DEG DEG: Kenya oo War hor leh kasoo saartay Muranka Badda Soomaaliya

1
Thursday February 21, 2019 - 22:15:12 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Kenya oo War hor leh kasoo saartay Muranka Badda Soomaaliya

    Dowladda Kenya ayaa goor dhow shaacisay in aysan marna taako dhulkeed ka mid ah in aysan ka tanaasuli doonin , islamarkaana goobta lagu muransan yahay tahay dhul ka mid ah dowladda Kenya. Wasiirka Arimaha dibadda Kenya Munica Juma ayaa sheegtay do

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa goor dhow shaacisay in aysan marna taako dhulkeed ka mid ah in aysan ka tanaasuli doonin , islamarkaana goobta lagu muransan yahay tahay dhul ka mid ah dowladda Kenya. Wasiirka Arimaha dibadda Kenya Munica Juma ayaa sheegtay dowladeeda aysan ku qancin jawaabtii ay bixisay Soomaaliya.

Waxa ay sidoo kale sheegtay qeybo ka mid ah badda lagu muransan yahay in aysan wax wadahadal ah ka gali doonin.

Kenya waxay is leheysiineysaa badda , waxaana ay wasiirka sheegtay in aan muran laga gali karin qeybta ay iyagu sheeganayaan.

Maalmo ka hor ayay aheyd Markii dowladda Kenya ay ku dhawaaqay in ay ceyrisay Safiirkii Soomaaliya ee Kenya , islamarkaana ay u yeeratay Safiirkeeda Magaalada Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip