Ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay Jabhadda SSC

0
Wednesday November 17, 2021 - 19:46:21 in Wararka by
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay Jabhadda SSC

    Boqolaal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa Maanta ka goostay, kuwaas oo ku biira Ciidanka jabhada SSC ee Gobolada Sool, Snaag iyo Ceyn. Ciidanka oo hub faraban wata iyo Gaadiid dagaal ayaa waxaa Magaalada Buuhoodle kusoo dhaweeyay Sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa Maanta ka goostay, kuwaas oo ku biira Ciidanka jabhada SSC ee Gobolada Sool, Snaag iyo Ceyn. Ciidanka oo hub faraban wata iyo Gaadiid dagaal ayaa waxaa Magaalada Buuhoodle kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Jabhadda SSC. Saraakiil ka tirsan Jabhadda SSC oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen in duruufo kala duwan oo jira ay uga soo baxeen kamid ahaanshaha Ciidamada Somaliland. Jabhada SSC ayaa goobo kala duwan kaga sugan gobolka Cayn tan iyo markii la aas aasayna waxay isku fidinaysay deegaanka, iyaga oo siweyn uga soo horjeeda Maamulka Somaliland. Ciidanka Maanta ku biiray Jabhadda SSC ee ka soo goostay Somaliland ayaa waxaa ay muddo ka howlgalayeen degaano ka tirsanaagga gobolka Sool.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip