HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 29-1-2020

0
Wednesday January 29, 2020 - 09:35:35 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 29-1-2020

    Wasiirka amniga Jubbaland oo ka baxs aday gacanta DFS Taliye ku xigeenka ciiddanka booliiska Soomaaliya Gen. Sakiya xuseen, ayaa ha dal ay ku soo qortay barteeda Twitterka ku sheegtay inuu ba xsa day wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Ca bdir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka amniga Jubbaland oo ka baxs aday gacanta DFS Taliye ku xigeenka ciiddanka booliiska Soomaaliya Gen. Sakiya xuseen, ayaa ha dal ay ku soo qortay barteeda Twitterka ku sheegtay inuu ba xsa day wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Ca bdirash iid Xasan Cab di-Nuur (Janan ) oo mu ddo ku xirnaa xabsi ga ar ah. Taliye ku xigeenka boo liiska waxay sheegtay inay hay'addaha amnigu ku ra ad joogaan soo qabashadi isa. Wasiir Jan an ayaa ku eedeysan inuu dambiyo ka la duwan ka galay dad shacab ah, isagoo dhawaan lasoo taagay maxkamada gobol ka Banaadir, si dacwadiisa loo dhegaysto. In uu xabsiga ka baxsado masuul heer kaas ah, ayay dad badani ku tilmaameen arrin aan suurtagal noqon karin. Baxsashadiisa ayaa ku soo beegantay waqti xasaasi ah oo ay dowladda federal ka isku diyaarinayso inay awood miltari ku la wareegay dhul badan oo kuyaala jubbo oyinka. Dhawaan, madaxweynaha Jubbaland ayaa ku eedeeyay DFS inay wasiirka amni ga u haystaan sidii ay uga dhaadhicin lah aayen inuu bedelo mabda'iisa Jubbaland, loona adeegsado dagaalka Jubbaland lagu hayo.

Jubbaland oo War kasoo saartay Xaaladda wasiir Janan

     War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in aan nolol iyo gee riba aan lahayn Wasiirkii Amniga Jubba land. Jubbaland ayaa dowladda Soomaa liya ku baaqday inay me el ku sheegto Wasiirka maadaama uu xirnaa.

      Waxaa sidoo Jubba land ay walaac ka muujisay Warkii kasoo baxay Taliska Cii danka Booliska ee ahaa inuu baxday Was iir Janan.

Sheekh Shariif oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Dowladda

         Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha Mada sha Xisbiyada Qaran ee Sh.Shariif Sh.Ax med ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku dhamqa an,isla markaana aysan waqti u dhimin wa xaan waxba kasoo baxeyn.

 Waxaa uu soo hadal qaadey arrimaha doorashooyinka,waxaana uu sheegay in xilligaan aysan muuqan qorsho dhab ah oo dowladda ay ugu diyaar garowdey door ashada soo socota.

    "Runtii annaga nooma muuqato in dalka an doorasho ay ka dhaceyso,waayo wax aa la rabaa in dad meel aan la ogeyn laga keenay ay codeeyaan taasina suurtagal mahan in afar sano oo kale la iska sii jo ogo,waxaana rabaa inay dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah ayuu yiri” Sheekh Shariif.

       Ugu dambeyn Sheekh Shariif waxaa uu sheegay in dowladda looga aahan ya hay in dadka ay ka dhigto kuwo xur ah,isla markaana howlaha doorashooyinka ee ka socda Galmudug Xildhibaannada loo ogo laado inay musharixiinta la kulmaan

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

       Qoraal ka soo baxay Taliska ciidam ada Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe.

      Taliska ayaa sheegay in ciidamada Ma reykanka oo  kaashanaya ciidamada dowl adda Soomaaliya ay 27-kii bishan oo shal ay ku beegneyd ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen agagaarka degmada Jilib  oo ka tirsan gobolka Jubba da dhexe, isla markaana ay la beegsadeen xubno ka tir san Al-Shabaab.

       Weerarkaas duqeynta ah ayaa Marey kanka waxaa uu sheegay inay ku dileen  xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo tiradooda aan la shaacin,islamarkaana  sidoo kale aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin dad ka rayid ah,sida uu  sheegay kuxigeenka Agaasimaha howlga lada, Taliska Marey kanka ee Afrika  Gen. Bradford Gering. Qoraalka ayaa sidoo ka le lagu sheeg ay inay sii wadi doonaan ta ageerada ay si iyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ilaa iyo inta laga wiiqayo awooda Al-Sha baab.

Wasiir Deeqa Yaasin "Reer Diinsoor iyo maamulka K/Galbeed waxay maan ta hormuud u noqdeen Soomaaliya"

       Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo X uquuqul Insaanka ee DFS Marwo Deeqa Yaasin Xaaji Yuusuf ayaa Dorraad booqa sho ugu tagtay haweenka degmada Diins oor kadib markii kala bar xubnaha golaha deegaanka ee degm ada Diinsoor ay noq de en haween.

     Wasiir Deeqa Yaas in oo kulan la qaa da tay maamulka K/Galbeed oo uu horka cay ay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DGKGS ayaa sidoo kale la kulantay maa mulka cu sub ee degmada Diinsoor iyo odayaal dha qameedyada si ay ugu kuur gasho xaala daha ay ku sugan yihiin haweenka degm ada Diinsoor.

     "Xubnaha haweenka ee soo galay gol aha deegaanka ee degmada Diinsoor ay aa waxaa ay tusaale dhab ah u yihiin in ha weenka Soomaaliyeed ay door la taab an karo ka qaadan karaan dib u dhiska, nab adeynta iyo hogaanka dalka qeybahii sa kale duwan” ayay tiri Wasiir Deeqa Yaasin mar ay la hadleysay haweenka de gmada Diinsoor. "Reer Diinsoor iyo maamulka KGS waxay Shalay hormuud u no qdeen Soomaaliya oo dhan ayaga oo xaqii jiyay doorka aan la inkiri karin ee ay haw eenku ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda. Waxaan ku faraxsanahay in sida uu dhigayay cahdiga haweenka So omaaliyeed ee la meel mariyay Maarso 2019 in Shalay kala bar xubnaha golaha deegaanka Diinsoor ay yihiin haween” ayay hoosta ka xariiqday Marwo Deeqa Yaasin.

       Wasiir Deeqa ayaa waxaa ay intaas ku dartay "halkaan waxaan u nimid in aan taageero iyo hiilo u muujino maamulka D/Diinsoor gaar ahaan haweenka xubnah na ka ah golaha deegaanka oo u baahan in la dhiira geliyo, lagana taageero dhinac yo badan si tilaabada ay ku tilaabsadeen loo xoojiyo”.

      Haweenka D/Diinsoor ayaa u gudbiyay Marwo Deeqa Yaasin cabashooyin dhowr ah iyo baahiyo iyaga gaar u ah oo loo baa han in dowladda federaalka Soomaaliya ay si deg deg ah wax uga qabato. 

     Waa markii ugu horreysay in maamul la ga dhiso dalka Soomaaliya ay kala bar xu bnahna golaha deegaanka ay noqdaan du mar taasoo si weyn u soo jiidatay haween

ka Soomaaliyeed iyo DFS.


Shir u Dhaxeeyey DFS & Hay’adaha Caalamiga ah oo lagu qabtay Muqdisho

     Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee XFS Md, Avv. Xa san Xuseen Xaaji iyo Hanti-Dhowraha Qa ranka Md, Maxamed Cali Afgooye iyo how lwadeenno ka kala socday Wasaaradda Caddaaladda iyo Xafiiska Handhowrka ay aa kulan la qaaatay hay’adaha UNDP, UN ODC, EUCAP iyo qaar ka mid deeq-bixi yayaasha M/Mogadishu Shalay.

     Kulankaas ayaa Wasiirka kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dada alka Wasaaradda ay ka waddo dardar-gel inta la dagaalanka musuqa iyo horumarin ta hufnaanta dhammaan hay’adaha dowl adda dhexdooda taasoo ay qeyb weyn ka tahy diyaar garowga ay Wasaaradda sam eynayso sidii Soomaaliya ay ugu biiri lah ayd saxiiyayaasha heshiiska caalamiga ah ee la dagaalanka musuqa oo loo soo gaab iyo (Ratification of UNCAC).

      Waxaa kaloo Wasiirka iyo Hanti-dhowr aha Qaranka iyagoo la kaashanaya ku soo bandhigeen kulankaas Stiratijiyada qa ran ee la dagaalanka musuqa iyo sida loo dhaqan gelinayo iyadoo la marsiin doono golaha wasiirada dhawaan kadibna ay noq on doonta mid ka shaqeysa gayiga Soom aaliya.

      Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay ha y’daha UNDP iyo UNODC oo ballan qaad ay in kala shaqeyn doonaan Wasaaradda howlaha la xiriira dhaqan gelinta iyo ku biiridda heshiisyada caalamiga ah.

Hir-Shabeelle oo guddi u saartay wax ka qabashada Cudurka Shuban Biyoodka

     Madaweynaha DG/Hir-Shabeelle Md. Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay wax aa M/Baladweyne ee Xarunta G/Hiiraan uu kulan kula qaatay Hay’adaha Samafal ka ee ka howlgalla Gobolkaas.

     Kulanka oo ay qeyb ka ahaayeen Ma amulka gobolka iyo kan degmada Baladw eyne ayaa waxaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa cudurka Shuban biyo odka oo saacadihii la soo dhaafay ay dad u geeriyoodeen kuwo kalena ay la jiifaan.

     Inta uu kulanka socdey ayaa waxaa maamulka Isbitaalka Baladweyne looga dhageystay Warbixin ku saabsan dadka uu soo ridey Cudurka Shuban biyoodka, iya ga oo sheegay in ilaa 120 ruux la ke enay isbitaalka Baladweyne.

        Madaxweynaha Hirshabeelle Maxam ed Cabdi Waare & Guddoomiyaha G/Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo Warb aahinta la hadley ayaa waxaa ay sheege en in guddi loo saarey waxka qabashada Cudurka Shuban biyoodka,kuwaas oo ka kooban Maamulka Hirshabeelle iyo Hay’a daha Samafalka ee fadhigoodu yahay Bal adweyne.

     Sidoo kale Madaxweynaha Hir-Shabee lle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baa qay Wasaaradda Caafimaadka XFS inay kaalin weyn ka qaadato sidii loo xakameyn lahaa cudurkaas. Cudurka Shuban Biyood ka ayaa waxaa uu ka dilaacey deegaano ka tirsan G/hiiraan,waxaana saacadihii la soo dhaafay la sheegay inay u geeriyoode en in ka badan 12 Ruux.

D/Soomaaliya iyo hay’adda lacagtaadd uunka oo kala saxiixday he shiis ku saa bsan Dhismaha Sanduuqa Lacagta

      Hay'adda lacagta adduunka ee IMF iyo DFS ayaa gaaray heshiis heer-shaqaa le ah oo ku saabsan barnaamij cusub oo 3 sano ah oo ah dib-u-habeyn dhaqaale ah laguna taageerayo Dhismaha Sanduuqa Lacagta.

      Warbixinta heshiiska ayaa lagu sheeg ay in ay Soomaaliya ka go'antahay fulinta siyaasadaha iyo hir gelinta dib-u hab eyn ta dhaqaalaha taas oo soo dhowa ynaysa in dalka la ga cafiyo deymaha lagu leeyahay, si waddanku uga baxo Heerka Saboolnima da daran. Hay'adda IMF ayaa ku ammaan tay dowladda Soomaaliya guulaha ay ka gaareen hirgelinta dhowr sharciyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Dakhliga, Maamulka Maaliyadda Dowladda, iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa.

       Intaa waxaa sii dheer, dadaalada soc da ee masuuliyiinta ay ku xoojinayaan xirii rka maaliyadeed ee ka dhexeeya dowl adda iyo dowlad goboleedyada. Ururinta dakhliga gudaha , iyadoo dakhliga gudaha ilaa Nofembar uu gaaray $194.6 milyan.

Soomaaliya waxay rajeynaysaa marka ay soo buuxiso sharuudaha laga rabo in san adaha soo socda laga cafiyo dhamaan deymaha lagu leeyahay.

R/Wasaarihii Dalka Qatar Oo Is-Casilay Iyo Mid Cusub Oo La Magacaabey

        R/Wasaarihii dalka Qatar Sheikh Cab dullaahi bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa ku dhaw aaqay inuu xilk aas  iska Ca sil ay,isagoona Warqa diisa Is-Casilaada u gudbiyay Amiir ka Qa tar.Wakaalada Warar ka dalkaas ayaa shaa cisay inuu xilka is ka Casilay R/Wasaare Sheikh Cab dullaahi bin Nasser, isagoona xilkaas hay ay muddo todobo sano ah laga soo bil aabo sanadkii 2013. Amiirka dalka Qatar Shiekh Tamiim Bin hamad Al Thani ayaa ka aqbalay is casilaada R/Wasaara ha, wu xuuna durbo soo magacaabay R/ Wasa are Cusub.

      Sheikh Khalid bin Khalifa bin Cabdica siis AlThani ayaa loo Magacaabay inuu no do R/Wasaaraha Cusub ee dalka Qatar, kaasi oo xiligaan ka shaqeynayay Madaxt ooyadda Amiirka, isagoona Xoghaye  u ahaa Amiir Shiekh Tamiim AlThani.

Tirada Dadka U Dhintay Cudurka Halis ta Ee Coronavirus Oo Sare U Kacday

     Tirada Dadka u dhintay Caabuqa loo yaqaan corona  ayaa gaartay 106-Qof gu daha Dalka Shiinaha sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Dalkaasi. Dadka u dhintay Cudurkaan waxaa ku jira Dhaqaatiir kuwa as oo ku howlanaa daweynta Dadka Xanu unsan,iyada oo laga hortagayo in cudurka uu sii faafo ayaa Dowladda Shiinaha wax ay xoojisay xayiraada  socdaalka.

       Waxaa la jaray dhammaan Waddooy inka  gala Magaalada Wuhan oo ah halka uu ka bilowday Cudurkaan dilaaga ah.

     idoo kale, waxaa sare u kacay dadka ku nool dalalka kale ee caalamka ee uu haleelay caabuqan,waxaana Kiisas hor leh laga soo sheegayaa  dalalka Singapo re iyo Jarmalka. Guud ahaan magaalooyin dhowr ah oo ku yaala dalka Shiinaha, wax aa la hakiyay gaadiidka dadweynaha, wax aana cudurkan uu dilaacay xilli dalka Shii naha looga diyaar garoobayay dabaaldeg ga sanadka cusub, xilliyadaas oo dad ba dan ay aad u safraan.

Itoobiya oo lagu arkay 4 qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaa cay Shiinaha

     Inta la xaqiijiyay 4 qof oo looga shakis an yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dal ka Itoobiya sida ay shaaciyeen Mas’uu liyiinta Caafimaad ka. D/Itoobiya ayaa shee gtay in 4-ta qof ayaa lagu karantiilay gudaha M/ Addis Ababa.

      Wasiirka caafimaadka ee dalka Itoobi ya, Dr Lia Tadesse iyo saraakiisha kaleba waxay sheegeen in afarta qof ee looga shakisan yahay in qabaan caabuqa ay u dhasheen Itoobiya.

     Tan iyo Arbacadii, dhammaan dadka ra kaabka ah ee kasoo safray Shiinaha ee soo gaaray Itoobiya, waxaa lagu baarayay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Bole.Saraakiisha caafimaadka waxay she egeen in dadkan dhiigooda loo diri doono K/Afrika si baaritaanno loogu soo sameyo.


Shir Xasaasi Ah Oo Laga Yeeshay Bixit aanka Ciidamada AMISOM Ee Somaliya

      Shirkaan oo muddo hal maalin ah soc onayay oo ay ka qayb galeen Taliyaha Cii danka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cab di Xasan Maxamed Xijaar iyo Taliye kuxi geenka Ciidanka Xooga dalka Soomaaliy eed S/guuto Maxamed Cali Bariise ayaa Shalay lagu qabtay M/Kampala ee dalka Uganda.

       Waxaa sidoo kale shirkaan kasoo qa yb galay dhammaan taliyeyaasha Dalalka ciidamada ay ka joogaan dalkeenna Soo maaliya iyo safiirada dalalka Turkiga, Raa shiya, iyo diblumaasiyiin ka socday safaar adaha Ingiriiska, Mareekanka, ee Soomaa liya, halka sidoo kale ay goobjoog ahaay een madax ka socotay Ururka Midowga Yurub,Q/Midoobay iyo Midowga afrika.

     Shirka ayaa looga hadlay sidii loo bilaa bi lahaa bixitaanka ciidanka nabad ilaalin ta ee AMISOM, iyaddoo laga dooday siddii loo qorsheyn lahaa ciidanka ugu horeeya ee ka baxaya Soomaaliya iyo meelaha ay ka baxayaan.

      Dhammaadka bisha Febaraayo 2020 ayaa lagu heshiiyay in kun askari laga soo saaro Soomaaliya, kuwaas oo noqon doo na bilowga bixitaanka ciidanka nabad ilaalinta ee AMISOM.

     Sidoo kale shirka ayaa looga hadlay sidii cidamada AMISOM ee Soomaaliya jo oga u bilaabi lahaayeen howlgalo lagula dagaalamayo Alshabaab, isla markaana looga saarayo guud ahaan Soomaaliya.

      Shirka ayaa sidoo kale xoogga lagu sa aray sidii taageero buuxda loo siin lahaa ciidanka xoodga dalka Soomaaliya si ay ula wareegaan meelaha laga xoreeyo Nab ad diidka Arxanka darran, looguna same yn lahaa qalabeyn buuxda.

     Qaar ka mid ah safiirada iyo diblumaa siyiinta matalaya dalalka Soomaaliya taa geera iyo hay’adaha caalamiga ah ayaa ka warbixiyay dadaalada socda ee dib loo gu dhisayo ciidanka xooga dalkeena Soo maaliya oo ay ugu horeyso dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.

      Shirkaan oo ay soo abaabuleen Mid owga Afrika ayaa isla Shalay lagu soo ga bo-gabeeyey magaalada Kampala ee caa simadda Dalka Uganda.

Ahlu Sunna oo soo xushay xildhibaano cusub

       Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo M/Dhuusamareeb ayaa sheegayo in Ahlu Sunna Waljamaaca ay Shalay ku dhawaaqday liiska Xildhibaano cusub oo gaarayo illaa 69 Xildhibaan.

      Ahlu-Sunna ayaa ku sheegtay Xildhiba anadaan inay yihiin Xildhibaanadii 2aad ee Maamulka Galmudug, waxayna ku biiri doonaan 20-kii hore oo ay Ahlu Sunna ku dhawaaqday sida uu sheegay Gudoomiya ha ay Ahlusunna u saartay xulidda xildh ibaannada iyo xallinta khilaafaadka Maxa med Yaxye Faarax.

     Tallaabadaan ay qaaday Ahlu Sunna ayaa qeyb ka ah Khilaafka ka taagan door ashada Galmudug, waxaana hadda muuq ato inay Magaalada Dhuusamareeb marti gelin doonto laba doorasho iyo laba mada xweyne. Sida uu sheegay Maxamed Yax ye Faarax Xildhibaanada lasoo xulay ayaa dooran doono Guddoomiye iyo labadiisa ku xigeen kadibna waxaa loo gudbi doon aan doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

      Cabdulqaadir Sheekh Cali Kulmiye Xo ogsade ayaa loo doortay inuu noqdo Gudd oomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Gal mudug garabka Ahlu Sunna.

     Maalinta Khamiista ah ayaa la filayaa inay M/Dhuusamareeb ka dhacdo door ashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ay qaban qaabadeeda wadaan taag eerayaasha Dowladda iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

      Xaaladda Maamulka Galmudug ayaa noqotay mid cakiran, waxaana laga cabsi qabaa inay Galmudug yeelato seddex ma daxweyne marka la fiiriyo sida hadda xaal ku yahay maadaama madaxweyne Xaaf uu isna Gaalkacyo ka wado howlaha dhis maha Maamulka Galmudug.

Beesha caalamka oo Xalay war kasoo saartay arrimaha Galmudug

      Warsaxaafadeedkan kasoo baxay bee sha caalamka ayaa walaac looga muuji yay khilaafka siyaasadeed ee kasoo cus boonaday arimaha Galmudug Beesha caa lamka ayaa dhinacyada ugu baaqday inay kawada qeyb qaatan hanaanka dhismaha Galmudug islamarkaana ka fogaadan wax kasta oo keeni kara xasiloonidaro.

     Warkan kasoo baxay beesha caalamka ayaa loogu baaqay dhinacyada kala ah gu doonka baarlamanka, musharixiinta, Ahlu Sunna iyo saamileyda siyaasadeed ee ku sugan Gaalkacyo inay siwadajir uga qeyb qaataan doorashadda.

      Baaqan ayaa yimid xilli Galmudug laga dhisay 3 Baarlamaan ,islamarkaana uu xo ogeystay Khilaafka dowladda iyo dhinacyadda Siyaasadda Galmudug.

Mareykanka: "Waa qasab in mucaarad ka ay qeyb ka noqdaan hanaanka Galmudug”

     Dowladda Maryekanka ayaa u muuqa ta inay ka hor-timid qorshaha ay dowladda Soomaaliya Galmudug uga qabaneyso do orasho madaxweyne oo aysan qeyb ka ahayn mucaar adka.

  Qoraal la soo dhigay ba rta twitter ee safaaradda Marey kanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in safiir Don ald Ya mamoto uu la hadlay Ahlu-Sunna Waljamaaca, oo ka mid ah dhinacyada dii dan doorashada.

     Qoraalka ayaa lagu yiri "Hannaan si yaasadeed oo mid ah oo laga wada qeyb galo waa waxa u wanaagsan Galmudug, waana u muhiim mustaqbalka Soomaa liya.”

    Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay qasab tahay in hannaanka ay ka qeyb-galaan mucaaradka. "Mucaaradka waa qasab inay qeyb ka no qdaan hannaan lagu kalsoonaan karo. Ho ggaamiyenima da dhabta ah, waa in la ogg olaadaa wa da-hadal iyo isu-tanaasul.”

     Hadalka kasoo baxay Mareykanka ay aa imanaya ayada oo guddiga doorasha da Galmudug ee dowladda ay taageerey so ay qorsheynayaan inay berri qabtaan doorasho madaxweyne oo ay ka qeyb-ga layaan xubnaha dowladda taageersan.

      Dowladda ayaa wadata musharax Ax med Cabdi Qoor-Qoor, hase yeeshee wax ay sidoo kale diiwaan gelisay dhowr mu sharax oo magac u yaal ah, kuwaas oo isa ga u camiraya doorashada.

      Dhammaan musharaxiinta miisaanka culus ee Galmudug ayaa ku gacan seeray hanaanka doorashada.

40 bastoolad iyo raggii watay oo lagu qabtay xuduudda Somaliya iyo Itoobiya

      Ciidaada Liyuu booliska ee dawlad de gaanka Soomaalida, ayaa Shalay gacan ta ku dhigay hub, gaari iyo raggii wetay ku waas uu gudaha u sii gelayey dhulka uu ka arimiyo ismaamul ka Soomaalida.

     Hubkaan ayaa wax aa wetay oo lagu qab tay illaa 3nin, kuwaas oo watay gaari HILUX ah, hubkaas ayaana dhamaantiis bastoola do ah. Bastooladaha lagu qabtay raggaas oo lasoo bandhigay sawirro laga soo qaad ay ayaa tiradooda lagu sheegay 39 basto oladood.

   Seddaxda nin ee lagu eedeeyey inay wa teen hubkaas ayaa laga qabtay magaalo lagu magacaabo Qaran oo u dhaw magaal ada ku taalla xuduudda dowlad deegaan ka iyo Somaliland ee Wajaale.

     TV-ga dawlad deegaanka ayaa baahi yay sawirrada gaariga iyo hubka lagu qa btay ragaas tiradooda lagu sheegay sedd axda nin, waxuuna weriyey in hubkaasi uu ahaa mid si sharci darro ah lagu gelinayey deegaanada maamulka, sharcigana lasoo taagi doono ragga ku eedeysan falkaas.


Dayactir lagu sameynayo Garoonka diy aaradaha D/Caabudwaaq.

     Guddiga dhismaha iyo dayactirka Ga roonka Diyaaradaha D/Caabudwaaq ee G /Galgaduud ayaa sheegay iney Shalay jo ogsadeen Diyaaradahii Ganacsi ee kala duwanaa oo duulimaadka ku imaan jiray Degmadaas. Garoonka Caabu dwaaq oo dayac tir guud lagu sam aynayo ayaa loo joojiyay dhammaan duuli maadyadii imaan jiray muddo ku siman la ba bil,waxaana duulimaadyada imaan jiray oo isugu jira kuwa sida Khaad/Jaad iyo ra kaab oo si joogta ah u imaan jiray degm ada maalin walba.

         Qaar kamid ah Bulshada Degmada oo si wayn u soo dhoweeyay horumarinta lagu sameynayo Garoonka Diyaaradaha ay aa haddana waxay cabasho ka muujiy een cabasho mudada dheer ee la joojiyay duulimaadyada.

     Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ay aa horay shacabka D/Caabudwaaq oo gac an ka helaya taageerayaal dhanka Qurba ha ah waxaa ay dhismihiisa ku bilaabeen Iskaashi bulsho iyo is xilqaan 24. Apr, 20 12. Waxaana uu noqday garoomada ugu weyn Gobolada dhexe ee dalka.

Bankiga Dhexe oo war ka soo saaray dabkii Habeen hore ka kacay xarunta Muqdisho

 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray faah-faahin uga bixiyey dabkii Habeen hore ka kacay qeybo ka mid ah xarunta Bankiga ee magaalada Muqdisho.

Qoraalka kasoo baxay Bankiga, oo lasoo gaarsiiyey Caasimada Online, ayaa lagu sheegay in dabku uu ka dhashay fiilo koronto oo ku xiran mid ka mid ah qolalka dambe ee Bangiga oo aan hadda la isticmaalin.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeed

War saxaafadeed

Habeenimaddii Habeen hore oo taariikhdu 27/12/2010 ayaa qol ka mid ah xafiisyada dambe Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxaa ka kacay dab, xilli saq dhexe ahayd.

Dabku waxa uu ka dhashay fiilo koronto oo ku xiran mid ka mid ah qolalka dambe ee Bangiga oo aan hadda la isticmaalin. Ciidanka ilaalada Bangiga Dhexe ayaa markiiba ogaaday, isla-markaana degdeg u wargeliayay Ciidanka Dabdemiska, Maamulka Bangiga, Hay’adaha amniga iyo Gobolka Banaadir.

Waxaa isla markiiba goobta soo gaaray Dabdemiska oo muddo daqiiqado kooban ah ku demiyay dabkaas. Ma jiro wax khasaare naf ama hantiyeed oo soo gaaray Bangiga Dhexe, marka laga reebo fiilooyinka korontada ee qolkii dabku ka kacay oo u baahan in la beddelo.

Maamulka Bangiga Dhexe wuxuu u mahad celinaynaa ciidamka dabdemiska iyo hay’adaha amniga oo gacan weyn ka geystay in laga hor tago in khasaare ka dhasho dabkaas. ==Dhammaad==

Shirka Baarlamaanadda Dowladaha Isla amka oo lagu ansixiyay 33-qaraar

     Maalintii 2aad waxaa Magaalada Ouag adougou ‘’Waakadhuugu’’ ee Caasimadda Dalka Burkina Faso ka socda Kalfadhi ga15-aad ee Midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka,waxaana Shalay ku lan gaar ah yeeshay guddiga qaabilsan Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Dibadda oo ansixiyay 33-qaraar oo lasoo gudbiyay kulankii dhacay daba yaaqadii sanadkii 2018.

       Soomaaliya oo shirkan qeyb ka aheyd waxaa ku matalayay Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka tirsan guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka iyo Xogha yaha guud ee golaha shacabka Cabdik ariin Xaaji Cabdi ‘’Buux’’ .

     Dhinaca kale qaraarkan waxa uu ku baaqayaa in dha m aan dowla da ha xubna ha ka ah Midowga Baarla maanadda Dow lad aha Islaamka iyo guud ahaan beesha caalamka ay sii xooji yaan taageerada ay siinayaan Dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale in laga faa’ide ysto fursadaha maal gashi ee xiligan ka banaan Soomaaliya.

      Sidoo kale waxaa jira dhowr qaraar oo wada taabanaya ama khuseeya inta ba dan dalalkan oo ay ka mid yihiin in guud ahaan dalalkan midowga Baarlamaanada    Dowladaha Islaamka ay meel uga soo wa da jeestaan talaabo walba oo sharci dara ah oo lagu cuna qabateynaayo wadamada Islaamka,qaraar ka hadlaya dhibaatooyin ka Tahriibka iyo Qaxootiga ee caalamka Is laamka, iyo qaraar ku saabsan sidii loo taa geeri lahaa muslimiinta ku nool wadamada looga tirada badanyahay.

       Sidoo kale waxaa shirkan barbar socd ay shirka 8-aad guddiga joogtada ah ee Ar rimaha Dhaqanka, Qaanuun ka,dooda,Ilb axnimada iyo Diimaha oo ay ka qeyb ga leen wakiilo ka socda Dowladaha Carab ta,Asia iyo Afrika. &l



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip