Wararka

Kooxda fulisay qaraxyadii shalay lagu qaaday Kampala oo shaaca laga qaaday

0 Visits: 212 | Wednesday November 17, 2021 - 20:03:48
Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyada qaraxyo mataano ahaa oo Talaadadii ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, kuwaas oo dilay saddex qof, tobanaan kalena ay ku dhaawacmeen. Daacish ayaa bayaan ay soo dhigtay Telegram ku sheegtay in saddex qof oo ismiidaamiyey ay ka qeyb qaateen…

Read More »

Maxaa musharaxiinta ku qasbaya u diyaar garowga dagaal iyo badbaado qaran 2?

0 Visits: 157 | Wednesday November 17, 2021 - 20:02:15
Xubnaha Midowga Musharixiinta ee mucaaradka ah ayaa waxaa u socda doodo ku saabsan inay abuuraan mowjad cusub oo dalka gelin karta xaalad ka duwan tii Badbaado Qaran oo ay abaabuleen horaantii sanadkaan, kadib markii lagu guul-dareystay in doorasho la qabto, mudo kororsina qarka loo fuulay. Mucaaradka…

Read More »

SAWIRO:-Isku soo bax Roob doon ah oo lagu qabtay Beledweyne.

0 Visits: 188 | Wednesday November 17, 2021 - 19:54:54
,

Read More »

SAWIRO:- AMISOM oo Ciidamo horleh keentay Soomaaliya

0 Visits: 150 | Wednesday November 17, 2021 - 19:49:24
.

Read More »

RW Rooble oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiil Ciidan

0 Visits: 212 | Wednesday November 17, 2021 - 19:48:20
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa kulan la qaatayTaliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneyl Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay. kulanka oo sidoo kale uu qeyb ka ahaaTaliye Xuseen…

Read More »

Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Marka

0 Visits: 152 | Wednesday November 17, 2021 - 19:47:04
Wasiirka Amniga Koonfur galbeed Isaaq Cali Subagle ayaa shir gudoomiyay kulanka Amniga Degmada Marka waxaana ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan Koonfur galbeed gudoomiyaha Gobolka shabeellaha hoose Taliyaha Booliska saraakiisha Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa Amisom,Booliska iyo maamulka degmada Marka. Shirka…

Read More »

Ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay Jabhadda SSC

0 Visits: 436 | Wednesday November 17, 2021 - 19:46:21
Boqolaal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa Maanta ka goostay, kuwaas oo ku biira Ciidanka jabhada SSC ee Gobolada Sool, Snaag iyo Ceyn. Ciidanka oo hub faraban wata iyo Gaadiid dagaal ayaa waxaa Magaalada Buuhoodle kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Jabhadda SSC. Saraakiil ka tirsan…

Read More »

Al-Shabaab oo si yaab leh gurigiisa MUQDISHO ugala baxay sarkaal kasoo goostay

0 Visits: 215 | Wednesday November 17, 2021 - 19:41:04
Kooxda Al-Shabaab ayaa si la yaab leh u afduubatay sarkaal horey uga mid ahaan jiray, kaasi oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda kana tirsanaa Hay'adaha Ammaanka. Sarkaalka gurigiisa lagala baxay ayaa lagu magacaabaa Macalin Siciid Cabdullaahi Dilib Seerjito, wuxuuna daganaa guri ku yaalla degmada…

Read More »

Maxay yihiin ciidanka maanta laga soo dejiyay Muqdisho?

0 Visits: 158 | Wednesday November 17, 2021 - 19:38:14
Waxaa maanta magaalada Muqdisho kasoo dagay ciidamo badan oo ka tirsan booliska howl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kuwaasi oo ka socda waddanka Chana. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Ciidamada oo tiradoodu gaareysay ilaa 113 Askari ayaa waxay dalka joogi doonaan sida uu qorshuhu yahay muddo…

Read More »

Madaxweynaha Kenya oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

0 Visits: 161 | Wednesday November 17, 2021 - 19:36:32
,

Read More »

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo kula wareegay degaanno dhowr ah

0 Visits: 147 | Wednesday November 17, 2021 - 19:35:52
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad, qeybta 60-aad ayaa Maanta howlgallo qorsheysan waxa ay ka sameeyeen degaano hoostaga Degmada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa howlgallada waxaa ay ka fuliyeen degaannada Gomori, Aboore, Banjinaay…

Read More »

DF oo qorsheynaysa inay dalka kusoo celiso xubno ka tirsanaa Daacish-ta dalka…

0 Visits: 162 | Wednesday November 17, 2021 - 19:32:12
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suuriya ayaa shaacisay inay qorsheynayso sidii loo sii deyn lahaa, islamarkaana dalka loogu soo celin lahaa Soomaalida ku biirtay Daacish ee ku xiran xabsiyada ku yaalla dalka Suuriya. Farxaan Gurxan oo ah sii-hayaha safaaradda oo la hadlay idaacada BBC-da ayaa sheegay…

Read More »

UK oo shaacisay inay Somaliland u aqoonsan karto dal haddii la helo hal mid

0 Visits: 138 | Wednesday November 17, 2021 - 19:22:52
Dowladda UK ayaa sheegtay inay Somailand u aqoonsan karto dal madax-banaan haddii hindisahaas ay si wadajir ah u billaabin Somaliland, Soomaaliya iyo dalalka Afrika oo wadajir ah, balse aysan marnaba dal u aqoonsan doonin haddii aanay sidaas dhicin. Wasiirka UK u qaabilsan Afrika Vicky Ford oo ka jawaabaysay…

Read More »

Farmaajo mise Rooble: Yaa qaadaya mas'uuliyada muddo kororsiga cusub ee socda?

0 Visits: 120 | Wednesday November 17, 2021 - 19:17:03
Tan iyo markii ay dalka si rasmi ah uga bilaabatay doorashada iska daba dheeraatay, ayaa waxaa marba sii kordhayay mudada ay madaxweynaha iyo dowladda hadda jira ay dalka ku xukumayaan sharciyad la'aan. Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo bilaabatay 29-kii July, ayaa waxay socotay 108 maalmood,…

Read More »

Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay Rag weerar geystay

0 Visits: 138 | Wednesday November 17, 2021 - 08:19:23
...

Read More »

Nabaddoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 136 | Wednesday November 17, 2021 - 07:24:14
..

Read More »

Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo ka wada hadlay doorashooyinka dalka.

0 Visits: 131 | Wednesday November 17, 2021 - 07:22:01
...

Read More »