Ronaldo oo Real Madrid u sheegay waxa uu ka doonayo si uu uga sii mid ahaado kooxda

0
Tuesday June 26, 2018 - 10:03:18 in Wararka by
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo Real Madrid u sheegay waxa uu ka doonayo si uu uga sii mid ahaado kooxda

    C.ronaldo ayaa Madrid u diray dalabyo haddaysan kajawaabinna sheegay in uu isaga tagi doono kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C.ronaldo ayaa Madrid u diray dalabyo haddaysan kajawaabinna sheegay in uu isaga tagi doono kooxda.

Iyada oo latixgalinayo warar qarul caadi ah oo ka imaanayay Spain maanta ayaa sheegayay in mustaqbalka 33-jirkan uu yahay mid gabagabo ah.

Ronaldo aya ahaa mid shaki badan lagalinayay mustaqbalkisa bernabeu tan iyo markii ay ku guulaysteen kooxda cad cadka koobka dhaga wayne oo ay ku garaaceeb Reds

..

Iyadoo kooxda ugu badan ee baahida badan u muujisay gaagan xay tahay Manchester United.

Waqti xaadirkan warsidaha Spain kazoo baxa ee Diario Gol,ayaa fahansan in Roanaldo usheegay Madrid in ay u caddeeyaan waxa uu doonayo si uusi joogo kooxda caasimadda.

Xidiga reer ayaa usheegay tababaraha cusub ee Julen Lopetegui in ay jiraan tiro ciyaaryahanno ah oo u doonayo in kooxda ay kataagn.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip