Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay wadahadalada Dowlada Federalka iyo Maamulka Somaliland

1 Visits: 270 | Thursday February 21, 2019 - 23:07:06
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa soo sheegay in ay socdaan dadaalo ku aadan in dib loo bilaabo wadahadalladii Soomaaliya iyo Somaliland, isla markaana ay qeyb ka noqon doonaan Dhab u heshiisiinta Qaran ee dalka laga hirgelin doono.

Read More »

Nin Hubeysnaa oo Macalinkiisa Ku Toogtay Magaaladda Cadaado

1 Visits: 222 | Thursday February 21, 2019 - 23:03:05
Wararka ka imaanaya Magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in Nin hubeysnaa uu toogasho ka geystay xarun dalka lagu dhaqan celiyo oo ku taala gudaha Magaaladda. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal ninka hubeysnaa ayaa maalmihii dambe ku xirnaa xarunta dhaqancelinta,wuxuuna dalbaday…

Read More »

Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo

1 Visits: 360 | Thursday February 21, 2019 - 22:58:37
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Waxaa Guddoomiye Cusub loogu Magacaabay degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Read More »

Virgil Van Dijk Oo Jawaab Ay Ku Farxeen Taageerayasha Liverpool Bixiyay

1 Visits: 803 | Thursday February 21, 2019 - 22:54:02
Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil Van Dijk ayaa bixiyay jawaab ay jeclaysteen taageerayasha kooxdiisu kaddib markii wax laga weydiiyay darajada uu doonayo inuu gaadho mudada uu xidhan yahay maaliyada Cas. Daafaca ree Holland ayaa dib u curiyay habka ay Reds wax u difaacdaan tan iyo markii ay ka dhigeen…

Read More »

Maxaa looga hadlay Kulankii ugu horreeyay ee Wasiiradda Cusub ee Puntland

1 Visits: 264 | Thursday February 21, 2019 - 22:34:49
Golaha wasiirada cusub ee Puntland, ayaa maanta yeeshay shirkoodii ugu horreeyay ee Khamiislaha, tan iyo markii ay xilka la wareegeen. Kulanka oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa looga hadlay; arrimaha amniga, xeer-hoosaadka xukuumadda, kobcinta dakhliga Puntland,…

Read More »

Uhuru Kenyatta oo markii u horeysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Somalia iyo Kenya

1 Visits: 351 | Thursday February 21, 2019 - 22:31:37
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada diblumaasiyadeed ee dalkiisa kala dhexeeya Soomaaliya, kaasoo sababay in Safiirada labada dal ay caasimadahooda dib ugu kala laabtaan.

Read More »

R.W Khayre aan u midowno Dowladnimada Somaliyed (SAWIRRO)

1 Visits: 246 | Thursday February 21, 2019 - 22:20:42
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Khayre, oo Maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta hannaanka dhab-u-heshiinta qaran, ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed ay u midoobaan dawlad wanaagga iyo la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Read More »

DEG DEG: Kenya oo War hor leh kasoo saartay Muranka Badda Soomaaliya

1 Visits: 284 | Thursday February 21, 2019 - 22:15:12
Dowladda Kenya ayaa goor dhow shaacisay in aysan marna taako dhulkeed ka mid ah in aysan ka tanaasuli doonin , islamarkaana goobta lagu muransan yahay tahay dhul ka mid ah dowladda Kenya. Wasiirka Arimaha dibadda Kenya Munica Juma ayaa sheegtay dowladeeda aysan ku qancin jawaabtii ay bixisay Soomaaliya.

Read More »

Ar Shidaalaa!!! Intee ayay iska qaban la'dahay?

1 Visits: 906 | Thursday February 21, 2019 - 21:55:43
Wada Aqri ama iska dhaaf, Dhibcaha Hoose. Araar: 1- ka sokoow sharciyadii shidaalka oo aan la dhameeystirin, iyo Go'aan ka gaarida Baarlamaanada.

Read More »

Somaliland Oo War Culus Ka Soo Saartay Hadalkii Abiy Ahmed Ee Ku Aadanaa Wada Shaqeyn Dhexmarta Somaliland & Somalia

1 Visits: 254 | Thursday February 21, 2019 - 21:51:26
War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliland ayaa waxaa lagu faah faahiyay kulan Madaxweyne Muuse Biixi uu la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran. Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaalka iyo shacabka Itoobiya…

Read More »

Ciidamo Hubeysan oo Ku Dagaalamay Magaaladda Muqdisho

1 Visits: 220 | Thursday February 21, 2019 - 21:43:10
Iska hor imaad khasaare geystay ayaa manta labo maleeshiyo ku dhexmaray Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Xaafada Soonakey.

Read More »

Dowladda Kenya Oo Loo Far Muuqay Siyaasiyiinta Iyo Saraakiisha Soomaalida Ee Hantida…

1 Visits: 298 | Thursday February 21, 2019 - 21:40:43
Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Majaariya Kamaa'u waxa uu dhawaan soo saaray Qoraal ballaaran oo ku aadan Khilaafka Diplomaasiyadeed ee Somalia iyo Kenya ee ka dhashay muranka dhinaca Xuduud-baddeedka, iyo tallaabadii ay ugu yeerteen Danjirahoodii u joogay Somalia,…

Read More »

Dad badan oo ku dhintay dab qabsaday guri ku yaalla dalka Bangladesh

1 Visits: 231 | Thursday February 21, 2019 - 12:57:18
Dabka Dhaka Dab ka kacay guri ku yaalla qaybta qadiimiga ah ee magaalada Dhaka ayay ku dhinteen ugu yaraan 60 ruux. Dabka ayaa Arbacadii ka kacay dhismo deegaan ah oo qayb ahaan la dhigay waxyaabo kiimiko ah. Dabka ayaanaa ku faafay dhismayaashii ka ag dhawaa, sida ay tabiyeen warbaahinta gudaha. Masuuliyiinta…

Read More »

Galmudug oo Qabatay Hub Loo Waday Xarakadda Al-shabaab+Sawirro

0 Visits: 260 | Thursday February 21, 2019 - 12:49:34
Ciidamadda Hay'adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA),qeybtooda Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Gaari Homey oo ay saarnaayeen hub la sheegay in Xarakadda Shabaab loo waday.

Read More »

War DEG DEG:-Askari Laba Qof Ku Toogtay Muqdisho

0 Visits: 259 | Thursday February 21, 2019 - 12:37:44
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo goordhaweyd labo qof oo shacab ahaa ku toogtay Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Is Ethiopia mediating a deal between Somalia and Somaliland?

0 Visits: 251 | Thursday February 21, 2019 - 12:29:06
''The FGS considers this move a progressive step in the right direction and applauds President Bihi's commitment in this regard,'' read part of a tweet posted on the official Somali presidency account. The tweet followed a meeting between Bihi and Ethiopia's prime minister Abiy…

Read More »

Trump oo dalka Maraykanka ka hor istaagay gabadh Dawladda Islaamka ku biirtay

0 Visits: 254 | Thursday February 21, 2019 - 12:23:31
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalka laga hor istaagay gabadh ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka oo borobogaandadooda fidin jirtay. Isaga oo Twitter soo qoray ayuu sheegay in uu ku amray wasiirka arrimaha dibadda Mike Pompeo "in Hoda Muthana aan loo ogolaan…

Read More »

Wararkii ugu dambeyeay Ciidamo Mareykan iyo Soomaali oo weeraray duleedka Afgooye

0 Visits: 223 | Thursday February 21, 2019 - 12:20:23
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar cir iyo dhul ah oo xalay Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen deegaanka Baladul Amiin ee hoostagta degmada Afgooye.

Read More »

Alshabaab Iyo Ciidamada Dowladda Oo Ku Dagaalamay Degmada Balcad

0 Visits: 247 | Thursday February 21, 2019 - 11:30:22
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa xalay degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxaana dagaalka xoogiisu uu ka dhacay fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin meel ku dhow buundada degmada.

Read More »

Tirada Soomaalida lagu dilay Koofur Afrika sanadkan bilowga ah oo kororotay [Akhriso

0 Visits: 270 | Thursday February 21, 2019 - 11:21:19
Illaa 11 Soomaali ah ayaa sanadkan bilowga ah lagu dilay dalka Koofur Afrika, halka kuwa kale la dhaawacay, iyadoo uu sii kordhayo weerarada ka dhanka ah dadka Ajnabiga ah ee dalkaas ku ganacsada. Soomaalida ayaa noqday dhibanayaasha ugu horeeya ee waxyeelada ugu badan ka soo gaara weerarada burcada…

Read More »