DEG DEG:-Qarax Goordhow Muqdisho Lagula Eegtay Cidamada AMISOM

0
Saturday February 01, 2020 - 10:01:53 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Qarax Goordhow Muqdisho Lagula Eegtay Cidamada AMISOM

    Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegay inuu ka dhacay Igoyska Ex-Koontarool Balcad. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegay inuu ka dhacay Igoyska Ex-Koontarool Balcad. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, xili ay socdaal ku marayeen agagaarka Isgoyska Ex-Koontarool Balcad ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Qaraxa kadib ayaa Ciidanka AMISOM waxaa ay fureen rasaas badan, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay ku sugamn Ciidamo ka tiran kuwa dowladda Soomaaliay.Dad ku sugan halka uu qaraxu ka dhacay ayaa soo sheegaya in qarax uu geystay Khasaaro, In kastoo aan si rasmi ah lo cadeyn inta uu la egyahay.

La scoco wixii warar  kusoo kordha Insha Allaah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip