Wararka

Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo xukuno ku riday mas'uuliyiin loo heysto musuq

0 Visits: 62 | Thursday March 14, 2024 - 11:53:28
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas'uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. Maxkamadda oo dacwada 1-aad ka yeelatay 8-fadhi ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday…

Read More »

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay meel marinta xeerarka doorashooyinka Somaliland

0 Visits: 76 | Thursday March 14, 2024 - 11:23:05
Waddamada Somaliland ka taageera geedi socodka dimuquraadiyada ayaa guul wayn ku tilmaamay meel marinta xeerarka doorashooyinka Somaliland. Qoraal wadajir ah oo kasoo baxay waddamada Ingiriiska, Norwey, Denmark, Finland iyo Sweden, ayay waddamadu kusoo dhaweeyeen dhamaystirka xeerarka doorashooyinka…

Read More »

Wariye C/kariin Bulxan oo u geeriyooday dhaawicii soo gaaray

0 Visits: 67 | Thursday March 14, 2024 - 08:34:36
..

Read More »

Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Paris

0 Visits: 83 | Wednesday March 13, 2024 - 12:53:42
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada xaajoodka Wadamada ku bohoobay

Read More »

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee UNHCR ee Soomaaliya

0 Visits: 68 | Wednesday March 13, 2024 - 12:50:53
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Isaak Maxamuud Mursal, ayaa Talaadadii Muqdisho ku qaabilay aqoonsiga wakiilka cusub ee loo soo magacaabay Guddiga Sare ee Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya, Mudane Charles Leonard Mballa. Hadalladooda ayaa ku…

Read More »

Kulanka wadajirka ah ee golayaasha Baarlamaanka oo looga dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka

0 Visits: 60 | Wednesday March 13, 2024 - 12:10:59
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka ku weheliyay ku-xigeennada labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad…

Read More »

MW Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ciidamo ka qayb galay dhoollatus Millatery

0 Visits: 62 | Wednesday March 13, 2024 - 11:36:35
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya. Madaxweynaha…

Read More »

Darawal Soomaali ah oo lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay dalka Koonfurta Suudaan

0 Visits: 61 | Wednesday March 13, 2024 - 11:24:36
Muwaadin Soomaaliyeed oo Darawalnimada uga shaqeynsan jiray dalka Koonfurta Suudaan, ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay kooxo hubeysan ku qaadeen gobolka Jonglei ee Koonfurta Sudan. Elizabeth Nyadak John, oo ah wasiirka warfaafinta ee gobolka, ayaa sheegtay in muwaadinka Soomaaliyeed ee la dilay…

Read More »

Dad cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday degaano hoostaga Jowhar

0 Visits: 60 | Wednesday March 13, 2024 - 11:20:48
Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex Ruux ayaa Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday kuwo kalena waa ay la jiifaan degaano hoostaga Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar. Degaannada Saar-saare iyo Gololeey Magacle ayaa cudurka uu ka dilay, waxaana ugu geeriyooday Saddex Ruux maadaama degaannadaas…

Read More »

SSC Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada Dabiyada Dagaalka

0 Visits: 63 | Wednesday March 13, 2024 - 11:17:52
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo saraakiil kale. Firdhiye ayaa sheegay in ay ka shaqeeyeen in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirkii hore…

Read More »

Hay'adda Tayodhowrka Soomaaliyeed oo qabatay 7 konteenar oo bur ah oo dhacay

0 Visits: 52 | Wednesday March 13, 2024 - 10:27:47
Hay'adda tayodhowrka Soomaaliyeed ayaa maanta dekeda Muqdisho kusoo bandhigtay todobo konteenar oo bur ah oo dhacay, kaasoo la doonayay in la geeyo suuqyada si dadka looga iibiyo. Hay'addu waxay sheegtay burkaan in ganacsato Soomaaliyeed ay kasoo iibsadeen dalka Turkiga, waxayna sheegtay in…

Read More »

Hay'adda maaraynta musiibooyinka oo degaanka Janaale gaarsiisay deeq raashin ah

0 Visits: 51 | Wednesday March 13, 2024 - 10:00:45
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka ambabaxay Degaan xebeedka Zasiira. Doonyahaan ayaa ku xiran doono Xeebta Magaalada Marka ee caasimada…

Read More »

Ra'iisul wasaare Xamse oo qaabilay wasiirada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada

0 Visits: 64 | Tuesday March 12, 2024 - 13:16:24
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macalom Fiqi. Wasiirrada la kulmay Ra'isul wasaare Xamse Bare waxa ka mid…

Read More »