Galmudug oo Qabatay Hub Loo Waday Xarakadda Al-shabaab+Sawirro

0
Thursday February 21, 2019 - 12:49:34 in Wararka by
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo Qabatay Hub Loo Waday Xarakadda Al-shabaab+Sawirro

    Ciidamadda Hay'adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA),qeybtooda Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Gaari Homey oo ay saarnaayeen hub la sheegay in Xarakadda Shabaab loo waday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda Hay'adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA),qeybtooda Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Gaari Homey oo ay saarnaayeen hub la sheegay in Xarakadda Shabaab loo waday.

Hubkaan ayaa isugu jirey rasaas, garneeladda Garbaha laga rido, iyo Boosash-ka rasaasta lagu shubo.

Gaariga ayaa lagu qabtay Kontorool Ciidamadda ay ku leeyihiin Duleedka Magaaladda Dhuusa Mareeb ee Caasimadda Galmudug.

Saraakiil ka Tirsan Nabadd Sugidda Galmudug oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay In gaariga uu ka yimid dhanka Gobolka Bari Puntland,islaarkaana uu u socday dhanka Gobolka Hiiraan ee Hir-shabeelle.

Sidoo kale Saraakiisha waxa ay sheegeen in Baaris lagu sameyn doono Hubka,islamarkaan saxaafadda loosoo gudbin doono.

xigasho:-www.simbanews


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip