Wararka

Aadan Madobe oo la kulmay wakiilka cusub ee UNHCR

0 Visits: 54 | Sunday March 17, 2024 - 11:13:15
..

Read More »

Deni oo kulan la yeeshay Madaxda iyo Wakiillada Hay'adaha Q/Midoobey

0 Visits: 52 | Sunday March 17, 2024 - 11:07:58
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay'adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Hay'adaha Qaramada Midoobey, Qorshaha…

Read More »

Ra'iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlayey amniga dalka

0 Visits: 69 | Sunday March 17, 2024 - 11:02:15
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo sii adkeyn lahaa ammaanka caasimadda. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Gaashaandhigga, Ku-simaha…

Read More »

Israa'iil oo ku dhawaaqday qorshe lama filaan ah

0 Visits: 65 | Saturday March 16, 2024 - 13:55:57
...

Read More »

Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u soo xiray garsooreyaal iyo xeer illaaliyaal cusub

0 Visits: 79 | Saturday March 16, 2024 - 13:12:03
Guddoomiye Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tobabar socday muddo saddex toddobaad ah u soo xiray 50 garsooreyaal iyo xeer Ilaaliyeyaal cusub ah oo dhawaan ku soo baxay imtixaan daahfuran oo laga qaaday sanadkii hore dhammaadkiisa. Tobabarkan oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Kuxigeenka ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaliya

0 Visits: 59 | Saturday March 16, 2024 - 12:14:18
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Kuxigeenka cusub ee ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane Raisedon Zenenga iyada oo laga wada hadlay Dib u xorreynta dalka ka socota, howlaha Xasillinta,…

Read More »

Hay'adda Duulista iyo ICAO oo ka wada-hadlay sidii loo dardargelin lahaa qorshayaasha horumarinta leh

0 Visits: 118 | Saturday March 16, 2024 - 12:05:28
Maareeyaha Guud ee Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa la kulmay hoggaanka sare ee xafiiska bariga iyo koonfurta Afrika (ESAF) ee Hay'adda duulista Adduunka ee ICAO,iyagoo ka wada-hadlay qorshashayaasha horumarinta u leh Soomaaliya. Kulanka inta uu socday…

Read More »

Ra"iisul wasaaraha XFS oo kormeer ku tegay Talisyada Ciidamada NISA iyo Booliiska

0 Visits: 71 | Saturday March 16, 2024 - 12:03:31
-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu warbixinno ku saabsan amniga dalka kaga dhageystay…

Read More »

Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo amray in la xayiro hantida 16 shakhsiyaad ah iyo shirkado xiriir laleh Alshabaab

0 Visits: 54 | Saturday March 16, 2024 - 11:16:28
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa bangiyada dalka ku wargaliyay in la xayiro lacagaha 16 shaqsiyaad iyo shirkado uu Maraykanka xayiraad kusoo rogey. Qoraal uu bangigu u diray bangiyada ganacsiga ee shatiga haysta, ayuu ku faray in ay joojiyaan xiriir ganacsi kasta oo hore, ayna xiraan akoonnada ganacsiga…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulan Looga Hadlay Doorashada Midowga Africa ee 2025

0 Visits: 69 | Saturday March 16, 2024 - 11:07:33
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika, waxaana shirkan diiradda lagu saaray doorashada soo wajahan ee hoggaanka sare ee Midowga…

Read More »