HALKAAN KA AKHRSO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA MAARSO 2024-KA

0
Thursday March 14, 2024 - 08:38:40 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRSO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA MAARSO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweynaha "argagaxisada inaan dalkeena ka saarno ayay karaamadeenu ku jirtaa”

Madaxwaynaha Soomaaliya Dr.Xasan She ekh ayaa si adag uga hadlay ahmiyada ay u le edahay dagaalka ay kula jiraan xoogaga alsha baab oo aagag badan ay isku hor fahdiyaan.

"argagaxisada inaan dalkeena ka saarno ay ay karaamadeenu ku jirtaa” ayuu yiri Madax weynaha Madaxweynaha wuxuu intaasi ku daray inaysan suurtagal ahayn in Somalia ay noqoto god ay ka soo fulaan balaayada sida uu shee gay.

"suurtagal maaha,ummad ahaana karaama iyo sharaf nooma aha inaan noqono god mu gdi ah oo ay ka soo fulaan balaayadu”ayuu yiri Madaxweyne Xasan

Sidoo kale wuxuu sheegay madaxweynuhu in Alshabaab aysan dalkeena kaliya dhibaato ku ahayn oo sidoo kalana deriska ay rabaan inay baabi’iyaan.

"la dagaalanka argagaxisadu waa masuuli yad qaran,waana masuuliyad caalami ah, ma xaa yeelay argagaxisadu mushkilado odu ku ma eka dalkeena kaliya balse waxay doona ya an inay deriska baabi’iyaan,sidoo kale gob ol ka aan ku nool nahay ee geeska afrika ayay doonaysaa inay baabi’iso, afrika ayay rabaan inay baabi’iyaan kadibna caalamka usii gudb aan”ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Mar uu ka hadlaayay qorshaha dowlada ay uu sheegay in Dowlada Soomaaliya ay u istaa gtay sidii ay alshabaab uga saari lahaayeen dalka guud ahaan,

"Dagaalka Al-shabaab aan kaga saareyno hore ayuu usoo bilowday, meel fiican ayuu ma rayaa waxaana naga go’an inaan inta dhiman ka nadiifino dalka”ayuu yiri Madaxwe yne Xas an Sheekh.

Kulanka wadajirka ah ee golayaasha Baarla maanka oo looga dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar la maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo be) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka JFS, waxaa na kulanka ku weheliyay ku-xigeennada 2da aqal ee Baarlamaanka 11-aad JFS.

Ajandaha kulanka Dorraad ayaa ahaa sii wadista ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuu rka KMG ah madaxa koowaad mataladda sha cabka iyo madaxa labaad oo ku saabsan door ashooyinka dalka.

Doodda cutubka afaraad gaar ahaan mad axyada koowaad iyo labaad oo la gudo galay maalintoodii labaad, ayaa qaar ka mid ah Xil dhibaannada iyo Sanatarrada si la mid ah mu danayaashii kulankii hore waxa ay doodo adag iyo su’aalo geliyeen qodobbada Dorraad la horkeenay ka doodistooda, halka kuwo kalana ay ku boggaadiyeen guddiyada dastuur ka sida ay u soo qaabeeyeen qodobada dastu urka iyo faqradaha cusub oo ay ku soo kor dhiyeen.

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Md. Cabdullaahi Cumar Abshirow oo soo xiray gunaanadka kulanka ayaa waxa uu sheegay dooda cutubkan afaraad ay sii so con doonto maadaama uu aad u balaaran yahay.

Wasiir Daa’uud: oo ka hadlay guulihii u da mbeeyey ee Dowladda Soomaaliya gaartay

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiis ka Xukuummadda Federaalka Soomaaliga Md. Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wakiilka Mido wga Afrika Amb Souef Mohamed El-Amine oo Dorraad si wadajir ah shir jaraa’id ugu wada qabtay xarunta Wasaaradda Warfa afinta ayaa ka hadlay guulihii toddobaadkii u dambeeyey Dowladda Soomaaliya ka gaartay dhanka la dagaalankaKhawaarijta,Amniga Ca asimadda, Waxbarashadda iyo dhanka Diblo maasiyadda.

Wasiir Daa’uud ayaa faa hfaahin ka bixiyey qorshaha la dagaalanka Khawaarijta oo guullo laga gaaray ka dib markii Khawaarijta la ga saaray goobihii ay kaga dhuumanayeen go bo lka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deega anka Jilib-marka iyo deegaanada ku hareera ysan halkaas oo Ciidanka Dowladda ku dileen khawaarij tiro badan oo ay ku jiraan Horjoog ayaal sare.

Sidoo kale waxa uu wasiirku u xusay in go bolka Jubadda hoose ay ka socdaan hawlgalo lagu ciribtirayo Khawaarijta halkaana looga dilay tiro ka badan 50,loogana qab qabtay tiro maxaabiis ah.

Dhinaca kale wasiirka ayaa xusay in Dowla dda Guul wey ka soo hoysay dhinaca Diblom aasiyadda iyadoo ka hor tagtay xadgudubka iyo damaca Gurracan ee Itoobiya ku raadina ysay qayb ka mid ah dhulka Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay waki ilka cusub ee UNHCR ee Soomaaliya

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Isaak Maxa muud Mursal, ayaa Talaadadii Muqdisho ku qaabilay aqoonsiga wakiilka cusub ee loo soo magacaabay Guddiga Sare ee Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR) ee Sooma aliya, Mudane Charles Leonard Mballa.

Hadalladooda ayaa ku saabsan hagaajinta iskaashiga bani’aadamnimada, gaar ahaan isxilqaanka dib u soo celinta qaxootiga Sooma aliyeed ee Kenya iyo Yemen. Ahmiyaddu wax ay ahayd sare u qaadidda heerarka nolosha iyo abuuridda jawi ku haboon hagaajintooda, iyadoo muujinaysa dadaalka Soomaaliya ee la shaqaynta UNHCR si wax looga qabto arrimaha muhiimka ah ee bani’aadamnimada iyo kor u qaadidda xalka waara ee bulshada barakacayaasha ah.

Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Paris

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaa lka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada xaajoodka Wadamada ku bohoobay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip