Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u soo xiray garsooreyaal iyo xeer illaaliyaal cusub

0
Saturday March 16, 2024 - 13:12:03 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u soo xiray garsooreyaal iyo xeer illaaliyaal cusub

    Guddoomiye Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tobabar socday muddo saddex toddobaad ah u soo xiray 50 garsooreyaal iyo xeer Ilaaliyeyaal cusub ah oo dhawaan ku soo baxay imtixaan daahfuran oo laga qaaday sanadkii hore dhamm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tobabar socday muddo saddex toddobaad ah u soo xiray 50 garsooreyaal iyo xeer Ilaaliyeyaal cusub ah oo dhawaan ku soo baxay imtixaan daahfuran oo laga qaaday sanadkii hore dhammaadkiisa. Tobabarkan oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista aqoonta iyo fahamka wacyiga la xiriira shaqada baaxadda leh ee loo igmaday, ayaa lagu tababaray hababka kala duwan ee dacwad qaadista iyo xeerarka kale ee dalka. Guddoomiye Baashe Y. Axmed oo halkaas ka hadlay ayaa wuxu boggaadiyey sida qiimaha badan ee garsooreyaasha iyo xeer Ilaaliyeyaashu ba ay u dhammaysteen tababarkii u socday muddada saddexda toddobaad ah, isaga oo kula dardaarmay inay hawlaha shaqo u gutaan si hufnaani ku jirto, Alle ka cabsi iyo inay u cadaalad sameeyaan dadka ay u adeegayaan maadaama shaqadan ay ku heleen hanaan cadaaladdeed oo daahfuray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip