War DEG DEG:-Askari Laba Qof Ku Toogtay Muqdisho

0
Thursday February 21, 2019 - 12:37:44 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War DEG DEG:-Askari Laba Qof Ku Toogtay Muqdisho

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo goordhaweyd labo qof oo shacab ahaa ku toogtay Magaaladda Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo goordhaweyd labo qof oo shacab ahaa ku toogtay Magaaladda Muqdisho.

Falkaan ayaa ka dhacay Afafka hore ee Isbitaalka Banaadir Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal askariga falka geystay ayaa ilaalo ka ahaa isbitaalka Banaadir,wuxuuna rasaasta ku furayay jam ama Ciriiri ka Jiray Wadada hormarta isbitaalka.

Rasaasta u furay ayaa keentay dhimashada Darawal Mooto Bajaaj, iyo dhaawaca qof shacab ah oo Wadadda marayay.

Dhanka kale Askariga falka geystay ayaa goobta ka baxsaday,waxaana goobta laga qaaday Meydka Darawalka iyo dhaawaca qofka shacabka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip