Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo ka wada hadlay doorashooyinka dalka.

0
Wednesday November 17, 2021 - 07:22:01 in Wararka by
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo ka wada hadlay doorashooyinka dalka.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe oo howlo Shaqo u jooga Magaalada Muqdisho.Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen xaaladda Guud ee dalka Soomaaliya iyodardar galinta doorashada Xildhibaanada Golaha Sacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

”Waxaan isla qirnay muhiimada ay leedahay dedejinta iyo daah furnaanta doorashada iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in ugu dambeyn la soo gabogabeeyo doorashada Xildhibaanada ka hor dhammaadka bisha December ee soo socota ayuu yiri” Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Dhanka kale Xubnaha Midowga Musharixiinta ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadeen kulamo kala duwan ,iyaga oo walaac ka qaba dib u dhaca doorashooyinka Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip