaiya.

Waa daraasaddii ugu horreysay oo iftiimisay xad diga hubka sida sharci-darrada ah uga gudba Ye men ee la geeyo Soomaaliya.

"Hub asalkiisa kasoo jeedo ganacsiga hubka ee Iran iyo Yemen ayaa la geliyaa Soomaaliya,” ayey tiri da raasadda oo Shalay la daabacay.

"Iran marar badan ayey beenisay inay ku lug leedah ay hubka la siiyo Xuutiyiinta. Si kastaba, caddeymo baaxad weyn ayaa muujinaya in dowladda Iran ay hubka u qeybiso.”

Wasaaradda arrimaha dibedda Iran iyo afhay eenka Xuutiyiinta ayaa labaduba diiday inay ka jawaabaan daraasadda.

Afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiirka amniga gudaha kama aanay soo jaw aabin codsi falcelin oo aan u dirnay.

Daraasadda ayaa intaas ku dartay in baarayaasha ay awoodi waayeen inay diiwaan-geliyaan magacya da dadka hubka iibiya iyo kuwa soo iibsaday.

Hase yeeshee, waxaa jira astaamo cad oo muuji naya in hubka ay qeybisay dowladda Iran, ayada oo taxanayaasha lambar ee hubka ay muujinayaan in ay yihiin kuwa ka yimid Iran.

Waxaa sidoo kale jira in xogta laga helay nidaam yada satalaytka ee maraakiibta la qabtay iyo sirdo onka bini’aadamka ee kooxaha wax tahriibiya ay intuba la xiriirinayaan Tehran

Mid ka mid ah doomaha hubka sida oo ay qabt een ciidamada badda Mareykanka ayaa laga helay xogta safarka markabka oo muujisay inay ka timid Iran, soo martay Koonfurta Yemen oo ay tagtay Soo maaliya. Daraasadda ayaa sheegtay in hubka uu u gacan galay shabakado ganacsi sharci-darro ah ka wada Soomaaliya, kuwaas oo macaamiishooda ay ku jiraan kooxo is-hubeynaya kahor doorashada Soomaaliya, maleeshiyo beeleedyo, iyo kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.

Dal Yurub ah oo muhaajiriin badan soo qaa daya, si uu ugu xumeeyo Midowga Yurub

Boqolaal muhaajiriin ah ayaa dhooban xud uudda kala qeybisa dalalka Belarus iyo dalka xub inta ka ah Midowga Yurub ee Poland oo ay doonayaan inay galaan, si ay ugu sii gudbaan dalal ka kale ee Midowga Yurub.

Midowga Yurub ayaa wacad ku mar ay cunaqabteeno cusub oo ka dhan ah Belarus, ayaga oo ku eedeeyey madax weynaha dalkaas Alexander Lukash enko inuu adegesanayo xeelad la mid ah "tan burcadda.”

Xiisadda ka taagan xuduuddan ayaa soo socotay dhowr bil, waxaana ku dhintay toddoba qof oo muhaajiriin ah.

Poland iyo xubnaha Midowga Yurub ayaa ku eedee yey Belarus inay ku dhiiri-gelineyso muhaajiriinta – oo ka yimid Bariga Dhexe, Afghanistan iyo Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto – inay si sharci-darro ah uga gudbaan xuduudda oo ay galaan Midowga Yurub.

Arrintan ayaa la sheegay in madaxweyne Lukashe nko uu u sameynayo inuu uga aarguto cunaqabte eno la saaray dalkiisa oo sabab looga dhigay xad gudubyo dhanka xuquuqda aadanaha.

"Dowladda Belarus waxay hab aan horey loo arag weerar ugu tahay xuduudda Poland iyo Mido wga Yurub,” waxaa sidaas shir jaraa’id oo uu War saw ku qabtay ku yiri madaxweynaha Poland And rzej Duda.

"Waxaan hadda xero ku haynaa muhaajiriin loo diiday inay ku laabtaan Belarus, qiyaastii waa 1,000 qof, oo badankood ah dhallinyaro. Ficilkan waa da an-daansi ay tahay inaan iska caabinno, innaga uu fulineyna waajibaadkeena xubinnimo ee Midowga Yurub.”

Dowladda Lukashenko oo ay taageero Russia ayaa beenisay inay ka dambeyso qalaalasaha muha ajiriinta, waxayna ku eedeyeysay Midowga Yurub iyo Mareykanka inay mas’uul ka yihiin silaca muhaa jiriinta ku haysta xuduuda. Guddiga Midowga Yurub ayaa sheegay in hadda 2,000 oo qof ay ku xaniban yihiin xuduudda.

"Tani waxay qeyb ka tahay hab aan bani’aada minimo aheyn, oo sida burcadda oo kale ah, oo tali ska Lukashenko uu adeegsanayo, isaga oo been u sheegaya dadka, si qaldan u adeegsanaya dadka, islamarkaana keenaya Belarus, isaga oo ugu been sheegaya inay si fudud ku geli karaan Midowga Yurub,” waxaa sidaas yiri afhayeen u hadlay gudd iga Midowga Yurub.

Wararka qaar a yaa sheegaya in Belarus ay xitaa dalal kale kasoo qaadeyso muhaajiriinta kadibna geyneyso xuduudda Poland, si ay ugu xumeyso Midowga Yurub.

Saxafi 13 sano kadib farriin ka soo gudbi yay burcad ku af-duubatay SOOMAALIYA

Saxafiga lagu magacaabo Colin Freeman, oo 52 jir ah, ayaa 13 sano kadib ka sheekeeyey dhibaato fool xun oo uu kala kulmay burcad bar cad badeed Soomaaliyeed xili uu baara yay dhibaatada iyo halista burcad bade eda sanadkii 2008-dii, xiligaasi oo Soom aaliya lagu afduubtay markabka ‘Sirius Star’ oo shi daalka qaada ee Sacuudiga.

Colin Freeman, ayaa u afduubnaa kooxaha burcad badeeda Soomaalida muddo lix todobaad ah wux uuna daaha ka qaaday in kooxihii afduubtay ay do onayeen inay kula xiriiraan shirkaddi uu ka tirsanaa email ahaan.

Colin Freeman, oo 52 jir ah, ayaa madax fura sho lagu sii daayay lix toddobaad oo argagax leh ka dib sanadkii 2008-dii.Colin ayaa loo diray in uu baar itaan ku sameeyo oo uu ka shaqeeyo magaalada Boosaaso, waxaana afduubkiisa ka dambeeyey dad kii uu lacagta siiyay si ay u ilaaliyaan maadaama ay ahaayeen burcad badeed iska dhigaya ilaalo sida ay daabacday warbaahinta MyLondon.

Colin oo ah wariye khibrad u leh in uu ka shaqe eyo goobo halis ah ayaa sheegay in ay ahayd maalintii u dambaysay ee safarkiisa markii ilaalo ku hubaysnaa qoryahaKalashnikovs, kuna amreen isaga iyo saaxiibkiis sawir qaade José Cendon in ay gaariga ka soo degaan. Hase ahaatee markii uu damcay in uu la xiriiro xafiiskiisa uu sheegay in mad axa looga dhuftay qori xabadi ay raacsaneyd.

Colin oo sharaxayay qaabkii loo afduubtay ayaa she egay in lagu amray in ay ka soo degaan gaariga xili ay isku arkeen qolada hageysa buur hoosteeda ka hor inta aan maalmo badan aysan lugayn afduuba shadiisa kadib.

Laba maalmood kadib oo socod dheer ah kadib Colin iyo Saaxiibkiis Jose waxaa lagu wareejiyay nin magaciisa lagu sheegay Yusuf, waxaana Colin lagu qasbay inuu taleefoon u diro UK isagoo qori madaxa looga haayo iyadoo burcadbadeeddu ay dalbadeen lacag dhan 3-milyan oo doollar in midkiibalaga doo nayo si loo sii daayo labadan qof, waxaana si toos ah loola xiriiriyay xafiiska wargeyska The Telegraph ee London.

Si kastaba, ha ahaatee, markii dalabaadka la ful in waayay, Colin wuxuu sheegay inuu u baqay naftii sa iyo inay cabsi gelinta sii kororto.

Waxa uu yiri: "Waxa ay ahayd wax iska cad wixii markaa ka dambeeyay, in haddii arrimuhu sidii la rabay u socon waayaan, xaaladu in noqon doonto mid kasii darto markii lasoo wacay talleefanka oo xaaladu sidii la rabay noqon weyday markii aan u maleynayay inay bilaabayaan inay na jirdilaan iyo wax la mid ah, nasiib wanaag ma aysan samayn.

