Neymar Junior iyo xulkiisa Brazil oo iska xaadiriyay wareegga Sideedda kadib markii…

0
Tuesday July 03, 2018 - 10:31:41 in Wararka by
  • Visits: 522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar Junior iyo xulkiisa Brazil oo iska xaadiriyay wareegga Sideedda kadib markii…

    Ciyaartan oo ahayd mid katirsaneed wareegga 16-ka ayaa qaybteedi hore kusoo idlaatay barbaro 0-0 ah, inkasta oo ay xidigaha Mexico abuureen fursado gool noqon karay balse nasiib darro uma suurta galin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartan oo ahayd mid katirsaneed wareegga 16-ka ayaa qaybteedi hore kusoo idlaatay barbaro 0-0 ah, inkasta oo ay xidigaha Mexico abuureen fursado gool noqon karay balse nasiib darro uma suurta galin.

Balse waxa ay wax walbaahi is baddaleen marki qaybtii danbe la isku soo laabtay iyadoo ay xidigaha reer Brazil ay shabaqa isla bilawgi hore iyagoo daqiiqaddii 51-aad gool ka helay xidiga ugu qaalisan dunida Neymer Junior.

Brazil oo bandhiggeeda qurxoon sii wadata ayaa sii maamulaysay kubadda wixii intaas kadanbeeyay.

Waxaana ciyaarta soo qatimay bandhigga goolasha Brazil xidiga liverpool Roberto Fimino daqiiqaddii 89-aad.

Ciyaarta ayaana waqtigii loogu talagalay kusoo idlaatay 2-0 oo ay guushu kurraacday xidigaha Brazil, taas oo kadhigan in ay iska xaadiriyeen waregga 8-da.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip