Panama vs Tunisia

0
Thursday June 28, 2018 - 07:43:31 in Wararka by
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Panama vs Tunisia

    Panama iyo Tunisia ayaa wada dheeli doona cayaartooda u dambeysa koobka adduunka 2018. Labada qarana ayaa ah kuwo ka haray tartanka balse waxay ku harmadi doonaan dhibicdooda u horeeysa koobka Ogeysiiska cayaarta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Panama iyo Tunisia ayaa wada dheeli doona cayaartooda u dambeysa koobka adduunka 2018. Labada qarana ayaa ah kuwo ka haray tartanka balse waxay ku harmadi doonaan dhibicdooda u horeeysa koobka Ogeysiiska cayaarta.

 

Tartanka: Koobka Adduunka

Waqtiga: 09:00 pm Saacada Geeska Africa

Garsooraha: Nawaf Shukralla (Bahrain)

Garoonka: Mordovia Arena

Wararka Labada Koox

Tunisia ayaa isticmaali doonta goolhayaha seddexaad inta lagu guda jiro tartankan kulankooda u dameya ay la cayaari doonaan Panama.

Mouez Hassen ayaa soo gaaray dhaawac garabka kulankii England iyadoo Farouk Ben Mustapha, oo cayaaray dheshii Belgium, dhaawac jilibkaa ayaa kusoo gaaray tababarka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip