Dad cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday degaano hoostaga Jowhar

0
Wednesday March 13, 2024 - 11:20:48 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday degaano hoostaga Jowhar

    Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex Ruux ayaa Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday kuwo kalena waa ay la jiifaan degaano hoostaga Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar. Degaannada Saar-saare iyo Gololeey Magacle ayaa cudurka uu ka di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex Ruux ayaa Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday kuwo kalena waa ay la jiifaan degaano hoostaga Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar. Degaannada Saar-saare iyo Gololeey Magacle ayaa cudurka uu ka dilay, waxaana ugu geeriyooday Saddex Ruux maadaama degaannadaas aysan ka jirin Goobo Caafimaad oo dadka lagu baxnaaniyo Xoghayaha guud ee dowladda Hoose ee Magaalada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe uu kala hadlay Hay'adaha Caalamiga ah sidii Gurmad caafimaad loo gaarsiin lahaa goobaha laga xurreeyay Al-Shabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip