Sports News

Mustaqbalka Mauro Icardi oo La Go'aamiyay

0 Visits: 536 | Tuesday July 03, 2018 - 21:11:50
Inter ayaan heysanin dalab rasmi ah oo lagu doonayo kabtan Mauro Icardi, taasoo la micno ah inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda ka dhisan Serie A, sida uu sheegay madaxa fulinta kooxdan Alessandro Antonello.

Read More »

Shirkada dahabshiil oo Koob lagu xusayay maalmaha qiimaha leh ee 26 June/ 1 July ku qabtay magaalada Oslo ee dalka Norway.

0 Visits: 696 | Tuesday July 03, 2018 - 10:59:22
Munaasabadda 26 June/1 July ayeey sharikaddaDahabshiil Norway , oo sanad walba u taagan dhiiri galinta dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool dalkan Norway ayaa dhigtay koob lagu xusayo munaasabadaas..

Read More »

Neymar Junior iyo xulkiisa Brazil oo iska xaadiriyay wareegga Sideedda kadib markii…

0 Visits: 519 | Tuesday July 03, 2018 - 10:31:41
Ciyaartan oo ahayd mid katirsaneed wareegga 16-ka ayaa qaybteedi hore kusoo idlaatay barbaro 0-0 ah, inkasta oo ay xidigaha Mexico abuureen fursado gool noqon karay balse nasiib darro uma suurta galin.

Read More »

Neymar oo dalkiisa u soo saaray wareegga 8-da ee ciyaaraha adduunka

0 Visits: 560 | Monday July 02, 2018 - 20:34:54
Xulka Brazil ayaa u soo gudbay wareegga 8-da ee tartanka ciyaaraha adduunka 2018 kadib markii ay 2-0 ay ugaga badiyeen xulka Mexico. Ciyaaryahanka xulka Brazil ee Neymar Jr ayaa u soo saaray xulkiisa wareegga siddeeda iyadoo ciyaaryahanada caanka ah ee Messi iyo Ronaldo ay awoodi waayeen inay xulalkooda…

Read More »

Croatia iyo Kabtan Modric oo hardan adag kadib iska xaadiriyay wareegga Sideeda

0 Visits: 548 | Monday July 02, 2018 - 10:05:34
Ciyaartan oo qaybteedi hore lagu kala nastay barbaro 1-1 ah ayaa markii la isku soo laabtay labada xulba aysan usuurta galin midkoodna uu shabaqa gaaro.

Read More »

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo lacag iyo qalab sports u qeybiyay dhalinyaro Soomaaliyeed

0 Visits: 626 | Monday July 02, 2018 - 00:08:43
Dhowaan magaada Kampala ee wadanka Uganda waxaa ka furmi doona tartan kubadda cagta ah oo u dhaxeeya caasimadaha 18-ka gobal ee Somalia. Tartankaan waxaa soo agaasimay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Uganda, waxaana ciyaari doona caasimadaha 18kii gobal ee Somalia. Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow…

Read More »

Xulka Spain oo laga reebay wareegga 8-da kadib markii loogaga badiyay rigoorayaal

0 Visits: 513 | Sunday July 01, 2018 - 21:34:18
Xulka Spain oo ku guuleystey koobka adduunka 2010kii ayaa lagu reebay wareegga 16ka kadib markii xulka Ruushka uu ugaga badiyay rigoorayaal.

Read More »

Ciyaarahii Todobaadka Soomaalida ee Minnesota oo shalay ka Furmay Jaamacada St Thomas ee Mag. St Paul

0 Visits: 539 | Sunday July 01, 2018 - 13:19:58
Ciyaaraha TodobaadkaSoomaalida ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaaladda Minneapolis , ciyaarahaanayaa waxaa ka qayb galaya 24 kooxood oo ka kala yimigobolada Maraykanka iyo Canada.

Read More »

Messi & CR 7 oo Hal Mar Ka Haray Koobka Adduunka

0 Visits: 662 | Sunday July 01, 2018 - 12:03:42
Kylian Mbappe ayaa muujiyay inuu yahay xiddig weyn oo mustaqbal ku leh kubadda cagta kadib markii laba gool oo qurux badan uu ka dhaliyay Argentina. France ayaa 4-3 kaga badisay Argetina, iyagoo iska xaadiriyay wareega quarter-finalka koobka adduunka.

Read More »

Kulammada Galabta & Caawa Laga Dheelayo Koobka Adduunka June 30, 2018

0 Visits: 497 | Saturday June 30, 2018 - 20:20:38
Kadib markii lasoo idleeyay wareega Group-ka koobka adduunka ee kasocda Russia, waxaa maanta la bilaabi doonaa ololaha wareega 16ka, iyadoo Argentina ku wajaheyso kulanka ugu horeeya galabta xulka qaranka France oo tartankaan hantay 1998.

Read More »

Jose Mourinho oo la kulmay Edwoord Ward si uu ugala hadlo ….

0 Visits: 538 | Friday June 29, 2018 - 20:03:24
Manchester United tababaraheeda Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa in uu usheegay Ed WoordWard in uu kala shaqeeqo dhammeestirka laba heshiis oo u muhiima kooxda.

Read More »

HORDHAC: England vs Belgium

0 Visits: 611 | Thursday June 28, 2018 - 07:49:14
.England iyo Belgium ayaa isaga hor imaan doona dheesha u dambeysa Group G ee cayaaraha koobka adduunka. Labada xul waxay kal hore xaqiijiyeen in ay u gudbeen wareega 16 balse kulankan ayaa lagu go'aamin doonaa xulka kaalinta sare ku dhameysta.

Read More »

Panama vs Tunisia

0 Visits: 567 | Thursday June 28, 2018 - 07:43:31
Panama iyo Tunisia ayaa wada dheeli doona cayaartooda u dambeysa koobka adduunka 2018. Labada qarana ayaa ah kuwo ka haray tartanka balse waxay ku harmadi doonaan dhibicdooda u horeeysa koobka Ogeysiiska cayaarta.

Read More »

Xulka Jarmalka oo ka haray koobka adduunka kadib markii 2-0 loogaga badiyay

0 Visits: 529 | Wednesday June 27, 2018 - 20:16:44
Xulka Jarmalka oo ku guuleystey ciyaarihii koobka adduunka ee ugu dambeeyay ayaa ku haray wareegga koowaad ee tartanka koobka adduunka ee ka socda dalka Ruushka.

Read More »

Faransiiska iyo Argentine, xulka Croatia iyo Denmark oo wada ciyaaraya wareegga 2aad ee Ciyaaraha Adduunka

0 Visits: 579 | Wednesday June 27, 2018 - 00:22:33
Wadamada ku jira guruubyada C iyo D ayaa kulamadoodii ugu dambeeyay ee wareegga koowaad ciyaaray maanta iyadoo ay soo gudbeen wadamada Faransiiska, Argentine,Croatia iyo Denmark halka ay hareen xulalka Peru, Australia,Nigeria iyo Australia oo haray.

Read More »

Natiijooyinkii Koobka Adduunka & Xulal Xaqiijiyay Wareega 16ka

0 Visits: 523 | Tuesday June 26, 2018 - 19:51:46
Group A: Uruguay ayaa markii ugu horeysay ku dhameysatay kalainta koowaad wareega Group-ka koobka addduunka, halka xulka Masar oo watay ciyaaryahanka ugu da'da weyn tartankaan taariikhda ay hareen iyagoon hal kulan badin.

Read More »

Kulamada Galabta & Caawa Laga Dheelayo Koobka Adduunka

0 Visits: 610 | Tuesday June 26, 2018 - 19:46:36
Sochi ayaa caawa lagu soo gabagabeyn doonaa kulamada sadexaad ee Group C, iyadoo kulamada oo soo gali doona isku waqti 5:00 Galabnimo Peru ay la ciyaareyso Australia halka ay France ay wajahayaan Denmark. Australia waxay rajeyneysaa guul, halka Peru ay u ciyaari doono inay hesho guushii ugu horeysay…

Read More »

Ronaldo oo Real Madrid u sheegay waxa uu ka doonayo si uu uga sii mid ahaado kooxda

0 Visits: 520 | Tuesday June 26, 2018 - 10:03:18
C.ronaldo ayaa Madrid u diray dalabyo haddaysan kajawaabinna sheegay in uu isaga tagi doono kooxda.

Read More »

Sawirro:-Ma Dhab Baa Inuu Madaxweyne Erdogaan Ahaan Jirey Laacib Ka Tirsanaa Naadiyadda K/Cagta?

0 Visits: 548 | Monday June 25, 2018 - 13:19:57
Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan inta uusan Siyaasadda soo dhex gelin waxa uu ahaa Ciyaartoy ka tirsan Naadiga K/cagta ee Kasımpaşa Spor Kulübü oo la asaasay sannadkii 1921-kii, kana mid ahayd Kooxaha Heerka Koowaad ee Turkiga.

Read More »

Xulka England oo 6-1 uga adkaatay Xulka Panama iyo Harry Kane oo sadaxlay dhaliyay.

0 Visits: 485 | Sunday June 24, 2018 - 20:54:29
Waxaa goordhow soo gabagabooday Ciyaar inta badan lagu kala baxay qaybtii hore oo ay isaga hor yimaadeen xulalka England iyo Panama, iyadoo ciyaartaasi ay ahayd mid Ciyaartoyda England ay soo bandhigeen bandhig wayn.

Read More »