Ugu danbeyntii waxaa loo sheegay in la sii deyn do ono balse qorshaha ayaa isbedelay kadib muran dhexdooda ah oo dhex maray kooxda afduubka geysatay, balse xal laga gaaray.

Colin waxa uu sheegay in kooxda aduubka ku haysatay ay si fiican u quudin jirtay intii la hayay, iyagoo cuni jiray hilib ari duban oo bariis iyo baasto la raaciyay, sidoo kale, Shaah Soomaali sonkortiisa lix qaando "Malqacad” la siin jiray aadna ugu heleen.

Colin waxa uu sheegay in afduubayaashu aysan ku hadli kareyn Ingiriisi badan, laakiin ay awoodeen inay ku wada xiriiraan Ingiriisi dirsi ah iyo Carabi aan badneyn”maadaama Colin uu ku hadli karo xoogaa luqaddo kala duwan.

Mid ka mid ah aduubayaasha ayaa u sheegay Colin in Britain, uu ka taageero kooxda Arsenal ee uu ka tirsanaa Thierry Henry xiligaasi.

Colin ayaa si yaab leh u sheegay in mid ka mid ah budhcad-badeedda uu xataa u soo bandhigay in jecel yahay inuu kula xiriirho email ahaan marka uu wadankiisa ku laabto.

Ugu danbeyntii Colin ayaa sheegay inta badan aysan sameyn dhacdadaasi foosha xun ayna jiraan dad badan oo walaac ka qaba arrimahaasi sumcad xumida ah halka buu yiri ay jiraan dhalinyaro yar oo burcad badeednimada ay ka heleen in afduubku yahay habka keliya ee lagu gaari karo nolosha.”

Qisadaan ayaa buug logu magac daray shaydaanka iyo badda buluuga ah: Hawlgalka badbaadinta la haystayaasha dunidu illowday. kaasoo wax badan lagaga hadlay wanaag &xumaanba dunida ku f afay.

 

 


Procurement Senior Associate

 

Job categories Procurement

Vacancy code VA/2021/B5001/22846

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-7

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance)

Application period 05-Nov-2021 to 19-Nov-2021




Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor

Functional Responsibilities


Under the direct supervision of the Procurement Analyst and the overall supervis...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education: A First Level University Degree (Bachelor of equivalent) wit...

Contract type, level and duration


Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: ...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...

Operations - Senior Assistant

Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy code VA/2021/B5001/22878

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Baidoa, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-5

DurationOngoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 10-Nov-2021 to 25-Nov-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.


Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


The Operations - Senior Assistant works under the direct supervision of the Operations Officer in support Somalia Humanitarian Explosive Management for Stabilization (HEMS) Project. In close coordination with the rest UNMAS HEMS team, he/she supportthe management of the overall operations in the field.

·He/she assistthe HEMS operations team in day-to-day activities for contracted teams, analyzing team tasks and checking reports.

·Visit task sites to monitor Quality Assurance (QA) Quality Control (QC) & assure the progress of field service delivery by the contractors.

·Coordinate land release and handover of cleared sites in collaboration with SEMA and contractors.

·Identify potential clearance task sites in coordination with the affected land users and SEMA.

·He/she facilitates and supports the provision and issuance of tasking order to the contractors delivering services to mitigate explosive threats across the Federal Member States (FMS) and state level.

·He/she provide assisttheproject to develop routine and ad hoc-reports on operational activities and during formal incidents/accidents BOI investigations.

·He/she verifies the project information management by updating project filing and documents, control the share driver/systems and ensure all project memories are properly archived.

·He/she assist the project and other section in translation and interpretation to and from local languages.

·He/she plays a leading role in liaison between UNMAS and relevant stakeholders including implementing partners/contractors, local communities, clan/elders, relevant FMS ministries, national authorities, and partners from other programs.

·He/she assists in routine logistical and administrative duties and monitor equipment issued and loaned to implementing partners.

·He/she organizes routine field visits to assess the service delivery of the partner and assist to measure the impact of the services delivered by the contractor and mission in general.

·He/she organizes and provides the general regional security and political updates to the project management team.

·Any other duties as assigned by the supervisor or the Project Manager.

Competencies

Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

 

Education/Experience/Language requirements

*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...

 

Additional Considerations

Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

 

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip