Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiq Warfa oo soo xiray bandhigga maalgalinta dhallinyarada Soomaaliyeed

0 Visits: 180 | Wednesday January 29, 2020 - 18:36:43
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa soo xiray galinkii dambe ee Talaadada bandhigga maalgalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo labo maalmood ka socday caasimadda Muqdisho. "Run ahaantii waa inoo taariikhi dhammaanteen in aan weynayno…

Read More »

Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Wuhan oo ku xanniban qolalkooda jaamacadeed iyagoo dareemaya cabsi iyo kalinimo

0 Visits: 225 | Wednesday January 29, 2020 - 18:34:35
Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Wuhan ee dalka China ayaa sheegaya inay ku xanniban yihiin qolalkooda jaamacadeed iyagoo dareemaya cabsi iyo kalinimo. Ardayda ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya inay ka caawiso sidii ay uga bixi lahaayeen magaalada Wuhan oo ah xudunta cudurka faafa ee coronavirus.…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geeridii Abaanduulihi hore ee xoogga dalka

0 Visits: 242 | Wednesday January 29, 2020 - 16:53:46
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday -Alle ha u naxariistee- Janaraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi. "Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan u tacsiyeynayaa qoyskii, qaraabadii…

Read More »

Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne

0 Visits: 183 | Wednesday January 29, 2020 - 16:51:11
Afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka arrinsaday xaaladda cakiran ee doorashada maamulkaasi. Musharraxiintaan oo kala ah: Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo…

Read More »

DEG DEG: Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug ee Ahlu-Sunna

0 Visits: 190 | Wednesday January 29, 2020 - 16:47:03
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhow loo doortay madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhacday magaalada Dhuusomareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xildhibaanada baarlamanka Galmudug ee shalay ay soo dhistay Ahlu-Sunna, waxaana la sheegay inay…

Read More »

Faroole oo ka digay cunaqabateyn laga cabsi qabo in DF ay saarto Puntland

0 Visits: 202 | Wednesday January 29, 2020 - 16:44:11
Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada Dowladda Federaalka Cabdullaahi Goodax Barre, wuxuuna ka digay in dowladda ay Puntland saarto cunaqabateyn waxbarasho. Cabdiraxmaan Faroole…

Read More »

SAWIRRO: Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa Hay,adda Bisha Cas Turkiga

0 Visits: 198 | Wednesday January 29, 2020 - 16:39:46
Xarunta Aqalka dowlada hoose ee Xamar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) uu kula qaatay wafdi uu horkacayay madaxa hey'ada bisha Cas Turkiga u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr Mustafa Sahin Firad.…

Read More »

Duulimaadyadii Kismaayo & Baydhabo oo la hakiyay

0 Visits: 200 | Wednesday January 29, 2020 - 16:36:28
Wararka laga helaayo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in dowladda Federalka Somaliya ay hakisay duulimaadyadii Magaalooyinka Kismaayo & Baydhabo u bixi jiray. Maanta ma jirin diyaarado u baxay labadaasi Magaalo, waxaana wararka intaasi ay ku darayaan in Garoonka…

Read More »

Ilhaan Cumar oo ka soo horjeesatay qorshaha Trump ee bariga DHEXE

0 Visits: 199 | Wednesday January 29, 2020 - 16:32:49
Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha aqalka Koongareeska dalka Mareykanka ayaa si weyn uga hortimid qorshaha nabadda bariga dhexe ee uu soo bandhigay madaxweynaha wadankaasi, Donald Trump. Qoraal ay Ilhaan soo dhigtay barta fariimaha gaagaaban ee Twitter-ka ayey qorshaha la sugayey ee Trump ku tilmaamay…

Read More »

Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Galmudug oo Maanta ku beegan

0 Visits: 181 | Wednesday January 29, 2020 - 09:43:01
Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay ku adkeysanayaan inay Maalinta Berito ah dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa,xilli uu weli khilaaf ka jiro howlaha doorashada. Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa I Xildhibaannada Cusub ee Galmudug…

Read More »

Jubbaland oo Dowladda Federalka ka dalbatay inay meel ku sheegto wasiirkii amniga

0 Visits: 226 | Wednesday January 29, 2020 - 09:41:11
Dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin xaalad badqab ee wasiirkoodii amniga Cabdirashiid Janan, kadib markii maanta taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya ay sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa. Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa dowladda federalka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 29-1-2020

0 Visits: 200 | Wednesday January 29, 2020 - 09:35:35
Wasiirka amniga Jubbaland oo ka baxs aday gacanta DFS Taliye ku xigeenka ciiddanka booliiska Soomaaliya Gen. Sakiya xuseen, ayaa ha dal ay ku soo qortay barteeda Twitterka ku sheegtay inuu ba xsa day wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Ca bdirash iid Xasan Cab di-Nuur (Janan ) oo mu ddo ku xirnaa xabsi…

Read More »

Shirkada Nike Oo Ku Dhawaaqday In Ay Gabi Ahaanba Joojisay Iibinta Wax Walba Oo Uu Lahaa Kobe Bryant Iyo Sababta Dhabta Ah Oo La Sharaxay.

0 Visits: 780 | Tuesday January 28, 2020 - 23:05:32
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa ciyaaraha caalamiga ah haystay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid halyaygii hore ee NBA-da ee Kobe Bryant kaas oo ku geeriyooday shil diyaaradeed laakiin shirkada Nike ayaa soo saartay war saxaafadeed ay ku mamnuuceen iibinta wax walba oo uu Kobe Bryant lahaa. Waxaa la…

Read More »

Xaqiiqda 'baxsashada' Janan – Xogta dowladda Soomaaliya iyo tan maamulka Jubaland

0 Visits: 233 | Tuesday January 28, 2020 - 23:04:00
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay war yaab leh oo ah in gurigii uu ku xirnaa ee magaalada Muqdisho uu ka baxsaay wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana aan la aqoon halka uu hadda ku sugan yahay. Qoraal ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey taliye ku-xigeenka…

Read More »

Shirka Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka oo lagu ansixiyay 33-qaraar

0 Visits: 180 | Tuesday January 28, 2020 - 22:58:13
Maalintii labaad waxaa Magaaladda Ouagadougou ''Waakadhuugu'' ee Caasimadda Dalka Burkina Faso ka socda Kalfadhiga15-aad ee Midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka,waxaana maanta kulan gaar ah yeeshay guddiga qaabilsan Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Dibadda oo ansixiyay 33-qaraar…

Read More »

Sawirro: 40 bastoolad iyo raggii watay oo lagu qabtay xuduuda Somalia iyo Itoobiya

0 Visits: 257 | Tuesday January 28, 2020 - 22:52:29
Ciidamada Liyuu booliska ee dawlad degaanka Soomaalida, ayaa galabta gacanta ku dhigay hub, gaari iyo raggii wetay kuwaas uu gudaha u sii gelayey dhulka uu ka arimiyo ismaamulka Soomaalida. Hubkaan ayaa waxaa wetay oo lagu qabtay illaa seddax nin, kuwaas oo watay gaari HILUX ah, hubkaas ayaana dhamaantiis…

Read More »

Mareykanka: "Waa qasab in mucaaradka ay qeyb ka noqdaan hanaanka Galmudug"

0 Visits: 200 | Tuesday January 28, 2020 - 22:51:02
Dowladda Maryekanka ayaa u muuqata inay ka hor-timid qorshaha ay dowladda Soomaaliya Galmudug uga qabaneyso doorasho madaxweyne oo aysan qeyb ka ahayn mucaaradka. Qoraal lasoo dhigay barta twitter ee safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in safiir Donald Yamamoto uu la hadlay Ahlu-Sunna…

Read More »

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay is-marin waaga ka taagan Galmudug

0 Visits: 200 | Tuesday January 28, 2020 - 22:49:08
Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladihii ugu dambeeyey ee kasoo ifbaxay Galmudug, intii lagu guda jiray marxaladdii geba-gebada ee dadaalka socday bilaha ee maamulka cusub loogu dhisayo Galmudug. Qoraal kasoo baxay Saaxiibada Caalamka, oo lasoo gaarsiiyey Caasimada…

Read More »

Ahlu Sunna oo shaacisay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Galmudug

0 Visits: 195 | Tuesday January 28, 2020 - 22:46:41
Ahlu Sunada Galmudug ayaa waxay Magaalada Dhuusamareeb ku soo bandhigtay liis ay ku qoran yihiin sagaal iyo lixdan xubnood, oo ka mid noqonaya Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Galmudug. Xubnahan cusub ayaa ku biiraya labaatankii Xildhibaan ee horey Ahlu Sunna looga siiyay Baarlamaanka ay Dowladda Federaalka…

Read More »

Trump oo Maanta shaacinaya Heshiiska Qarniga

0 Visits: 187 | Tuesday January 28, 2020 - 22:41:03
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta shaaca ka qaado qorshihiisa uu ku xalinayo dagaalka Israel iyo Falastiin. Munaasabad maanta ka dhici doonta Aqalka Cad ayaa astaan u ah xaaladda xiriirka saddexda dhinac, ayada oo ra'iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu kasoo…

Read More »