Wararka

Mas'uul Ka Tirsan Maamulka G/Banaadir Oo Qarax Lala Eegtay

0 Visits: 254 | Saturday February 01, 2020 - 10:07:27
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax daqiiqado kahor ka dhacay Isgoyska Xoosh ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa Miino dhulka la geliyay ayaa waxaa lala eegtay Gaari nooca Soomaalida u taqaano Qooqan oo uu…

Read More »

DEG DEG:-Qarax Goordhow Muqdisho Lagula Eegtay Cidamada AMISOM

0 Visits: 214 | Saturday February 01, 2020 - 10:01:53
Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegay inuu ka dhacay Igoyska Ex-Koontarool Balcad. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, xili ay socdaal ku marayeen…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 1-feb-2020

0 Visits: 256 | Saturday February 01, 2020 - 09:53:37
Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Jugta Qarax Xoogan ayaa Goor dhow waxaa laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegay inuu ka dhacay Igoyska Ex-Koontarool Balcad Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga…

Read More »

Dowlada UK oo shaacisay arrin ay Somaliland sumcad xumo weyn ka qaaday

0 Visits: 237 | Friday January 31, 2020 - 22:50:25
Dowlada Ingiriiska ayaa markii u horeysay sheegtay in Somaliland ay wajaheyso sumcad xumo weyn oo ay kala kulantay cabudhinta ay kula kacdo warbaahinta ka howl-gasha iyo Suxufiyiintaba. UK ayaa ka deyrisay Suxufiyiin ay xidhay Xukuumada Muuse Biixi, kuwaasi oo aan ilaa hadda la horgeynin Maxkamada,…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qaybgallay mashruuc lagu horumarinayo magaalada Berbera

0 Visits: 249 | Friday January 31, 2020 - 22:45:22
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa ka qeyb galay munaasibad ay soo agaasintay Dawladda hoose ee Degmada Berbera taasi oo lagu daahfuraayey Mashruuca Berbera Urban Development oo ay maalgelinayaan Midowga Yurub islamarkaana loogu talogalay hannaanka bilicda…

Read More »

C/rashiid Janan oo gaaray magaalada Nairobi

0 Visits: 245 | Friday January 31, 2020 - 22:39:19
Wararka aynu ka heleyno dalka Kenya ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland C/rashiid Janan uu goordhow ka degay magaalada Nairobi, kaddib markii diyaarad ciidan looga qaaday Kismaayo.

Read More »

Carruur Walaalo ah oo ku geeriyootay Barkad biyo laga cabo oo ay ku dhaceen

0 Visits: 348 | Friday January 31, 2020 - 22:35:02
Wararka ka imanaya degmada Shilaabo ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saddex carruur ah oo wadadhashay ku geeriyoodeen Barkad biyaha laga cabo oo ay ku dhaceen.

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaano sheegay in loo diidey inay ka dhoofaan Garoonka Muqdisho

0 Visits: 252 | Friday January 31, 2020 - 22:27:20
Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegeen in loo diiday in ay gaaraan Gobolka Gado gaar ahaan Magaalada Baardheere. Xildhibaan Cabdullaahi Yuusuf Xasan(Alenkeey) oo kamid ah Xildhibaannada loo…

Read More »

Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga daayey, kana warbixiyey kiisas culus oo lagu haystay

0 Visits: 231 | Friday January 31, 2020 - 22:23:46
Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa maanta dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii u dambeeyey ku hoyday xabsiga dhexe ee Xamar. Cabdi Dhaanto, oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in markii hore…

Read More »

Madaxweyne Deni & Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo Nairobi ku kulmay

0 Visits: 226 | Friday January 31, 2020 - 22:17:54
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda ee Puntland Maxamed Cabdi Cismaan Majiino, Gen. Bashiir Cabdi…

Read More »

Erdogan oo shaaciyey 4 dal oo Carab ah oo qeyb ka ah shirqhool ka dhan ah Qudus

0 Visits: 236 | Friday January 31, 2020 - 22:15:12
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka Carabta inay taageerayaan qorshaha Bariga Dhexe ee uu shaaca ka qaaday madaxweyne Donald Trump, taasi oo uu ku qeexay "Khiyaano Qaran." "Qaar ka mid ah dalalka Carabta ee taageeraya qorshaha noocan ah waxay…

Read More »

Safiirka DF oo war ka soo saaray dhaawacyo la sheegay in laga soo celinayo Turkey

0 Visits: 262 | Friday January 31, 2020 - 21:59:18
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga Cabdullaahi Jaamac Maxamed (Ceydiid) ayaa beeniyey in si qasab ah loo soo celinayo dadka dhaawaca ah ee la geeyey dalka Turkey.

Read More »

Wasiir isku casiley Arrinta Cabdi Rashiid janan

0 Visits: 214 | Friday January 31, 2020 - 21:57:39
Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad goboleeda Jubaland Aadan Aw-Xersi ayaa Goordow waxaa uu ku dhawaaqay in uu iska casiley xilkii uu ka haayey maamulkaas. Sababaha uu isku casiley ayuu ku sheegay,kadib qoraal uu soo dhigey bartiisa twitter-ka in uusan diyaar u aheyn maamul u dabaal-degay Nin…

Read More »

Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo lagu qasbayo in Somalia ay kusoo noqdaan

0 Visits: 235 | Friday January 31, 2020 - 21:34:33
Hooyo Soomaaliyeed oo laba gabdhood oo ay dhashay mid ku dhimatay Qaraxii 28-kii bishii hore December ka dhacay Ex-Control Afgooye midna ku dhaawacantay ayaa sheegtay inay cabasho ka tahay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara.

Read More »

C/rashiid Janan oo diyaarad ciidan looga qaaday Kismaayo, kuna sii jeeda….

0 Visits: 246 | Friday January 31, 2020 - 21:33:08
Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan) ayaa goor dhow diyaarad looga qaaday Kismaayo, isaga oo ku sii jeeda magaalada Nairobi.

Read More »

Madasha Xisbiyadda Qaran oo baaq kasoo saaray Xaaladda Galmudug

0 Visits: 268 | Friday January 31, 2020 - 21:04:41
War-Mutiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa loogu baaqay DFS inay joojiso faragelinta dhismaha Maamul Gobaleedka Galmudug maadaama Xukuumaddu ay ku fashilantay dhismaha Galmudug Mid ah una qeybisay 3 Maamul.

Read More »

Sawirro: Mashruuca garoonka cusub ee diyaaradaha ee Muqdisho oo la sahmiyey

0 Visits: 268 | Friday January 31, 2020 - 20:57:48
Muqdisho (Caasimada Online) –Sahankii u horeeyay oo ah Mashruuc lagu dhisayo garoonka cusub ee diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilowday, ayada oo garoonkan uu ku fariisan doono dhul cabirkiisu yahay 14KM. Xubno ay ka mid yihiin xildhibaan Cabdulqaadir Carabow, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka…

Read More »

Ahlu-Sunna oo shaaca ka qaaday sababta aysan ugu tanaasulin doorashada DF

0 Visits: 220 | Friday January 31, 2020 - 20:55:01
Madaxda Ahlu Sunada Galmudug ayaa wax laga weydiiyay sababta aanay ugu tanaasulin doorashada ay gadaal ka riixeyso Dowladda Federaalka Somaliya, una qabteen doorasho kale oo taasi liddi ku ah. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha xigga ee Galmudug, ee garabka Ahlu-Sunna…

Read More »

AMISOM oo sanadkan bilaabeysa dhimistii u horeysay Ciidamada (1,000 askari oo la daad-gureynayo)

0 Visits: 200 | Friday January 31, 2020 - 19:48:38
Ilaa 1,000 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ayaa la filayaa in laga daad-gureeyo gudaha dalka Somalia marka la gaaro dabayaqadda bisha soo socota ee Feberaayo.

Read More »

Bruno Fernandes Oo Markii Ugu Horreysay Kasoo Muuqday Tababarka Man United & Xiddiga Oo Taam Buuxa U Ah Inuu Wajaho Wolves

0 Visits: 237 | Friday January 31, 2020 - 19:20:58
Man United ayaa isku diyaarineysa kulanka ay Old Trafford kusoo dhaweynayaan Wolves, waana ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Read More »